Webmaster

    Loollan adag Oo Ka Dhex Bilaabmay Xisbiga Kulmiye Iyo Shirkii Golaha Dhexe Oo Bisha September Bilaabmi Doona

    Hargeysa:Jully,14,2015(SDN/QJ)-Warar cusub oo soo baxaya, ayaa sheegaya in Shirka Golaha dhexe ee xisbiga talada haya ee KULMIYE uu qabsoomi doono bisha September ee sanadkan 2015-ka, iyadoo indhaha bulshadu si weyn shirkaas si weyn ugu jeedaan. Shirkan golaha dhexe ee xisbigan oo ah mid xaasaasi ah, waxa si rasmi ah loogu dooran doonaa murashixiinta Madaxweynaha iyo…

    Read More

      Midowga Yurub Oo 20% Goosanaya Lacagta Ay Siiyaan Ciidamada AMISOM

      Brugsells:Jully,14,2015(SDN/QJ)-Sida lagu daabacay wargeys-ka Sunday Nation ee kasoo baxa dalka Kenya, waxa midowga Yurub ku Hawllan yahay qorshe ay lacagta kaga jarayaan Ciidamada AMISOM, gaar ahaan kuwa ka socda Dalalka Kenya iyo Ethiopia. Warka ayaa lagu sheegay in midowga Yurub uu doonayo in ciidamada Kenya iyo Ethiopia looga fadhiyo in Alshabaab ka saaraan deegaanada Jubbooyinka,…

      Read More

        Kenya, Somalia maritime dispute rages

        The maritime dispute between Kenya and Somalia may not be resolved out of court following a decision by the neighbouring country to submit its case to the International Court of Justice. Recently, Foreign Affairs Cabinet Secretary Amina Mohammed told MPs that the two countries had agreed to resolve the dispute over the oil-rich territory matter…

        Read More

          Urur-goboleedka IGAD Oo Soo Saaray Baaq Nolosha Soomaalida Muhiim u ah

          Addis Ababa:Jully,14,2015(SDN/QJ)-Urur-goboleedka ay ku midaysan yihiin Dawladaha Bariga Afrika ee IGAD, ayaa shir ay ku lahaayeen magaalada Addis Ababa waxa ay kasoo saareen War-murtiyeed  ay Dawladaha Maraykanka, Britain, Australia iyo kuwa kale  kaga codsadeen inay qaadaan xannibaadda saaran Xawaaladaha Soomaalida. War-murtiyeedka waxa uu Ururka IGAD mar kale ku muujiyey walaaca xooggan ee ay ka qabaan…

          Read More

            Al-shabaab Oo Qarax ku Laysay Saraakiil Sare Oo Ciidamada Kenya Katirsanaa

            Lamu:Jully,14,2015(SDN/QJ)-Ugu yaraan shan qof oo saddex kamid ahi ahaayeen saraakiil ciidamada Booliska Kenya katirsanaa, laba kalena shacab ahaayeen, ayaa dhintay kadib markii Deegaanka Lamu ay kula qaraxday miino shabaabku halkaas udhigeen. Saraakiil ka tirsan Booliska deegaanka lamu ayaa xaqiijiyay Khasaaraha ka dhashay qaraxaasi iyo in Askar ay ku dhinteen, waxaana la sheegay miinada loo dhigay…

            Read More

              Nabsi iyo nabar jeceyl

              Samiira waa agoon, waxay wax ka baran jirtay dugisiga agoomaha. Samiira waxay ka dhalatay qoys danyar ah. Waxay la dhallatay laba wiil. Samiira hooyadeed waxay miis jaad ku haysatay xaafad kamid ah xaafaddaha magaalada Djibouti. Khamiista iyo jimcaha hooyadeed ayay ka nasin jirtay miis ka jaadka, maadaama ay waxbarashada fasax ka tahay labadaa maalmood ee…

