Madaxweyne Siilaanyo oo Ku Xigeenkiisa ka Dalbaday inuu Dib u dhigo Isu Imaatinka Xubnaha Golaha Dhexe ee Kulmiye Iyo Go’aaamo uu London kala Iman doono
London 17.Oct 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa ka codsaday ku xigeenkiisa Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici inuu dib u dhigo iskugu yeedhitaanka golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye, isla markaana lala sugo intuu dalka dib ugu soo laabanayo. Madaxweyne Siilaanyo iyo wefdi uu hogaaminayo oo magaalada London ku sugan ayaa lagu wada…
