Mudane Katirsan Baarlamaanka Somalia Oo Borama Lagu Xidhay
Borama:Jully,02,2015(SDN/QJ)-Wararka nasoo gaadhaya, ayaa sheegaya in mudane katirsan Baarlamaanka Somalia lagu xidhay Gudaha magaalada Borama, kadib markii la ogaaday inuu Halkaas dhuumasho ku joogo. Wararku waxa ay intaas ku darayaan inuu xildhibaankaasi isla deegaanka Borama kasoo jeedo, isla-markaana oo muddo halkaas ku sugnaa. Xildhibaanka la xidhay ayaa magaciisa lagu soo koobay Axmed Xasan, waxaana xadhigiisa…
