“Cali Khaliif-ka halkaas jooga mid ka daran oo halkan jooga oo ninkii wax qabanayay eryada looma baahna. Siyaasiyiinna maaha ee waa saaqidiin….”Xildh. Indho-indho.
Hargeysa:Aug,22,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan Indho-indho, ayaa noqday siyaasigii ugu dambeeyey ee kusoo biira Loollanka siyaasadeed ee dhexyaalla Siyaasiiyiinta kasoo jeeda Bariga Somaliland, waxana uu si cad ula saftay Garabka uu hoggaamiyo Wasiirka Caafimaadka Mudane Xaglo-toosiye. Mudane Indho-indho oo maanta saxaafadda la Hadlayey, ayaa si adag u eedeeyey Siyaasi cali Khaliif Galaydh, waxana uu taageero u…
