Ciidamada Ethiopia Oo Raalligelin Ka Bixiyey Odayaal Soomaaliyeed Oo Ay Gobolka Hiiraan Ku Laayeen
Beledweyne:Aug,10,2015(SDN/QJ)-Ciidamada waddanka Ethiopia eek u sugan Gobolka Hiiraan, ayaa raalligelin faahfaahin ka bixiyey Odayaal soomaaliyee oo laba maalmood kahor ay ku laayeen Magaalada Halgan oo 50-Km u jirta Magaalada Beledweyne. Ciidanka Itoobiya, ayaa rasaas xoogan oodda kaga qaaday gaadhi caasi ahaa oo ay Odayaasha Dhaqanka la socdeen, xilli ay ka soo amba baxeen Baladweyne, tacsina…
