Webmaster

    Hargeysa “Aabo Leh Saddex Qoys, Dhalayna 20 Carruur Ah Oo Shaqo La’aan Iyo Nolol Adag Oo Ku Habsatay Darteed Fikir Cusub Hindisay kaas oo uu Noloshiisa Ku Maareeyay DAAWO

    Hargeysa 10.Sep 2015 (SDN/QJ)- Cabdiraxmaan Yuusuf Wacays oo ah Aabo ku nool magaalada Hargeysa, ayaa ka sheekeeyey xaaladaha adage e ka soo maray shaqo la’aanta, isla markaana Cabdiraxmaan ayaa leh saddex xaas, wuxuuna Aabo u yahay 20 ubad ah, kaasoo sannadadii hore ahaa Nin haysta shaqo, laakiin waqtiyadii danbe waxa soo food saartay shaqo la’aan,…

    Read More

      “Khaatumo Aniguba Waan Ka Mid Ahaan Jiray, Balse Fikirkaasi Wuu Dhicisoobay ” Wasiirka Biyaha Somaliland

      Hargeysa 10.Sep 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac, ayaa ka hadlay dhaqdhaqaaqa siyaasdeed ee deegaanka Balicad uu ka wado horjoogaha kooxda nabad diidka ah ee khaatumo, isla waxaana wuxuu su’aal galiyay nuxurka shirka uu ka abaabulay deegankaasi ,waxaanu sheegay in aanu Cali khaliif matalin deegaanka uu colaadaha iyo qaska ka abaabulayo ….

      Read More

        “Damac Hoggaanka Ah Baa Mustaqbalka Na Hayee Waa Inaad Qorshaha Ku Darsataan arrinkaa” Suldaan Cumar Suldaan M. Faarax

        Hargeysa 10.Sep 2015 (SDN/QJ)- Suldaanka guud ee gobolka Hawd Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Faarax, ayaa ka qaybgalay munaasibad hadhimo sharafeed ah oo Xildhibaan Axmed Cabdi (Kijandhe) ku soo bandhigay hankiisa musharaxnimada xisbiga tallada haya ee KULMIYE. “Mustaqbalka damac hoggaanka dalka ah baa na haya waxaana noo Musharax ah Xildhibaan Axmed Kijaandhe sidaa darted waa inaad…

        Read More

          “Xildhibaanada Muxaafidku Waxa Ay Doonayaan Inay Cid Kale Ku Adeegato Caqligooda” Xildhibaan Maxamed Saalax Cige

          Hargaysa 10.Sep 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Maxamed Saalax Cige, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Guddida joogta, ayaa sheegay inay jiraan Xildhibaano Muxaafid ah oo ka tirsan Golaha Wakiilada, oo u codeeyey Mooshinkii lagu laalay wareejinta Haamaha Shidaalka inay haddana dib uga noqdaan, oo ay doonayaan in dib loo soo dhigo Golaha, waxaanu…

          Read More

            Puntland Oo Ka Gil Gilatay Warar Sheegay In Daacish Dagaal Yahanno Ka Qorato Deegaanadeeda

            Garoowe 10.Sep 2015 (SDN/QJ)-Wasiirka waraafinta Maamulkaas ayaa war aan sal lahayn ku tilmaamay xogoha soo baxay ee ku saabsan in wakiillo daacish ahi gudaha maamulkaasi uga qoraan Dagaal yahanno dhalinyarada Puntland ah oo loo tahriibiyo meelaha Daacish ku sugan tahay. Warar saxaafadda qaar ku soo baxay dhawaan ayaa sheegay in la la’yahay 40 dhalinyaro ah…

            Read More

              Waxgaradka Iyo Dadweynah Reer Buuhoodle Oo Ku Gacan Saydhay Qorshe Jab’hadayn Cusub lagu samaynayo

              Buuhoodle 10 Sep 2015  (SDN/QJ)- Waxaa magaalada buuhoodle maalmahan laga dareemayay dhaqdhaqaaq ay ka wadeen kooxda SSDF oo ka yimi dhanka Maamulka Garoowe ,kooxdan oo uu soo diray gudoomiye ku xigeenka Jab’hada SSDF mudane Cabdixakiin Camay Sababa kooxdani ay meeshan u joogto ayaa ah in magaalada Buuhoodle ay ka qortaan askar tirqadoodu dhan tahay ilaa…

              Read More

                Mudanayaasha Muxaafidka Oo Sabtida Golaha Wakiiladda Keenaya Mooshin lagu Taageerayo Go’aankii Madaxweynaha ee Haamaha Iyo Waxyaabaha ay ku Sababeeyeen DAAWO

