Webmaster

    “Aniga Haamaha isiiya, Aniga Dekedda, Aniga Isgaadhsiinta ii xidha.. Islaamku wuu la dagaallamay Kootada..” Sh. Aadan-Siiro DAAWO

    Hargaysa 03.Oct 2015 (SDN/QJ)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sh. Aadan-Siiro), ayaa sheegay in Diinta Islaamku ka soo horjeeddo Kootada nooc kasta oo ay tahay, isla markaana Kootada Baayac-mushtarka, waxaanu tusaale u soo qaatay dadka Kootada ku doonaya Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera, Dekedda Berbera iyo Shirkadaha Isgaadhsiinta. Sheekh Aadan-Siiro waxa uu sidaa ku sheegay Khudbaddii…

    Read More

      Suxufiyiin iyo Abwaaniin Hambalyo u diraya Meherka Maxamed Saleebaan Cumar & Naciima Qaasim Muuse

      Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna Lagu Farax… Guurkiinna Guur Khayr, Gurigiinnu Guri Nagi Guulloow ka yeel Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) Xasan Maxamed Yuusuf Muuse Faarax Jaambiir Yuusuf Maxamed Ismaaciil “Yuusuf Yarre” Mustafe Sheekh Cumar Geeddi Khadar Maxamed Cakulle, Caddifataax Ismaaciil Mursal Cali Axmed Cawaale (Caana-dhame) Madar Cabdi Axmed Khadar Iid…

      Read More

        Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin oo Shaaca ka Qaaday inuu u Tartami doono Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye,Muhiimada Mansabkaasi Leeyahay DAAWO

        Hargaysa 03.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan-dheere) ayaa cadeeyay inuu isu soo taagi doono guddoomiyaha golaha dhexe ee KULMIYE oo uu ergada golaha dhexe weydiisan doono in xilkaas loo doorto. Doorashada guddoonka golaha dhexe ayaa noqon doonta shaqada koowaad ee ay ergada golaha dhexe ee KULMIYE qaban doonto marka la isu yimaado 10…

        Read More

          Baaderiga ugu Sareeya Diinta Kiristaanka oo Masar u Jooga Xal u helida Biyaha Webiga Niil

          Hargaysa 03.Oct 2015 (SDN/QJ)- Toddobaadkii hore waxaa magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar ka ambabaxay Baadariga ugu sarreeya Kaniisadda Masar  oo lagu magacaabo Baaba Al-Iskandar Tawaadruus-ka labaad isaga oo ku sii jeeda magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya si uu uga qayb qaato dejinta xaraaradda kacsan ee xidhiidhka labada dalka oo ka dhalatay wadaagista…

          Read More

            Xildhibaan Kijaandhe oo Maanta si rasmi ah ugu Dhawaaqay Hankiisa Murashaxnimo ee Xisbiga Kulmiye

            Hargaysa 03.Oct 2015 (SDN/QJ)-Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo ka mid ah golaha wakiilada Somaliland kana tirsan xisbiga KULMIYE, ayaa la filayaa inuu maanta si rasmi ah ugu dhawaaqo inuu yahay musharax madaxweyne oo xisbiga KULMIYE ka dhex baratami doono shirka golaha dhexe ee 10 November. Xildhibaan Kijaandhe ayaa la filayaa inuu maanta munaasibad Hargeysa lagu…

            Read More

              Warbixin: Saamaynta Cimilada Kululaatay Ku leedahay Horumarka Afrika” Waxa Qoray Charles Ole Ngereza, Waxa soo Koobay Xuseen Kurdi

              Hargaysa 03.Oct 2015 (SDN/QJ)- Kooxda Qaaradda Afrika u qaabilsan wadahadalada caalamiga ah ee diirimaadka cimilada iyo isbedelkeeda  ayaa go’aansaday inay ka bxi doonaan wadahadalada hadii ay u arkaan in heshiiska la doonayo in  wax lagaga qabto isbedelka cimilada adduunku uu noqdo mid jilicsan oo aan ku filnayn dalabaadkooda, isla markaana aan tixgelin la siin saamaynta…

              Read More

                Maxaad Ka Taqaanaa 10 Hablood Ee Afrika Ugu Quruxda Badan,Soomaliduse Xagee Kaga Jirtaa?

