Webmaster

    “Annagu Somaliland dhinac ka raran ma taageerayno, Somaliland aan caddaalad lahaynna ma taageerayno” Sh.Aadan Siiro

    Hargeysa 12.July 2015 (SDN/QJ)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud (aadan-siiro) oo kamid ah Culimada waaweyn ee Reer Somaliland, ayaa muujiyey sida ay qaddiyadda somaliland lafta iyo dhiiggaba uga gashay, waxana uu intaas ku daray inaanu qaddiyadaas la dhuumanin. Sheekh Aadan Siiro oo ka Hadlay madal lagu soo  bandhigayey Warqad Dabargoynta Shacabka somaliland la xidhiidhay oo la qoray…

    Read More

      Dawlada Puntland Oo Deegaanadeeda Ka Mamnuucday Shakhsiyaad Muqdisho Ku Sugan Iyo Khilaafka U Dhexeeya Dawlada Somalia Oo Cirka Isku Shareeray

      Garowe 12.July 2015 (SDN/QJ)- Maamulka Puntland, ayaa ku dhawaaqay in deegaanadooda aanay ka shaqayn karin laba guddi oo dhawaan Baarlamaanka Somaaliya ay ansixiyeen oo kala guddida xuduudaynta iyo doorashooyinka Somaaliya. Afhayeenka Madaxtooyada Puntland Cabdulaahi Xaashi Quraanjecel ayaa si cad u sheegay in guddiyadaasi marnaba aanay soo degli karin deegaanadamaamulkooda uu ka taliyo, isagoo sheegay ina…

      Read More

        Mudo 23 Bilood Kadib Waxaa Dib loo furi doono Suuqii Caanka ahaa ee Westgate ee Magaalada Nairobi

        Nairobi, 12.July 2015 (SDN/QJ)- Xarunta Ganacsiga Westgate ee Magaalada Nairobi, ayaa la sheegay in dib loo furi doono 18-ka bishan, waxaana dib u furistaasi ay ku soo beegmaysaa muddo labo sano ku dhow oo suuqaasi uu xidhnaa. Agaasimaha guud ee xaruntaas ganacsi Alex Trachtenberg, ayaa sheegay in dib furista Westgate ay imaanayso ka dib muddo…

        Read More

          Safiirka uu Madaxweyne Siilaanyo Sodoga u Yahay ee Loo Magacaabay Imaaraadka Carabta oo Lagu soo Dhoweeyey Hargeysa DAAWO

          Hargeysa 11.July 2015 (SDN/QJ)- Safiirka cusub ee dhowaan loo magacaabay dalka Imaaraadka Carabta Mr. Baashe Cawil Cumar, ayaa ballanqaaday inuu si daacad iyo xilkasnimo leh u gudan doono waajibaadka xilkan loo magacaabay muddada uu hayo xilka loo gartay. Mr. Baashe oo ku soo laabtay dalka maanta, kadib markii madaxweyne Siilaanyo u magabaacay xilka safiirka dalka…

          Read More

          Mucjisada Kubadda Tennista Serena Williams oo Lixeysatey (Wimbledon Grand Slam 2015) DAAWO- By Jaahuur.

          London-July-11-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula ambabaxeynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska siiba London oo lagu kala guurey koobkii Tennista ee Wimbledon Grand Slam. Haddaba 34-jirtan ee reer Mareykan Serena Willimas ayaa ciyaaryahanadii ka yaraa loodin la’yihiin,waana markii 6-aad aay ku guuleysato koobkan,marka la isugeeyo inta Title aay isku uruursatey waa 21-tan waxaana hal ka…

          Read More

            Mowqifka Gurmad:Musuqmaasuqa, Tagri-Falka, iyo Hantida Qaranka Soomaaliya

            Hordhac Tan iyo intii ay duntay dowladnimadii Soomaaliya 1991kii, waxaa hannaanka siyaasadeed ee Soomaaliya soo waajahay hagardaamooyin fara badan oo isugu jira kuwo shisheeye soo maleegay iyo qaar gudaha laga abaabulayba. 25kii sano ee la soo dhaafay, shacabka Soomaaliyeed waxaa isugu darsamay dhibaatooyin laga dhaxlay colaado ay dowlado shisheeye soo huriyeen, dagaallo sokeeye oo daba…

            Read More

              Master-Plan kii kheyraadka dabiiciga ah ee Somaliland oo Shirkado Sameys ah u gacan galay Maadaama Musuq-maasuqii xadhkaha Goostay

              Shirkadaha shidaalka ka baadha SL oo gaadhaya ilaa 12 shirkadoodd waxay wada haystaan Liisamo  badan oo aan sharciga la soo marin oo xaaraan ah,  Waxaana ay degaano badan oo daaqsinta xoolaha ku wanaagsanaa ay uqaybsadeen BLOCK -by Block , Waxaa hadaba  shirkadahaa oo lacag fara badan laga qaatey ay ku dhawaaqeen  in sida ugu dhakhsaha badan loogu sameeyo Ciidamo nabadgelyadooda suga, Ciidankaa oo ay ku bixiyeen $ 25-Million oo Dollar, ku waas…

              Read More

                Somalia terror group Al Shabaab ‘to pledge allegiance to ISIS’ in terrifying expansion of Caliphate

