Webmaster

    Dhagayso Barnaamijka Waxbarashada, Oo Todobaadkan idiinka Imanaaya Studioha Magaalada Hargeysa

    Hargeysa Aug 07,2015(SDN/QJ)-Waa Barnaamijkeenii Waxbarashada ee qurbejoog.com oo todobaadkan inooga imanaya magaalada Hargeysa, waxaana inoo soo diyaariyay isla markaana inoo soo jeedinaya weriyahayaga magaalada Hargeysa Khaalid Foodhaadhi ee dhegeysi haboon.   [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/waxbarasho.MP3″]   HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO BARNAAMIJKA WAXBARASHADA

    Read More

      Ogaysiis Kulanka Sabtida, August 8, 2015, London ee warbixinta dhismaha Wadda Cad (Hargeisa-Aware).

      Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan Qurbajoogta Beesha Ciidagale ee ka soo kala jeeda Somaliland iyo Ismaamulka DDSI in ay  ka soo qayb galaan  kulan laga war bixin doono  qorshaha  iyo tabaabushaha wejiga seddexaad ee dhismaha waddada Cad ee  Hargeysa-Aware iyo horumarka degaanka Beesha Ciidagale ee labadda dhinace ee Xuduuda (Somaliland iyo Eithiopia), Kulankaas waxaa inoogu marti…

      Read More

        DAAWO Marwo Aamina Ismaciil Beeldaaq oo kamid ah Jaaliyada Somaliland Ee Bristol Uk. oo Deeq Lacageed Gaadhsiisay Cisbitaalka Dhimirka ee Berbera

        Bristol Aug 07,2015(SDN/QJ)-waxaan   halkan idinku soo gudbinaynaa  videogan  oo ah      Hablo  kamid  ah  hablaha  ugu firifircoon  jaaliyada somaliland ee  bristol uk   00 gaadhsiiyey  deeq  lacageed  oo dhan    $2000  oo  doolar    isbitalka   dhimirka  ee  magaalada    berbera  ee  gobolka  saaxil.

        Read More

          Khilaafkii Jaamacadda Hargeysa Oo Lasoo Afmeeray Iyo Shaqadii Oo Dib u Bilaabmi Doonta Maalinta Sabtida

          Hargeysa:Aug,06,2015(SDN/QJ)-Khilaafkii sababay in gebi ahaanba Albaabada loo laabo jaamacadda Hargeysa, ayaa lasoo afjaray, sida uu warbaahinta u sheegay. Qoddobada xalka lagaga dhigay Tirtiridda Jaamacadda Hargeysa, ayaa waxa lagu sheegay in Gebi ahaanba ay Jaamacadda Ka tagaan Guddoomiyihii iyo Ku-xigeenkiisii, sidoo kalena ay Jaamacadda ma maqnaadaan Laba kamid ahaa Hormoodka kulliyadaha Jaamacdda oo beryahanba shaqadooda buuq…

          Read More

            Madaxa Dalada Mucaaridka Jabuuti:Doorasho ka dhaceysa Jabuuti 2016 ka ma jirto ilaa la hirgeliyo heshiiskii mucaaridka iyo dawlada

            Ottawa Aug 06,2015(SDN/QJ)-Madaxa dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN Axmed Yusuf ayaa wareysi dheer oo uu siiyay wakaalada wararka ee AFP waxa uu uga waramay mawqifka mucaaridka ee doorashooyin ka dhaca dalka Jabuuti. “Ma jiri doonan wax doorasho ah oo Jabuuti ka dhaca 2016-ka inta la abuurayo Guddi Doorasho oo madax banana” sidaa waxa sheegay Md…

            Read More

              “Sacad-muuse-ku-xigeen iyo Madaxweyne-ku-xigeen is huwan baan noqonayaa marka Odaygu haakah yidhaahdo ee kasoo Go’o. waxana aan Ku-xigeen u ahay Saddexda Nin Ee Reer Hargeysa…”Xildh. Indho-indho

              Hargeysa:Aug,06,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan(Indho-indho)oo kamid ah Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa shaaciyey inuu yahay musharrax u taagan jagada madaxweyne-ku-xigeen ee  Xisbiga Kulmiye, waxana uu sheegay inuu iska soo dhex dharraxi doono shirka Golaha dhexe ee Xisbiga. Cabdiqaadir Indho-indho oo haatan ah afhayeenka Golaha Guurtida oo habeenkii xalay Wargeyska Hubaal Khadka Telefoonka kula xidhiidhay, ayaa  sheegay…

              Read More

                “Ina Xirsi-qaniyow Inankii Yaraa ee Cabdiraxmaan Cirro Ku Lahaa Sankaan Caano Kaa Keenayaa Inuu Maanta Nookaa Adeegsado Kaa Yeelimayno…..”Suld. Sabbayso

                Hargeysa:Aug,06,2016(SDN/QJ)-Suldaan Mawliid Cali Ibraahim(sabbayso)oo kamid ah Salaadiinta Somaliland, ayaa jawaab ka bixiyey Dhawaaq dhawaan kasoo yeedhay Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi-qani, kaas oo dibaaqayey War uu hore saxaafadda u siiyey. Suldaan Sabbayso oo maalintii shalay saxaafadda kula Hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa si weyn uga biyo diiday  hadal uu Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi-qani dhawaan warbaahinta mariyey, kaas…

