Webmaster

    Somalia Hires First Six Female Prosecutors

    MOGADISHU, SOMALIA—In a nation long marred by conflict, corruption and impunity, Somalia’s government is hoping to rebuild the country’s justice system and, for the first time, has brought on board six female prosecutors. Abdullahi Ahmed Jamaa, Somalia’s justice minister, has high expectations for the new prosecutors. “You have all been given a major role to…

    Read More

      Is this the beginning of the end? African Union troops retreat in Somalia as al-Shabaab attack

      AFRICAN Union troops fighting Somalia’s Al-Shabaab insurgents have pulled back from several key towns following a series of attacks by the Al-Qaeda-affiliated fighters, local officials said Friday. It is a troubling development, which might well herald big trouble for the Somalia mission, and gift Al-Shabaab. The withdrawal, a rare retreat after AU troops, known as AMISOM, seized swathes…

      Read More

        Dilalka Dhaliinyarada Soomaalida ee Kanada — Fariin muhiin ah oo ku socota Soomaalida Qurbaha

        Ottawa July 04,2015(SDN/QJ)-Wiigii tagay ee bishan Ramadaanta oo kaliya Soomaalida Kanada degan waxa laga dilay 4 dhalinyaro ah. Lixdii bilood ee la soo dhaafayna dhaliinyarada la dilay ee Soomaalida ahi waa ilaa labaatan (20). Dhibaatada dhaliinyarada ama iyagu wax dila ama iyaga la dilayo waa mushkilad haysata Soomaalida degan wadamada Galbeedka. Waa mushkilad in ay…

        Read More

          Maareeyaha Dekeda Berbera oo si Indho adkaan ah u beeniyay Hub Imaaraadku ugu Deeqay Somaliland DAAWO

          Berbera 04.July 2015 (SDN/QJ)- Maareeyaha Dekeda Magaaladda Berbera Eng Cali Cumar Maxamed (Xoor-Xoor) ayaa si af gobaadsi ah u beeniyay in Hub iyo Saanad Mileteri oo dawlada Imaaraadka Carabtu ugu deeqday Somaliland oo soo gaadhay Dekeda Berbera. Maareeyuhu si cad umuu dul istaagin Sawirada laga soo qaaday Markabka Hubka sida oo ay ka Muuqdaan Mas’uuliyiin…

          Read More

            “Baashe Cawil Waa Nin Mutacalin ah oo master degree sita In Xil Loo Magacaabana Kama Hor istaagayso reerka uu ka Qabo” Wasiirka Arrimaha Dibadda DAAWO

            Hargaysa 04.July 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland,  ayaa si adag uga jawaabay eedaymaha xisbiyadda mucaridka u soo jeediyeen  oo ay ku dhaliileen itijaaha siyaasadda dibadda. “Waxa nasiib darro ah in dad faro badan oo aan aqoon u lahayn ama ka war hayn waxa ka dhaxeeya Somaliland iyo…

            Read More

              “Waxaan ku Baaqayaa Mooshin ka dhan ah Madaxweyne Siilaanyo iyo Xukuumadiisa,Xasan Cawaaloow Waxaad difaacaysay Waad aragtaa” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble DAAWO

              Hargaysa 04.July 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan golaha wakiillada Somaliland ayaa ku baaqay in golahooda la keeno mooshin ka dhan ah xukuumadda iyo madaxweyne Siilaanyo. Waxa uu Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Sheegay in Wax lala yaabo ay tahay in Madaxtooyadii dalka looga ariminayay lagu dhex dilo Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo…

              Read More

                Madaarka Laascaanood oo Mudo dheer Xidhnaa oo Hawlgal dib u casriyayn ah laga bilaabay DAAWO

                Laascanood 04.July 2015 (SDN/QJ)- Shirkad maxali ah oo kaashanaysa dadweynaha ku dhaqan gobolka Sool, ayaa shalay dib dhis lagu casriyaynayo ka bilowday madaarka Laascaanood oo muddo dheer aan shaqaynin. Masuuliyiin ka socday shirkadan oo la yidhaahdo Al-is xilqaan, ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Laascaanood. Duqa degamada Laascaanood Cismaan Saleebaan Jaamac, oo halkaasi ka hadlay…

