Wasiirada Arrimaha Debadda, Warfaafinta Iyo Caafimaadka Oo Waftiga Madaxweynaha Kaga Biiray Dalka Imaraadka Oo Ay Saaka Ka Duuleen
Dubia, 04 Oct 2015 (SDN/QJ)- Wasiirada Arrimaha Debadda, Warfaafinta iyo Caafimaadka ayaa Magaalada Dubai kaga biiray Waftiga Madaxweynaha Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Siilaanyo oo maanta u anbabaxay dalka Ireland, halkaas oo martiqaad rasmiya loogu casuumay madaxweynaha iyo weftigiisa. Waftiga Madaxweynaha Somaliland hoggaaminaayo oo hore ugu sii hakaday dhawr maal mood dalka Imaraadka Carabta waxaa…