                Read More

                  Xogo Dheeri ah Oo Kasoo Baxaya Weerar Maalintii Shalay Ka Dhacay Gobolka Gedo

                  War-xoolo:Aug,06,2015 (SDN/QJ)-Warar dheeri ah, ayaa laga helayaa duqaymo diyaaraddo aan la aqoonsani ka geysteen Deegaanka War-xoolo oo katirsan Gobolka Gal-gaduud ee Dalka Somalia oo ay Al-shabaab Gacanta ku hayaan. Guddoomiyaha degmada Ceelbuur Nuur Xasan Guutaale oo u waramayay saxaafada ayaa xaqiijiyay in duqeyntan ay gelinkii dambe ee maalintii shalay ka dhaceen deegaano ka mid ah…

                  Read More

                    Tirada Tahriibayaal ku Geeriyooday Badweynta Mideteranian-ka iyo Kuwa La La’yahay

                    Tripoli:Aug,06,2015(SDN/QJ)-Ugu yaraan  100-Tahriibeyaal ah oo saarnaa Doonni ku degtay Badweynta u dhaxaysa Libya iyo Talyaaniga, ayaa dhimatay, iyadoo tiro kale badan oo baddana wali la la’yahay. Wararka ayaa sheegaya in tirada dadka la la’ayahay ay gaadhayaan 700 qof, waxaana doonida la sheegaya in ay saarnaayeen dad tiro badan taasoo keentay in ay degto maadaama doontu…

                    Read More

                      Boqor Salmaanka Sucuudiga Oo Ceeb Kala soo Noqday Safar Dalxiis Oo Uu Ku Joogay Dalka Faransiiska

                      Riyad:Aug,06,2015(SDN/QJ)-Kadib Safar dalxiis oo Warbaahinta Caalamku si weyn u hadal haysay oo uu Boqorka Sucuudigu ku tegay Jasiirad ku taalla Dalka Faransiis, ayaa waxa soo baxaya Ceebo kale oo ku saabsan inuu Halkaas kasoo laabtay iyadoo lagu leeyahay Daymo uu galay intii uu dalxiiska ku jirey. Barta Hesprees ayaa lagu daabacay in lacagta lagu yeeshay…

                      Read More

                        Jamaal Cali Xuseen Oo Nasiib-darro Ku Tilmaamay Go’aanka Midowga Yurub ku Xidhayaan Xafiiskooda Hargeysa

                        Hargeysa:Aug,06,2015(SDN/QJ)-Musharraxa Jagada Madaxweynenimo ee Xisbiga Ucid Md Jamaal Cli Xuseen, ayaa si adag uga dayriyey Go’aanka la sheegay inay Midowga Yurub ku gaadheen inay albaabada u laabaan xafiiskoodii ay ku lahaayeen Somaliland, waxana uu tilmaamay inay tallaabadaasi tahay mid ayaandarro ah. Jamaal Cali Xuseen oo Shalay warbaahinta kula Hadlayey Huteel Mansoor ee Magaalada Hargeysa, ayaa…

                        Read More

                          Taariikh nololeedkii marxuum Cabdi Axmed IIdle(cabdi burco)

                          Aduunyo ayaa noocaasa,in qofba maalin ka caraabo,waa goob aan cidna ku negaanayn,qofna aanu ku waarayn,ALLE mooyee,INAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN+++++++++++++KULU NAFSU DAA’IQATUL MOWD++++++++++maanta waxaa safar dheer oon soo noqosho lahayn inagaga baxay alle naxariistii jano ha ka waraabiyee,marxuum Cabdi Axmed Iidle Sugule (Cabdi Burco) marxuumku waxa uu ku dhashay 1946 kii magaalada burco,halkaas oo…

                          Read More

                            Fadeexada Qaawan ee uu inoo Qeexaayo Liiskan Hoose ee Qandaraas Bixinta Xukuumada Siilaanyo, Waxay Xukuumadani isku khaladay Qaranimadii iyo Qoysnimadii

                            Bilowgiiba markii ay xukuumada Siilaanyo ay hogaanta dalka haleeshay waxay isku khaladay Qaranimadii iyo Qoysnimadii ka dibna waxaa dhinac uciirey oo weecsin iyo beegsin noqdey Qandaraasyadii iyo ilihii dhaqaalaha ee wadanka, taas oo markiiba ay Xukuumadii Xeyndaabkii Baananka JSL iyo Dekediiba ay ku xaraysey Xawaaladihii ilma Jini boqor si loo caseysto oo loo lunsado Lacag…

                            Read More

                              Komishanka Doorashooyinka Qaranak oo Kormeer shaqo ugu ambabaxay Gobalada Bariga Somaliland

                              Hargeysa Aug 05,2015(SDN/QJ)-Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa Booqasho uGu anbabaxay Gobolada Bariga Somaliland, sidaa waxa lagu sheegay warkan saxaafada loogu talo galay oo ay guddida doorashooyinka xubin ka mid ihi na soo Gaarsiisay. “Maanta oo Salaaso ah 04/08/2015 waxa gobalada Bariga Somaliland ugu ambabaxay wafti Heer Qaran ah. Waftigaas oo uu hogaaminayo gudoomiyaha komishanka Doorashooyinka Qaranku…

                              Read More

                                Maxaa is bedelay booqashadii 1aad ee Erdogan kadib?

                                Booqashadii Ragep Dayib Erdogan ee 19 August 2011, waxay horseeday isbedel muuqda iyo horumar la taaban karo, waxay noqotay maalin ku wayn taariikhda Soomaaliya, waqti badan ayay qaadanaysaa in wax laga qoro halkii ay Soomaalidu joogtay sanadkaas ka hor, waxaa guud ahaan dalka gaar ahaan gobalada koonfureed ka taagnaa colaado iyo abaaro labaatan jirsaday, kuwaas…

                                Read More