Webmaster

    Wasiirka Arrimaha Dibada oo ka Hadlay Shirkado Shiine ah oo doonaya inay Maalgashadaan Somaliland

    Hargaysa 03.July 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Khaarajiga Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis, ayaa ka hadlay shirkado laga leeyahay dalka Shiinaha oo danaynaya inay maalgashi ku sameeyaan Somaliland. Wasiir Biixi oo dib ugu soo laabtay Hargeysa shalay, kadib safar uu ugu maqnaa dalalka Jabuuti oo uu kaga qaybgalay xuska sannad-guurada 38-aad ee ka soo wareegtay xorriyaddiisa…

    Read More

      “Dadka Aqoonta u leh Diintu waa inay Xilalka Xafiisyada Dawlada qabtaan” Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland

      Hargaysa 03.July 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa ku baaqay in dadka aqoonta u leh diinta islaamka xilal ka qabtaan xafiisyada dawladda iyo goobaha lagaga shaqeeyo danaha caamka ah. Garyaqaan Aadan oo hadal ka jeediyey xaflad loo sameeyey arday tartan qur’aanka ah uga socday Masaajidka Cali-mataan ee…

      Read More

        Wasaaradaha Arrimaha Bulshada iyo Diinta & Aw-Qaafta oo ka hadlay Mashruuc Wacyi-gelin ah oo Dhiirigelinaya Hab-dhaqan liddi ku ah Diinta Islaamka

        Hargeysa, 03.July 2015 (SDN/QJ)- Wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland iyo Culimada magaalada Hargeysa qaarkood, ayaa si adag uga hadlay Mashruuc ay si wada-jir ah u fulinayaan hay’adaha Caalamiga ah ee dalka ku sugan qaarkood iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshda, kaas oo dhiirigelinaya sidii looga hortagi lahaa sidii looga hortagi lahaa Guurka Xilliga hore ee…

        Read More

          Mid ka Mid ah Maalqabeenada Qoyska Boqortooyada Sucuudiga oo 32 Bilyan oo dollar Sadaqo u bixinaya

          Riyad 03.July 2015 (SDN/QJ)- Maalqabeen oo ka tirsan qoyska Boqortooyada dalka Sucuudiga, ayaa ballanqaaday inuu hanti dhan $32 bilyan oo dollar u bixinayo sadaqo ahaan. Ninkan oo la yidhaa Amiir Al-waleed Bin Talal, ahna bilyaneer hanti badan haysta, ayaa sheegay in lacagta qaadhaanka ah ee uu bixinayo ugu talogalay in lagu maalgeliyo mashaariic kor loogu…

          Read More

            Booliska Masar oo toogasho ku dilay 123 xubnood oo Ikhwaanul Muslimiin ka tirsan iyo xaaladda ammaan ee dalkaas oo faraha ka sii baxaysa

            Qahira 03.July 2015 (SDN/QJ)- Ururka Ikhwaanul Muslimiin ee waddanka Masar, ayaa taageerayaashiisa ugu baaqay inay sameeyaan kacdoon lagaga soo horjeedo dawladda millatari ee dalkaas, kadib markii ciidanka boolisku toogasho ku dileen 13 xubnood oo ka mid ah ururkaas. Qoraal ka soo baxay masuuliyiinta sare ee Ikhwaanul Muslimiin, ayaa lagu sheegay inay qaadi doonaan tallaabooyin khatar…

            Read More

              Hooyo uu Ku Dhacay Xanuun Lafaha Jidhka Burburinaya Daawo

              Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Burco ee Gobolka Togdheer, ayaa in muddo ah waxay u jiiftay xanuun ay sheegtay in uu hayay 4sano, Cudurkaas oo ah mid burburinaya lafaha uu ku dhisan yahay Jidhku waxaana isku soo laabmaya Hilibka jidhka kadib markii ay ka dhamaadeen lafaha isu haya jidhka ibnu aadanka https://www.youtube.com/watch?v=pvxBTITd0zY

              Read More

                “Haddii uu Siilaanyo xal doonayo sadex xal ayaa u banaan,Sharciga Ha Maro, Xalna Ha Keeno” Xildhibaan Maxamed Muuse Gacan

                Hargeysa 03.July 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Maxamed Muuse Obsiiye(Gacan) oo ka mid ah mudaneyaasha aqalka Golaha Guutida Somaliland, ayaa ka hadlay muranka siyaasadeed ee muddooyinkii danbe ka dhashay heshiiskii ay Xisbiyada iyo Xukuumaddu ka gaadheen khilaafkii ka dhashay muddo kordhintii Guurtida, waxaana uu sheegay in xalka arrintaasi uu horyaalo Madaxweynaha Somaliland Md.Axmed Siilaanyo isaga oo sida…

                Read More

                  “Haddii uu Siilaanyo xal doonayo sadex xal ayaa u banaan,Sharciga Ha Maro, Xalna Ha Keeno” Xildhibaan Maxamed Muuse Gacan