                Read More

                  Wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo Shaacisay in Dakhli u dhigma kii Badeecadaha Yemen ka soo geli jiray ay hesho DAAWO

                  Hargaysa 04.July 2015 (SDN/QJ)-  Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday in Dakhli u dhigma kii ka soo geli jiray Badeecadaha laga soo dhoofin jiray waddanka Yemen uu dalka ka soo galo ila-dakhliyeed kale oo kala duwan oo ay ka mid yihiin Badeecado dibedda ka yimaadda oo dib loogu dhoofiyo Yemen, kuwaasoo ka gudba Dekedda magaalada…

                  Read More

                    ”Waan duqoobay dalkaygii baan rabaa, meelaan ku nastaa rabaa” Khadiija Cabdilaahi Daleys DAAWO

                    Ottowa 04.July 2015 (SDN/QJ)- Khadiija Cabdilaahi Daleys oo ka mid ah Fanaaniintii hore ee Soomaaliya kuna nool wadanka Canada ayaa u Hilowday nabaddii iyo kala danbayntii dalka ka jirtay,iyadoo muuqaal kooban oo farriin ah shacabka Soomaaliyeed usoo marsiiyay Telefeshinka Afka Ingiriiska ku hadla ee INTEGRATIONTV, waxay sheegtay inay u baahan tahay dalkeedii hooyo, inay u…

                    Read More

                      Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya ayaa maanta ka qayb galay xus loo samaynayey 53 guuradii ka soo wareegatay Xoriyadda dalka Burundi

                      Muqdisho July 04, 2015(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane  Maxamed Cumar Carte iyo xubno ka tirsan golaha Wasiiradda oo ay ka mid yihiin Wasiirka Gaashaandhigga Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibedda Khaalid Cumar Cali  iyo Taliyaha Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed S/G Daahir Aaden Cilmi,   ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qayb…

                      Read More

                        AMISOM oo ka baxdey deegaano ka tirsan Kooonfurta Somalia iyo Alshabaab oo Ku Faraxsan Guulo ay Gaadheen

                        Muqdisho 04.July 2015 (SDN/QJ)- Ciidamada AMISOM ee nabad ilaalinta Somalia ayaa isaga baxey degaano muhiim ah oo ku yaal Koonfurta Somalia kadib markii weeraro joogta ah kala kulmeen dagaal yanaha Al-shabaab kuwasoo xiriir la leh Al-Qacida. Magaalooyinka ciidamada AMISOM ka baxeen ayaa waxaa kamid ah Qoryeeley iyo Awdheegle kuwasoo horey looga qabsadey ururka Al-shabaab. Ururka…

                        Read More

                          Prof. Axmed I. Samatar Oo Wakhti Lumis Ku Tilmaamay Muddo-kordhinta Guurtidu u Sameeyeen Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, Kana Hadlay Mansabka Siyaasadeed Ee Uu Somaliland Ka Rabo

                          Hargeysa:Jully,03,2015(SDN/QJ)-Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa markii ugu horraysay Ka Hadlay dibu dhaca ku yimi doorashooyinkii madaxtinimo ee dalka ka dhici lahaa  badhtamaha sanadkan aynu ku jirno, waxana uu saluug ka ka muujiyey  muddo-kordhintii ay Guurtidu samaysay oo uu ku tilmaamay mid wakhti lumis ah. Prof. Samatar oo dalka maraykanka ku sugan, una warramay qaar kamid…

                          Read More

                            Khubaro soo saartay Liiska Dadka Dunida Ugu Wahsiga Badan Iyo Somalida Oo Meel Hoose Ka Gashay

