Xukuumadda Ethiopia Oo Sheegtay inay ka Hortagtay Fallaago Hubaysan Oo Dhinaca Eretria Dhulkeeda Kasoo Gashay
Addis Ababa:Jully,11,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda dalka Ethiopia, ayaa sheegtay inay fashilisay Fallaago hubaysan oo Dawladda Eritria doonaysay inay ammaankeeda ku khalkhal geliso sida ay hadalka u dhigtay. Warkan oo kasoo baxay dhinaca ciidamada ammaanka, ayaa sheegay in falaagadu dooneysay in si xoog ah kaga soo gudbaan xadka kala qaybiya Ismaamulka Tigreega iyo Eritrea. Warbixinta ciidanka amaanka ayaa sheegtay…