              Read More

                Tacsi ku socota ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Jaamac Cabdilaahi Qaalib ( Diirqadhaadh )

                Inaa Li Laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Jaamac Cabdilaahi Qaalib ( Diirqadhaadh ) oo Hadda Geeridiisa la Soo Sheegay, Kuna Geeriyooday Magaalada Lusaka  Zambia. Waxan Tacsidan u Dirayaa Reer Cabdilaahi Diirqadhaadh, Ehelkii, Qaraabadii iyo Shacabka Somaliland ee Marxuumku Ka Baxay.   Aw Jaamac  Raximahulaah Wuu Soo Qabtay Ra’iisul…

                Read More

                  W. ku xigeenka Maaliyadda; “Maanta laga bilaabo shaqaalaha dowladda mushaarkoodu joogto ayuu noqonayaa”

                  Muqdisho July 14,2015(SDN/QJ)-Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS Maxamud Xayir Ibraahim iyo Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Axmed Yuusuf Muumin (Siraaji) ayaa booqday Bangiga Dhexe  oo maanta ay ka socotay bixinta mushaaraadkii shaqaalaha dowladda, waxayna kormeer ku soo sameeyeen qaaybaha kala duwan ee Bangiga. Shaqaalaha dowladda ayaa safaf dhaadheer ugu jiray qaadashada mushaarka, si ay ula…

                  Read More

                    Hiil-Dhaqmeed

                    10/07/15 Magaalada Hargeysa Ayaaa si Weyn loogu Soo Dhaweeyey Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir  Suldaan Cabdilaahi iyo Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid oo Suldaanku Mudooyinkii u Dambeeyey u Joogay Puntland Sii Deynta Abwaanka oo Ku Xidhnaa.    Suldaanka ayaa Uga Horeyn u Mahad Naqay Xukuumadda Puntland iyo Hoggaan-Dhaqmeedkooda, Sidii Fiicneyd ee ay Ugu Soo Dhaweeyeen Muddadii uu…

                    Read More

                      Madaxweyne Obamaha Maraykanka Oo Cafis Ku sii Daayey 46-Dambiilayaal Muddo Dheer Xidhnaa

                      Washington:Jully,14,2015(SDN/QJ)-46-Muwaadin oo xabsiyo muddo dheer ah ugu jirey Jeelasha Waddanka Maraykanka, ayaa Madaxweyne Obama waxa uu u fidiyey Cafis madaxweyne oo jeelasha lagaga sii daynayo. Maxaabiista lasii daayey ayaa dhamaantood u xidhnaa falal danbiyeed la xidhiidha daroogada, wuxuuna Obama sheegay in dadkan lasiinayo fursad labaad oo ay noloshooda wax uga bedalaan. Obama ayaa sheegay in…

                      Read More

                        Taariikh Nolaaleedkii Gudoomiiyahii Barlaamankii Ugu Horeeyaay ee Somali Republic Marxuun Jamac Cabdilahi Qaalib (Jamac Diirqaadhaadh) 1930-2015

                        Ina Illah Wa Ina Ileyhiin Rajacuun Waxa Aynu Ka Waramii Doona Taariikh Nolaleedkii Gudoomiyahii Ugu Horeyaay ee Ay Yeellato Jamuuriyadii Somalida (Somali Republic) Gudoomiye Marxuun Jamaac Diirqaadhaadh , Jamac Wuxuu Ku Dhashay Magaala Hargeysa Gaar Ahaan Xafaadda  [Jameeco Weyn]  Taariikhdu Markay Ahayd /1930kii  Gudoomiye Jaamac Diirqaadhadh A.H.U.N.te Dugsi Hoose Dhex Iyo Sare Baa Wuxuu Ku…

                        Read More

                          “Shabakada Wikileaks Wixii ay Qortay Waa Xaqiiq,Mana ah Shabakad Yar” Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye DAAWO