                Hargaysa 03.Oct 2015 (SDN/QJ)- Waxa dhowaan lasoo bandhigay liis hablo ah oo lagu sheegay inay yihiin hablaha ugu quruxda badan qaaradan Afrika,kuwaas oo ka kooban wadamo kala duwan oo ay jiraan dhulka Somalidu degtaana. Sida uu baahiyay wargeyska DAWAN, oo aanu ka soo xiganay, hablaha ayaa isugu jira hablu u dhashay wadamada Afrikaanka rasmiga ah iyo…

                Read More

                  Jaaliyada Somaliyeed ee ku dhaqan Uk oo Wariye Muna Cumar Xasan Oo ka hawl gasha Tvga qaranka Somaliya u doortay wariyaha 10 sano ee dambeeyey

                  London03Oct15(QJ/)jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Uk iyo saxafiyiinta iyo fanaaninta ka hawlgala wadanka Uk waxay Wariyaha Sanadka u Doorteen Wariye Muuna Cumar Xassan oo ka hawl gasha TvgaQaranka Wariyaha 10sano ee u danbeeyey Wariye Muuna ayaa waxay soo daysaa Baraamijka Fanka iyo Sugaanta oo ay dadwayne aad u tiro badan ka dawadaan qaradaha aduunka. hadaanu…

                  Read More

                    “Caado Xun oo aad u foolxun oo qabiil ah baa Gar-adag kasoo Bilaabantay, Qabyaaladduna maanta Taariikhda Gar-adag bay ku gelaysaa.” Eng. Maxamed Xaashi.

                    Hargeysa:Sep,02,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa si adag uga hadlay Heerka Qabyaaladeed ee Dalka kusii kordhaya, waxana uu tilmaamay in Dawladnimadii loola kacay Dariiq qalloocan oo aan horumar lagu gaadhi doonin. Eng. Maxamed Xaashi Cilmi oo u warramay Telefishanka Startv, ayaa masuuliyadda Qabyaaladda dalka kusii baahaysa ku tilmaamay mid kasoo bilaabantay…

                    Read More

                      Nin Hubaysan Oo Dad Ku Laayey Machad Ku Yaalla Gudaha Dalka Maraykanka

                      Roseburg:Sep,02,2015(SDN/QJ)-Ugu Yaraan 13-Qof, ayuu Nin hubeysani ku laayey  Machadka Roseburg, gaar ahaan qaybta Sayniska, xilli ay socdeen casharada uu bixiyo Machadku, isagoo sidoo kale halkaas ku dhaawacay 20-Qof oo kale. Xoogaga ammaanka, ayaa soo gaadhay Machadka ay toogashadu ka dhacday. Boolisku waxay sheegeen in uu dhintay ninkii ardayda laayay. Ninkan oo da’diisa lagu sheegay 26…

                      Read More

                        Madaxweynaha Somaliland Oo Cisbitaalka Ku Booqday Abwaankii Waynaa Ee Cali Sugule Duncarbeed. +Sawiro

                        Dubai 01.Oct 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) oo ku sugan Waddanka Imaraadka Carabta, ayaa Cisbitaalka Magaalada Cujmaan, ku booqday Abwaanka weyn ee Cali Sugule Duncarbeed. Madaxweynaha Somaliland oo ay wehelinayaan Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Cali Xaji Xasan iyo Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Imaraadka Carabta, Baashe Cawil Xaji Cumar ayaa Abwaanka…

                        Read More

                          Raysal Wasaare Ku Xigeenka Imaaraadka Carabta Oo La Kulmay Madaxweynaha Somaliland DAAWO

                          Dubai 01.Oct 2015 (SDN/QJ)- Raysal Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Madaxtooyadda ee dawladda Imaaraadka Carabta, Sheekh Mansour bin Zayed Al Nahyan, ayaa qasriga madaxtooyadda ee wadankaasi ee Magaaladda Abu-dhabi qado sharaf ugu sameeyay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu Hoggaaminayo oo maalmo ku sii hakaday wadanka UAE, iyagoo maalmaha soo socdana…

                          Read More

                            Qisas Dhab ah oo Qiiro Gelinaya Qof kasta Iyo Xanuunka Dhibeed ee Gaadhay Xujaydii ku Waxyeeloobay Mina

