Xukuumada Somaliland iyo Golayaasheeda Fooda is haystaa ha Garwaaqsadaan Qaraarka golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey
Mar hadii Dimuqraadiyadii curtinka aheyd uu laaxin galay oo rukumadii qaranku noqdeen qaar fooda iswada haysta Caalamku inaga yeeli maayo in uu Xaalkeenu noqdo uun “Mudada ii kordhi aan kuu kordhiyee iyo mushaharka ii kordhi aan kuu kordhiyee”! Waxaa Caalamku arkaa in Xukuumada uu waqtigeedii dhamaaday 27/7/2015. Waxaa Caalamku arkaa in iyana waqtigoodii uu dhamaaday…
