Webmaster

    Laba Weriye iyo 11 ka Mid ah Odayaasha Magaalada Berbera oo Xabsiga loo Taxaabay iyo Hawl gal Ciidanku ku baacsanayaan Weriyeyaal kale

    Berbera 05.Oct 2015 (SDN/QJ)- Goor dhoweyd ayaa xabsiga loo taxaabay laba weriye oo ka kala hawlgala warbaahinta madaxa bannaan ee magaalada Berbera iyo 11 oday oo ka mida odayaasha reer berbera . Weriyayaashan xabsiga Berbera loo taxaabay oo kala ah C/raxmaan Maxamed Cige oo ka hawlgalaga Telefishanka SOMNEWS iyo Weriye Axmed Siciid Maxamed oo isaguna…

    Read More

      Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo Cadeeyey in Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye lagu dooran doono Murashaxa Madaxweyne iyo Ku Xigeen oo Qudha

      Hargaysa 05.Oct 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel) ayaa ka hadlay Shirwaynaha Xisbiga oo ay Qaban-qaabadiisa ku jiraan,waxaana uu rajo wacan ka muujiyay in Shirkoodu u Qabsoomi Doono Si aan Xasarad lahayn.   Jaamac Shabeel ayaa sheegay in dadka Sii Falan qaynaya Shirwaynaha xisbiga Kulmiye inaan Dhag loo…

      Read More

        Toos u DHAGAYSO Tartanka Ciyaaraha Goboladda Somaliland ee Magaalooyinka Boorama Iyo Burco

        Hargaysa 05.Oct 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Maanta ka Furmay Magaalooyinka Boorama iyo Burco Wareegii Kowaad ee Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland oo ay Sannadkan ka qayb qaadanayaan 14-ka Gobo lee Somaliland ka Kooban tahay. Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Mas’uuliyiin ka Tirsan Golayaasha qaranka ayaa Magaalada Boorama…

        Read More

          “Taageerada Denmark ee Somaliland Waxa Ay Leedahay Saameyn Muuqata” Michael Thyge

          Hargaysa 05.Oct 2015 (SDN/QJ)- “Muwaadiniinta Denmark  sida ay  xog ogaal ugu yihiin  xaaladda Somaliland ayaa ah mid si aad   u soo kordheysa, waxaanay dadka reer Denmark ogaadeen in ay Somaliland tahay meel ka duwan Soomaaliyada kale,” Sidaasi waxa sheegay Michael Thyge Poulsen oo ah sarkaalka Ha’yadda caalamiga ah ee DANIDA u qaabilsan isku-dubaridka barnaamijyada xafiiskeeda…

          Read More

            Saxafi Waxkabaro xeerka saxaafadda Somaliland kuna dhaqan !!!!

            Jamhuuriyadda Somaliland Xeerka Saxaafadda(Xeer No. 27/2004) GOLAHA WAKIILADA Markuu Arkay: qodobka 32aad ee Dastuurka oo si cad u kafaala qaadaya xorriyadda qawlka iyo qoraalka. Markuu Xaqiiqsaday: in jiritaanka, horumarinta iyo kobcinta saxaafadda xorta ah ee awooda badan leh, ay lagama maarmaan u tahay tarjamadda dhabta ah ee xorriyatul-qawlka iyo dimoqraadiyada. Markuu Tixgeliyay: in xorriyadda saxaafaddu,…

            Read More

              Warbixin: Arday maqalka naafo ka ah oo kaalmo sare ka galay imtixaankii sare ee shahaadiga ahaa ee Somaliland

              Hargeysa Oct 05,2015(SDN/QJ)-Halkan waxa aanu idiinku soo gudbinaynnaa warbixin uu dhawaan Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) uu ka diyaariyey arday maqalka naafo ka ah oo kaalmo sare ka galay imtixaankii sare ee shahaadiga ahaa ee Somaliland. Warbixinta oo dhegaysi ahayd waxa sawirrada saaray oo daawasho u beddelay Xamse Cali Jeesto. Warbixintu waxay maqal ahaan uga…

              Read More

                Soomaaliya Maanta Waxa ka socda waa ku xadgudub ka dhan ah Diinta Islaamka iyo Xaquuqda Aadanaha waa in Wax laga qabta Arrintaas

                Dalka Soomaaliya Waa dal xor ah oo Xornimada qaatey July 1, 1960, hase yeeshe waxa nasiib daro ah in laga soo bilaabo 1991 ee burburkii Dowladdi dhexe ee uu hoggaaminaayay Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre  ilaa iyo maanta oo ah 2015 Soomaaliya aysan laheyn Dowlad Dhexe oo awood u leh in ay Maamusho 18 Gobol ee Soomaaliya ka…

                Read More

                  Somalia: Time to Review the AMISOM Mandate

                  The international and geopolitical dimensions of the ongoing Somali crisis are all too often given short shrift by policymakers and outside observers alike. In the global public consciousness, the various internal factors that contribute to instability in the Republic of Somalia — be they the baleful legacy of colonialism, the ravages of internecine conflict, regional…

                  Read More

                    Maine Town Becomes Unlikely Refuge For Somalis Seeking Asylum

                    LEWISTON, Maine (Sinclair Broadcast Group) — Many asylum-seekers fleeing desperate circumstances in the Mideast and Africa are ending up in, of all places, Lewiston, Maine. “Since mostly of the Somalis have a large families, so they were looking [for] a safe place,” Somali immigrant Said Mohamud told Sinclair Broadcast Group’s Sharyl Attkisson, host of the…