                            Jida 01.Oct 2015 (SDN/QJ)- Xaaji Ibraahiim Sacadi, oo Carab ah, ayaa isaga oo dul taagan maydadka saddexdiisa saaxiib oo weli yaallay halkii shilku ka dhacay, waxa uu ka sheekaynayaa qisadan xanuunka badan ee ku dhacday, “Waxa aan jeclaan lahaa in baadhitaankii adkaa ee aan faqayey burburka iyo maydadka dhexdooda ku soo helo saaxiibbadaydii saddexda ahaa…

                            Read More

                              Gudoomiye Ku Xigeenka G.Wakiiladda Iyo Weftigiisii oo Ku Sugan Deegaanka Colaadu ka Aloosan Tahay ee Qoriiley DAAWO

                              Laascaanood 01.Oct 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda Mudane Baashe Maxamed Faarax iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa Gaadhay Deegaanada Karin iyo Qoriiley ee Gobolka Sool halkaas oo ay ka wadaan hawlgal nabadeed kadib markii ay shaqaaqo ku dhex martay laba beelood oo deegaankaas wada dega Taas oo Dhalisay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac…

                              Read More

                                Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo ku Fashilmay Bilaabida Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Shin dhaaftay DAAWO

                                Hargaysa 01.Oct 2015 (SDN/QJ)- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa ilaa ku Guul daraystay qabashada Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Xiligii ay u asteeyeen ka dib dhacday,Waxaa kale oo aan Muuqan abaabul iyo u diyaar garow ay ku hawlan yihiin Komiishanka Doorashooyinka Qaranku. Komiishanka ayaa u qabtay inay Bilaabayaan hawsha Diiwaangelinta Bishii July ee Sannadkan Iyadoo ay ka horayso…

                                Read More

                                  “Xisbiga Kulmiye Wax tartan ahi kama dhici doono,Aniguna Waxaan Madaxweyne ku Xigeen u noqonayaa Kolba Sadexda Murashax koodii soo Baxa” Xildhibaan Indho Indho DAAWO

                                  Hargaysa 01.Oct 2015 (SDN/QJ)-   Xildhibaan C.qaadir Indho Indho oo ka Mid ah Golaha Guurtida Xiligana ku magacaaban Afhayeenka Golaha Guurtida ayaa Shaaciyey inuu u Taagan yahay Qabashada Mansabka Madaxweyne Ku Xigeenka Kadib marka uu Furmo Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo uu Xubin ka Yahay. Waxa uu Xildhibaanku xusay inaan Wax tartan ahi ka…

                                  Read More

                                    Nuxurka Shirkii Golaha Wasiiradda Dawlada Federaalku ay Yeesheen Maanta oo Khamiis ah

                                    Muqdisho, October 1, 2015 (SDN/QJ)-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Cabdullaahi Jaamac Il-ka-jiir, iyadoo looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Ansixinta sharciga wax ka qabadka Miinada iyo Walxaha Qarxa, Ansixinta dhismaha Hay’adda wax ka qabadka Miinda…

                                    Read More

                                      Hooyadii Hadhi Weyday ““Wuxuu Geeriyooday Wiilkaygu Markuu Habeen Keliya U Hoyday Sweden Oo Uu Tahriib Ku Galay”

                                      Hargaysa 01.Oct 2015 (SDN/QJ)- Hooyo dhashay wiil Soomaali ah oo lagu magacaabo Jaamac Cali Jaamac oo maydkiisu dhawr iyo sodon maalmood ku jiro qaboojiye dalka Sweden ayaa ka hadashay geerida wiilkeeda oo tahriib ku galay dalkaa, balse geeriyooday kadib markuu u hoyday habeen keliya, isla markaana waxay Hooyadani ugu baaqday cid kasta oo ka caawin…

                                      Read More

                                        Dallada Jilayaasha aan Dawliga ahayn ee SONSAF oo Qabsatay Shirweynaheedii Afaraad Isla Markaana dooratay Hogaankoodii

                                        Hargaysa 01.Oct 2015 (SDN/QJ)- Shirweynihii afraad ee dallada Ururrada bulshada rayidka ah ee Somaliland – SONSAF lagu qabtay caasimadda Hargeysa, ayaa lagu doortay hoggaan cusub oo maamuli doona muddada saddexda sanno ee soo socda. Shirweynahan oo lagu qabtay huteelka Ambassador ee magaalada Hargeysa shalay, waxa furitaankiisii ay ka qaybgaleen Madaxweyne-ku-xigeenka Md. Cabdiraxmaan Saylici, xubno ka…

                                        Read More