                  Hargeysa 03.July 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Maxamed Muuse Obsiiye(Gacan) oo ka mid ah mudaneyaasha aqalka Golaha Guutida Somaliland, ayaa ka hadlay muranka siyaasadeed ee muddooyinkii danbe ka dhashay heshiiskii ay Xisbiyada iyo Xukuumaddu ka gaadheen khilaafkii ka dhashay muddo kordhintii Guurtida, waxaana uu sheegay in xalka arrintaasi uu horyaalo Madaxweynaha Somaliland Md.Axmed Siilaanyo isaga oo sida…

                  Read More

                    Gudoomiyaha Awdal Oo Laamaha Ammaanka Ku Canaantay Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Ay Ku Qabteen Boorame, Kana Soo Degay madaarka Hargeysa

                    Boorama 02.July 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ayaa wasaaradda Arrimaha gudaha iyo waaxda Socdaalka ee Hargeysa ku canaantay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo Hargeysa ka soo degay isla markkaana todobaad ku sugnaa caasimadda  oo habeen hore ciidanka booliska Boorame qabteen ka dib markii uu socdaal  isla habeen hore ku tegay Boorame. Waxaa…

                    Read More

                      Shirkiii golaha Wasiirada ayaa maanta looga hadlay sidii loo diyaarin lahaa goob lagu dajiyo Conteenerada oo ka baxsan Dekedda

                      Muqdisho, 02,  July, 2015…Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay  kulankoodii caadiga ahaa, ayaa waxaa kulanka qaybtiisa hore shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharmarke, iyadoo qaybtii danbana uu shir gudoominayey  Ra’iisul Wasaare ku xigeenka mudane Maxmed Cumar Carte, waxaana  kulanka looga hadlay  balaarinta habsami u socoka Dekeda weyn ee Muqdisho, Imtixaanaadkii la qaaday…

                      Read More

                        Sidee ku dooranaysaa takhasuskaaga

                        Warqad furan oo ku socota dhamaan ardayda galaysa jaamacadaha Ma doonaysaa in aad doorato takhasuskaaga ugu fican ama midka kugu haboon? Side u dooran karta mid ku raali galiya? Maqaalkani wax uu ka caawin doona ama ku sahlaya in  aad takhasus fiican doorato adiga oo maraya hab cilmiyaysan Doorashada takhasuska jaamcadeed maaha mid sahlan mana…

                        Read More

                          Nuxurka Dagaal Gacan-ka-hadal ah Oo Dhexmaray Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada iyo Xildhibaan Xasan Cawaale

                          Hargeysa:Jully,02,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhay madaxtooyada somaliland, waxa dagaal gacan-ka-hadal ahi goor dhaweyd ka dhex qarxay Taliyaha Ciidamada ilaalada madaxtooyada Gaashaanle sare Axmed Cali Maygaag iyo Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo katirsan Mudanayaasha Aqalka wakiillada. Gacan-ka-hadalkan oo markii dambe dagaal isku beddelay, ayaa yimi markii xildhibaanka laga hor istaagay inuu hore u galo…

                          Read More

                          (DAAWO) Masiibadii Ku Habsatey Xulka England Iyo Xulka USA Ma Ka Aarsandoonaa Xulka Japan(Fifa Women World Cup 2015) By Jaahuur.

                          Canada-July-02-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa koobka kubadda cagta ee aduunka (Women World Cup) oo ciyaartii kama dambeysta aheyd u soo baxeen xulka USA iyo xulka Japan. Haddaba Japan oo difaacaneysa koobkan ayaa haddana xulka USA isu diyaarinayaa inuu ka aarguto,taas oo wali maskaxdooda ka guuxeyso guuldaradii ka qabsatey sannadkii 2011 markii xulka…

                          Read More

                            Keyse Gurayoow Kuma Ayaad Maantana Dalka Ka Mabnuuci Doontaa?

                            Igama aha qormadani shakhsi weerar iyo dhaleecayn midnaba oo keyse waaba mid ka  mida asxaabtayda, waxaanse suganti ah taariikhda iyadaana sargoysa sooyaalka  aadamigu suntado. Magacawga wasiir ku xigeenka wasaaradda arimaha dibada loo dhiibay xalay uun Mr  Keyse Gurey ayaa noqday mid kaydka xusuustayda dib u celiyay muddo haatan laga  joogo ku sinaan lix sano, xiligaas…

                            Read More

                              Wasiir Hore Uga Tirsanaan Jirey Xukuumadda Oo Faro Ciddiyahood Kaga Fagakaday Gacanta Ciidanka Qaranka Oo Fadhiisimo Cusub Ka Samaystay Magaalada Widhwidh

                              Widhwidh:Jully,02,2015(SDN/QJ)-Wararka Naga soo gaadhaya Deegaanka Widhwidh ee Gobolka Buuhoodle, ayaa sheegaya in ciidamada qaranka somaliland ay Gudaha u galeen Magaalada, iyadoo fadhiisimo dhawr ah ka samaystay Koonayaasha Magaalada. Wararku waxa ay intaas ku darayaan in ciidamadu halkaas ku tageen Rabitaanka shacabka Reer Widhwidh, iyadoo Odayaasha iyo waxgaradka Deegaanadaasi codsadeen in ciidamadu halkaas gaadhaan, isla-markaana kala…

                              Read More