                          Hargaysa 14.July 2015 (SDN/QJ)- Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye Xasan Siciid Yuusuf ayaa Markii kowaad ka hadlay Warqada ay faafisay Shabkada siraha adduunka faafisa ee Wikileak ,Waxaanu Cadeeyay Jiritaanka Warkaas isagoo xusay in Shabakadani Waxyaabo Xaqiiqo ah ay qorto. https://www.youtube.com/watch?v=ZFIqWs7_Lds Xoghayaha guud ee Kulmiye ayaa sheegay inaanay eedaha mucaaridka waxba ka jirin isagoo sidoo kale…

                          Read More

                            Caqabadaha haysta Qorshaha Heerka Qaran ee Horumarinta Somaliland iyo Warbixin si Faahfaahsan uga hadashay

                            Hargaysa 14.July 2015 (SDN/QJ) Warbixin cusub oo la soo saaray, ayaa muujisay, isla markaana soo bandhigtay caqabaha kala duwan ee haysta qorshaha heer qaran ee loo dejiyey horumarinta dalka Jamhuuriyadda Somaliland. Warbixinta oo cinwaan looga dhigay ‘Somaliland: Horumarin bilaa dollar ah’ (Somaliland: a Development without dollars) oo lagu baahiyey mareegta The African Report, waxa lagu…

                            Read More

                              Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland oo Daboolka ka qaaday Qorshe Tartanka Ciyaaraha Gobolada Hal Mar laba Gobol ay Marti Gelin Doonaan DAAWO

                              Burco, 14.July 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaarada ciyaaraha, dhalinyarada iyo dalxiiska Somaliland Mudane Axmed Cabdi Kaahin ayaa faahfaahin ka bixiyay sida ugu suurto-galsan ee labada gobo lee Awdal iyo Togdheer loogu wada qabanayo ciyaaraha gobolada Somaliland ee sannadkan. Wasiirka ciyaaraha Somaliland oo socdaal shaqo ku jooga magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa waxa uu sheegay…

                              Read More

                                Gabadh Dishay Dhakhtarad Reer Galbeed Ah oo Lagu Qisaasay Imaaraad Carabta

                                Abu Dhabi 14.July 2015 (SDN/QJ)- Ciidamada Dawlada Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa maanta oo Isniin ah qisaasay haweenay u dhalatay dalkaasi oo dil lagu xukumay, kadib markii ay dishay haweenay dhakhtarad cadaan ah. Haweenaydan  la qisaasay ayaa la odhan jiray Ala’a Badr Abdullah al-Hashemi, waxayna ahayd 31 jir.Maxkamada dalka Imaaraadka Carabta ayaa sanadkan dil ku xukuntay…

                                Read More

                                  Mudanayaal Ka Tirsan Baarlamanka Maamulka Gobolada dhexe oo dhanka Muqdisho Baqo Carar ku tegay

                                  Cadaado 14.July 2015 (SDN/QJ)-Qaar ka Mid ah xildhibaannada baarlammaanka maamulka gobollada dhexe ee dhowaan degmada Cadaado lagu dhisay ayaa maalmihii u dambeeyey gaarey magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya. Ila-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in arrintani salka ku hayso kadib markii xildhibaannadu la kulmeen hanjabaado iyo handadaad uga timid qaar kamid ah murashaxiintii looga guuleystey…

                                  Read More

                                    Xisbiga Waddani Oo Cambaarayay Xadhiga Xukuumadu Kula Kacday Mujaahid Ooto Biixi

                                    Hargeysa, 13 July 2015 (SDN/QJ)-Xisbiga Mucaaridka ah ee waddani, ayaa cambareeyay Xadhiga xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo kula kacday Mujaahid Ooto Biixi, Isla markaana  waxay  ugu baaqeen in si degdeg ah xoriyadiisa loogu soo celiyo Mujaahidka. Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee xisbigaasi  Axamed Muumin Seed oo arintani ha hadlaya ayaa wuxuu yidhi “ Waxaan aad uga xunahay…

                                    Read More