                    Read More

                      Chinese brands taking over Mogadishu market

                      MOGADISHU, Oct. 4 (Xinhua) — The ancient Arab market in Mogadishu, Hamarweyne, is bustling with activities as city residents flock there on Saturday afternoon for all manner of goods. Made-in-China brands, which stand out in this market are dotting every corner of the market, signaling changing times in Somalia as the country looks to the…

                      Read More

                        Magaalooyinka Burco Iyo Boorama oo Maalinta Beri ah ay ka Furmi doonaan Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland Wareegiisa kowaad

                        Hargeysa, 04 Oct  2015 (SDN/QJ)- Waxa maalinta bari ah si rasmiya ugu furmaya magaalooyinka Burco Iyo Boorama wareega hore ee tartanka ciyaaraha gobolada somaliland. Tartamada hore ee ciyaaraha gobolada oo loogu tala galay in lagu kala saaro gobolada somaliland isla markanaa wareegiisa labaad lagu qaban doono caasimada Hargeysa ayaa waxa la filayaa inuu ku bilaabmi si…

                        Read More

                          “Hore Ayaan U Idhi Waxaa Ugu Daran Kuwa Danyarta Xoolahooda Boobaya” Jamaal Cali Xuseen

                          Hargeysa, 04 Oct  2015 (SDN/QJ)- Musharaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID,ayaa Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay in Xukuumadda caadaysatay boobka hantida qaranka ee ka dhaxaysa Ummadda Jamaal Cali Xuseen waxa kale oo uu sheegay Qof kasta oo Xoolaha Ummadda xaddaa aanu waxba ka faa’iidayn,isla markaasna ay isaga uun danbarsan doonto.   Jamaal Cali Xuseen,ayaa sidaas…

                          Read More

                            Xukuumadda Somalia Oo Ka Hadashay Sababta Loo Xidhay Suxufiyiin Ka Tirsan TV-ga UNIVERSAL

                            Muqdisho 04.Oct 2015 (SDN/QJ)-  Xukumadda Muqdisho, ayaa sheegtay in wariyeyaasha iyo telefishanka Universal loo haysto dood telefishanka laga sii daayay oo aan lagu soo marti qaadin xukumadda, islamarkaana xukumadda eedaymo loogu jeediyay.   Ciidamada nabad-sugida Soomaaliya waxa ay xidheen wariye Cawil Daahir Salaad iyo Cabdullaahi Xirsi Kulmiye iyagoo markii danbana ciidamo hubeysan u diray xarunta TV-ga…

                            Read More

                              Badhtamaha Suuqa Bakaaraha ee Magaaladda Muqdisho oo Iska-horimaad Ku Dhexmaray Ciidanka Dawladda Federaalka

                              Muqdisho 04.Oct 2015 (SDN/QJ)- Ugu yaraan hal askari ayaa dhintay, mid kalena waa uu dhawacmay kadib markii rasaas ay isku weydaarsadeen magaalada Muqdisho laba dhinac oo ka tirsan ciidamada dawladda Soomaaliya. Goobjoogayaal ayaa Warbaahinta u Sheegay  in iska horimaadkan uu ka dhacay agagaarka suuqa Bakaaraha. Rasaasta ayaa la sheegay inay is weydaarsadeen ciidan ilalainayey shaqaaaha canshuur…

                              Read More

                                Khasaaraha Soo Gaadhay Ciyaaryahannada Xulka Gobolka Sanaag oo War-idaad Gaadhi kula dhacay

                                Burco, 04 Oct  2015 (SDN/QJ)- Saddex Qof oo uu ku jiro Tobabbaraha Xulka Kubbadda Cagta gobolka Sanaag, ayaa dhaawacyo kala duwani ka soo gaadheen, ka dib markii uu la dhacay mid ka mid ah Baabuurta ay saarnaayeen oo u soo jeeday dhinaca magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer Maanta, halkaasoo bilawga Ciyaaraha Tartanka gobolladu ka furmi…

                                Read More

                                  “Xadhig la Is Xidho la Isugu Habran Maayo,Go’aankayguna Waa Kii hore-uun,Mudh haday ka qadhaadhay….”Suldaan Sabayste DAAWO

                                  Hargeysa, 04 Oct  2015 (SDN/QJ)- Suldaan Mawliid Cali Sabayse oo ka mid ah madaxdhaqameedka Somaliland, ayaa laga soo daayay xabsiga dhexe ee Magaalada Hargeysa. Suldaan Mawliid Sabayso oo maxkamadda gobolka Hargeysa ay maanta amar ku bixisay in la sii daayo maadaama cidii soo ash-kataysay ay hor iman wayday dhagaysigii dacwadii loo haystay, ayaa markii uu…

                                  Read More

                                    “Haamihii Maanta Waa La Isku Soo Kululeeyay Oo Ciidanbaa La Soo Dhoobay Berbera, Waxaanu Yeelayno Maaha” Suldaanka Subeer Awal

                                    Hargeysa, 04 Oct  2015 (SDN/QJ)- Suldaanka guud ee Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan, ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo uga digay inay aanay hantidda qaranka wareejin karin, waxaanu sheegay in muddadii ay shacbigu doorteen ay dhamaatay islamarkaana looga fadhiyo inay dalka gaadhiiso doorashooyin. Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi oo warbaahinta la hadlay ka dib markii xabsiga…

                                    Read More