                Hargaysa 10.Sep 2015 (SDN/QJ)- Mudaneyaasha muxaafidka ee Golaha Wakiillada, ayaa Sabtida todobaadkan soo socda fadhiga golaha keenaya mooshin ay ku dalbanayaan in shirkaddaha shidaalka lagu wareejiyo haamaha kayadka shidaalka ee magaalada Berbera. Xukuumadda iyo koox ganacsato ah oo ka masuul ah shirkaddaha doonaya inay la wareegaan haamaha ayaa maalmihii u dambeeyay wada olole ay dhaqaale…

                Read More

                  Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo Digreeto ku soo saaray Maalinta ay Qabsoomayso Doorashooyinka Madaxtooyadda iyo Wakiiladda

                  Hargaysa 10.Sep 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu JSL/M/XERM/249-3569/092015 ku cadeeyey wakhtiga rasmiga ah ee dalka looga dareeridoono Doorashada Madaxtooyada iyo Wakiilada. madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay: Qodobada 42aad iyo 83aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Helay: Qoraalka Guddida Doorashooyinka…

                  Read More

                    Mudo Hal Bil ah oo Shirkii Golaha Wasiiradda Puntland Qabsoomi waayay iyo Sababaha keenay

                    Garowe 10 Sep 2015  (SDN/QJ)-Shirka golaha wasiirada Puntland ayaa Khamiista Shanaad baaqdey kasoo madaxweynaha dowalada Puntland iyo ku-xigeenkisa midna uusan ku qaban magaalada madaxda Garowe iyo Galkacayo halkasoo labada mas’uul ku kala sugan yihiin iyadoo dhowr jeer uu sababo la xidhiidha Kooram la’aan u Qabsoomi waayay Shirkaasi. Maanta oo Khamiis ah ayaa madaxweyne ku-xigeenka Puntland…

                    Read More

                      Baarlammaanka Federaalka oo ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee 2015-ka

                      Muqdisho 10.Sep 2015 (SDN/QJ)-  Baarlammanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ansixiyay miisaaniyadda dowladda ee sanadkan 2015-ka, kaddib markii uu ku sameeyay dib u eegis. Miisaaniyadda oo ay soo gudbisay wasaaradda maaliyada ayay xildhibaannadu ku ansixiyeen kulan ay ku yeesheen xaruntooda Muqdisho. Guddiga maaliyadda ee barlamaanka oo miisaaniyadda ku sameeyay dib u eegis ayaa dhimay caddadkii…

                      Read More

                        “Dadka Reer Jabuuti 37% Waxay Dhasheen Kadib Markii Ismaaciil Cumar Geelle Taladda La wareegay” Madaxweyne Geele

                        Jabuuti 10 Sep 2015 (SDN/QJ)-Wargeyska MG Afrika(Mail and Guardian) ayaa daabacay warbixin dheer oo ka turjumaysa hogaamiyayaasha qaaradda Afrika ee kuraasta ku dhegan, kuwaasoo ay isbarbar dhigtay muddada ay xilka hayaan iyo tiradda dadkay xukumaan inta dhalatay wixii ka dambeeyay markay taladda qabteen. Sidoo kale warbixinta wargeysku waxay xustay isbedeladda sida nabada ah uga dhacay…

                        Read More

                          Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo Hargaysa ku soo Bandhigay Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Tijaabo ah DAAWO

                          Hargeysa, 09.Sep 2015 (SDN/QJ)- Guddida doorashooyinka qaranka ee Somaliland, ayaa maanta bilaabay diwaangalin tijaabo ah oo hor dhac u ah diwaangalinta codbixiyeyaasha doorashada ee la filayo in Komishanku dalka ka bilaabi doono. Komishanka ayaa xarunta guddida qandaraasyada qaranka ee ku dhextaala Guriga Shaqaalaha dawladda ka furay diwaangalinta tijaabada ah oo dad ururada bulshada ka socdaa…

                          Read More

                            Garyaqaanka Guud Ee Somaliland Oo Tafsiir Sharci Ka Bixiyay Khilaafka Haamaha Shidaalka ee Berbera

                            Hargeysa, 09.Sep 2015 (SDN/QJ)- Garyaqaanka guud ee qaranka Somaliland Ibraahim Iidle Saleebaan, ayaa ka hadlay waxa uu waxa sharcigu ka qabo go’aankii ay Golaha Wakiilladu ku laaleen wareejinta haamah kayadka shidaalka, waxaanu sheegay in Madaxweynuhu qoraalkii uu u diray Golaha ku xusay in Xukuumaddu aanay gelin heshiis ku saabsan haamaha. Garyaqaanka guud oo maanta warbaahintu…

                            Read More

                              Duruufaha Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Iyo Barnaamij Xog iyo Xiisaba Xambaarsan oo Weriye Axmed Xasan Cawke ka Diyaariyey DAAWO

