Muqdisho:Naftii Hure Ku Kaligii Ku Halaagmay Qarax Uu Jidhkiisa Ku Xidhaayey
Muqdisho:Aug,08,2015(SDN/QJ)-Wiil dhallinyaro ah oo la sheegay inuu katirsanaa Kooxda Al-shabaab, ayaa geeriyooday kadib markii ay ku qarxeen waxyaabaha qarax oo uu naftiisa ku xidhayey sida saraakiisha nabadsugiddu sheegtay. Ninkan qarxay oo 17-sano jir ah ayaa la sheegay inuu doonaayay Ismiidaamin inuu fuliyo, wuxuuna Suunka waxyaabaha qarxa ka sameysan uu isugala xidhaayay meel banaan ah oo…
