Kormeerkii Madaxweyne Siilaanyo ee Xeryaha Qaxoontiga Yemen ee Berbera iyo Dareenkiisa DAAWO
Berbera 31.May 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha jSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo oo booqosho ku jooga gobolka saaxil ayaa maanta booqdey meesha la dejiyey qaxoontiga ka soo cararaya colaada ka taagan dalka Yaman. Wasiirka wasaaradda Dib u dejinta ee JSL Md Cali Siciid Raygal ayaa Madaxweynaha iyo weftigiisa warbixin ka siiyey tirada qaxootigaasi, goobaha la akala…