                              Jig Jiga 09.Sep 2015 (SDN/QJ)- Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa samaysay horumar balaadhan oo la xidhiidha kor u kaca adeegyadda bulshadda iyo kaabeyaasha dhaqaalahaba. Weriye Axmed Xasan Cawke ayaa ka diyaariyay horumarka dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya barnaamij dheer oo xiiso badan oo uu kaga hadlay wixii u qabsoomay, waxa aan u qabsoomin iyo qorsheyaashooda mustaqbalka…

                              Read More

                                Dugsiyada Horyaal Primary Oo Maanta Loo Qabtay Xafladdii Furitaanka Sanad-dugsiyeedka Cusub Ee 2015-2016

                                Hargaysa:Sep,09,2015(SDN/QJ)-Dugsiga Hoose Dhexe ee HORYAAL ee Magaalada Hargeysa, ayaa maanta qabsaday Munaasibad uu ku furanayey Sanad-dugsiyeedka 2015-2016-ka ee Dugsigaas, waxana Xafaladaas kasoo qaybgalay Maamulka, Macallimiinta, Waalidiinta, Ardayda, Xildhibaanno, Xubno Xukuumadda katirsan iyo Marti-sharaf kale oo aad u tiro badan. Munaasibaddan, ayaa si qoto dheer maamulka Dugsigaasi ugaga warrameen Marxaladihii kala duwanaa ee ay soo mareen…

                                Read More

                                  “Hargeysaay Waad Hurudaa, Berbera Weerar Xun Ayaa Lagu Hayaa “ Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

                                  Hargaysa 09.Sep 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, oo ka tirsan xildhibaanada golaha wakiilada ee xisbiga Waddani ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay inay taageeraan xildhibaanada reer Waddani ee mucaaradka ka ah golaha wakiilada. Mudane Siciid Cilmi hadal ka jeediyay munaasibad loo sameeyay furitaanka xafiiska xisbiga Waddani ee degmada Axmed Dhagax ee Hargeysa, wuxuu sheegay inay…

                                  Read More

                                    Taliska Sare ee Ciidanka Booliska Somaliland Oo Digniin Culus U Diray Dirawaliinta Gaadiidleyda Dukhaanka(VITZ).

                                    Hargeysa, 09.Sep 2015 (SDN/QJ)- Talliyaha Ciidanka Bileyska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan Ayaa Digniin Culus u Diray Dirawalada Gaadiidka Loo Yaqaan Dukhaanka. Taliye Cabdilaahi Fadal Iimaan Waxaa uu sheegay in gaadiidkaasi loo adeegsado qaadista mukhaadaraadka laguna dhexsameeyo falal xunxun. Taliyuhu waxaa uu cadeeyay in gaadiidka dukhaanku ay noqdeen ka ugu shilka badan dalka islamarkaana…

                                    Read More

                                      Isfara Saarkii Maareeyaha Haamaha Iyo Laba Nin Oo Shacbi Ah, Isku Dhufashadii Baabuurta Iyo Xadhigii Xigay

                                      Berbera, , 09.Sep 2015 (SDN/QJ)- Maareeyaha haamaha shidaalka Sh. Saleebaan ayaa xidhay Laba nin oo la sheegay inay isku qabteen arrimo dhinaca dhulka la xidhiidha, taasina ay keentay inay faraha isula tagaan isniintii dorraad. Siday sheegeen xoggo wargeyska Ogaal ka helay illo ku sugan Berbera, waxay isniintii dorraad gaadhiga maareeyaha haamaha oo marayay mid ka…

                                      Read More

                                        “Waan kuugu celinayaa Dacwad aannu Ciidanka RRU-da ka gudbinnay ma jirto, haddaad haysana Saxaafadda u soo bandhig…” Cabdiraxmaan Cirro

                                        Hargeysa, 09.Sep 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa mar labaad beeniyey in Xisbigiisu Dacwad ka dhan ah Ciidammada Booliiska Somaliland qeybta RRU-da u gudbiyey dawladda Ingiriiska, isla markaana raaciyey haddii la hayo caddeynteeda in loo soo bandhigo Saxaafadda. Guddoomiye Cabdiraxmaan-Cirro oo shalay Xafiiskiisa ku qabtay Shir Jaraa’id oo…

                                        Read More

                                          “Imikana waxa haboonayd inuu Guddoomiyaha wakiilladu Gole-weynaha hordhigo wixii madaxweynuhu soo sheegayna uu u akhriyo, Dabadeedna….” Axmed Y. Yaasiin

                                          Hargeysa:Sep,09,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland Md Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka Hadlay Khilaafka u dhexeeya Madaxtoyada iyo Aqalka Wakiillada, kaas oo salka ku haya Waraaq ay dhawaan madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Wakiilladu isweydaarsadeen oo ka hadlaysay Wareejinta Keydka Haamaha Berbera. Axmed Yuusuf Yaasiin oo xalay waraysi gaar ah siiyey Wargeyska Hubaal, ayaa si cilmiyeysan u lafo-guray muranka…

                                          Read More