31 Sanno Ka Dib Maanta Oo Kale Dacwadii Dilka Iyo Xabsi Daa’inka Ee Maxkamaddii Macangaga Ahayd Ee Siyaad Barre Qallinkii Fu’aad Shibin
Waxaa subaxaasi la i qabanaayay bakhaarkayga iigu yimid oo iigu soo gallay laba nin oo ka socday haayaddii loo yaqaanay Hangashta inyar ka dib markii ay gudaha bakhaarkayga oo aan marka ku sugna soo galleen, ayey magacayga i weydiiyeen, ka dib markii ay xaqiiqsadeen in aan ahay ninkaan doonayo ayey i tuseen kaadhadhkoodii aqoonsiga. Waxay…
