Somaliland oo Shaacisay Xiliga la qaadayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe iyo Kuwa Sare Iyo Tirada u fadhiisanaysa
Hargaysa 30.May 2015 (SDN/QJ)- Masuuliyiinta Wasaaradda waxbarashada Somaliland ayaa shaaciyay xilliga rasmiga ah ee dalka laga qabanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee fasallada 8-aad iyo 4-aad. Wasiirka waxbarashada Faarax Cilmi Geedoole oo uu weheliyo Gudoomiyaha imtixaanaadka qaranka Daa’uud-gadhweyne, ayaa ku dhawaaqay xilliga rasmiga ah ee Imtixaanka. “Waxaan ku dhawaaqayaa in Imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada 8-aad…
