Muuse Biixi oo ka hadlay Dareenkii ay kala Kulmeen Gudoomiyaha Guurtida Iyo Sida uu ku dhaqan geli karo Heshiiskii 3 Xisbi
Hargaysa 28.May 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa Jawaab ka bixiyay fasiraado ay qaybo ka mid ah Warbaahintu ku sameeyeen heshiiskii ay wada gaadheen Sadexda Xisbi qaran ee Somaliland . Warsaxaafadeed uu Gudoomiyaha Kulmiye soo Saaray ayuu kaga hadlay geedi socodkii Wada xaajoodka Xisbiyada Qaranka,Arrimihii ay isku Maandhaafeen…