                            Hargeysa:-Jully,03,2015(SDN/QJ)-Khubaro cilmi-nafsiga ku xeel dheer oo kasoo kala jeedda Dalalka Britain, Shiinaha, Faransiiska iyo Jarmalka, ayaa daraasad ay si wada jir ah u sameeyeen lagu ogaaday dadka adduunka ugu wahsiga badani dalalka ay ku nool yihiin, iyadoo soomaaliduna ka galeen meel hoosaysa. Daraasada ayaa waxaa lagu sheegay in inta badan shucuubta caalamka ay yihiin kuwo…

                            Read More

                              Xildhibaan Cali-barre Oo Si Adag u Cambaareeyey Jidh-dil Ciidanka Madaxtooyadu u Geysteen Xildh. Xasan Cawaale

                              Hargeysa:Jully,03,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Cali Maxamed Aadan (Cali-barre) oo katirsan Aqalka Golaha Wakiillada somaliland, ayaa si kulul u cambaareeyey dhaawacyo iyo jidh-dil la sheegay inay ciidanka madaxtooyadu u geysteen Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo isla golaha wakiillada katirsan. Xildhibaanka oo Xalay warbaahinta la Hadlay,  ayaa sheegay in xildhibaanka Madaxtooyada lagu weeraray u waxyeello aad ah qabo, waxana uu…

                              Read More

                                Xogo Daaha Ka Fayday Inay Ciidamada Militeriga Somalia Hubkoodii iyo Rasaastoodii Iibinayaan Kadib Markii ay 6-Bilood Waayeen Wax Mushahar ah

                                Muqdisho:Jully,03,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan warar hoose oo laga helayo ciidamada qalabka sida ee Somalia, waxa Bilaabmay qorshe ciidamadaasi ku iibinayaan Hubkii ay lahaayeen, iyagoo sidoo kale Rasaastii ay haysteen iibkeeda bilaabay. Wararku waxa ay intaas ku darayaan in ciidamadaasi sidaas u yeeleen kadib markii ay waayeen mushaharaadkoodii muddo lagu qiyaasay lix bilood, iyagoo hubkooda iyo rasaastoodaba…

                                Read More

                                  Maraykanka Oo Ka Markhaati Kacay Awoodda Soo Kordhaysa Ee Kooxda Al-shabaab

                                  New York:Jully,03,2015(SDN/QJ)-Maraykanka ayaa ka markhaati kacay awoodda soo kordhaysa ee Ururka Al-shabaab, waxana uu qiray inay wali leeyihiin awood ay dhibaatooyin badan ku geysan karaan. Taliyaha Ciidamada Maraykanka  ee Qaaradda Afrika General David Rodriguez oo arrintan ka Hadlay, ayaa warbaahinta u sheegay in Kooxda Al-shabaab tahay koox aan la dhayalsan Karin. Taliyaha, ayaa ku waramaaya…

                                  Read More

                                    Wakiillada Somaliland oo Shir ka Yeelanaya Dhaawacyo Madaxtooyada loogu gaystay Xildhibaan Xasan Cawaale & Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Goob joog ahaa DAAWO

                                    Hargaysa 03.July 2015 (SDN/QJ)- Md. Xasan Cawaale Caynaan oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sheegay in Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada iyo askar la socotay ay ku dhex garaaceen qasriga Madaxtooyada, isla markaana goobta lagu dhibaateeyey uu joogay Wasiirka Arrimaha Gudaha Md. Cali Maxamed Warancadde. Md. Xasan Cawaale Caynaan  waxa uu tilmaamay in…

                                    Read More

                                      Madaxweyne Siilaanyo oo Booqasho ku Tagaya Dalka Boqortooyada Sucuudiga iyo Sababaha Xiligan Keenay

                                      Hargaysa 03.July 2015 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa la filayaa in Labada Cisho ee fooda inagu soo haya midkood Safar Shaqo uu ugu Kicitimaan dalka Boqortooyada Sucuudiga taas oo ka dhigaysa Booqashadii 1aad ee Madaxweyne ka socda Somaliland ku tago Wadankaasi.  In kasta oo si rasmi ah…

                                      Read More