                Somali terror group Al-Shabaab could soon scrap its allegiance to Al-Qaeda and pledge loyalty to rivals ISIS instead, MailOnline has learned. Islamic State invited the east-African jihadi group to join forces with them through a propaganda video released in March – urging it to wage jihad on neighbouring Kenya, Ethiopia and Tanzania. Now Al-Shabaab members…

                Read More

                  al-Shabaab militants attack two hotels in Mogadishu

                  Al-Shabaab militants killed at least 14 people and left 16 injured in attacks on two hotels in Mogadishu, Somalia’s capital, on Friday (10 July) evening. Both hotels are now in the hands of government forces. A total of 12 gunmen were killed in the shootouts, according to a statement from the Somalia’s minister of internal…

                  Read More

                    Muqdisho: Dowladda Hoose oo diyaarisay qorshe wax badan ka bedelaya Muqdisho (Sawirro+Warbixin)

                    Muqdisho July 11,2015(SDN/QJ)-Shir ka dhacay magaalada muqdisho ayaa waxa ay Dowladda Hoose ee Muqdisho ku soo bandhigtay istaraatiijiyad shan sano ah taasoo ku saabsan Horumarinta Dhaqaalaha Deegaanka Muqdisho taasoo laga fulin doono caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.   Md: Abdikadir Mohyadin Ahmed (Dalha) oo ah wakiilka Mashruuca Horumarinta Dhaqaalaha Deegaanka Xamar ayaa sheegay in ay istaraatiijiyadaan…

                    Read More

                      “Markii Somaliland la samaynayey waxa la isku qabsaday Inankii SNM ma waxa uu noqonayaa Halyey, kii Awdal iyo Soolna waxay noqonayaan Dembiilayaal la qabsaday, waxase….”Muuse Biixi

                      Hargeysa:Jully,11,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi,ayaa si cad u sheegay in somaliland tahay meel aan cid gaar ah  u xidhnayn, isla-markaana dhammaanba dadka ku wada nooli si simman oo aan kala sokaynin u wada leeyihiin. Mujaahid Muuse oo madal dhallinyaradu kusoo bandhigaysay Waraaqo sir ah oo taliskii siyaad barre laga helay…

                      Read More

                        Al-shabaab Oo Si Rasmi ah Ugu Biirtay Dhaqdhaqaaqa Islaamiga ah Ee Daacish

                        Baardheere:Jully,11,2015(SDN/QJ)-Kadib shirar qarsoodi ahaa oo Hoggaamiyayaasha sare ee Kooxda Al-shabaab uga Socday Goobo ku yaalla Gobolka Jubada Dhexe, ayaa mabda’ ahaan la isku raacay inay si toos ugu biiraan Islaamiyiinta Daacish oo muddooyinkii ugu dambeeyey Weerarro Reer Galbeedka xanuujiyey Dalal badan ka fuliyey. Xogo shirarkaas iyo Go’aanka la gaadhayba ku saabsan oo uu Wargeyska The…

                        Read More

                          “Waad Ogtihiin Mansabyada somaliland Beesha dhexe ayaa isku taxday, Haddii aynu doonayno inay somaliland Somaliland Noqoto waa inaynu Kuraasida uga degnaa Dadka kale.”Jamaal Cali Xusen.

                          Hargeysa:Jully,11,2015(SDN/QJ)-Jamaal Cali Xuseen oo ah Musharraxa Jagada Madaxweynenimo ee Xisbiga Ucid, ayaa shaaciyey in baahi weyn loo qabo sidii Xilalka muhiimka ah ee Dalka loo siin lahaa, isla-markaana meesha looga saari lahaa Tuhunka ah in cid gaar ahi kuraastii muhiika ahayd cuuratay. Aqoonyahan Jamaal  oo ka Hadlayey madal Dallada Sonyo soo qabanqaabisay oo ka caagganayd…

                          Read More

                            “Howshii Salaadiinta Somaliland lahaayeen wasiiradda ayaa qabta, laakiin Isimadda Puntland waxaan ogaaday inay doorkooda haystaan oo xukumaddu aanay ku faro galin,….”Suld. Suld. Cabdiqaadir

                            Hargeysa:Jully,11,2015(SDN/QJ)-Suldaanka ugu guunsan Saldanahada Somaliland, Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo sii daynta Abwaan Cabdiwaaxid Gamadiid ujoogay magaalada Garowe ee Maamulka Puntland, ayaa  ka dayriyey sida Wasiirrada Madaxweyne Siilaanyo qoorta ugu duubteen Shaqadii madax-dhaqameedka. Suldaanka oo ka Hadlayey Casho-sharafeed uu magaalada Garowe ugu sameeyey Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse, ayaa walaac ka muujiyey burburka ku…

                            Read More

                              Xogo Daaha Ka Fayday Sababo La Yaab Badan Oo Uu Isku Casilay Gacanyare Shalay Xisbiga Kulmiye Istiqaalladda Ka Dhiibay

                              Hargeysa:Jully,11,2015(SDN/QJ)-Waxa soo baxaya warar dheeraad ah oo laga helayo sababaha soo dedejiyey iscasilaadda Agaasimihii Maamulka iyo Warbaahinta Ee Xisbiga Kulmiye, Md Mustafe Iid Maxamed, kaas oo shalay uun soo saaray Waraaq iscasilaad ah, isla-markaana ay ku lifaanayd Aflegaaddo uu u geystay Guddoomiyaha Kulmiye. Xogaha warbaahintu ka  heshay Iscasilaaddiisa, ayaa iftiimiyey inuu lacago xisbigu lahaa oo…

                              Read More