E-mail-lada Muranka Badan Dhaliyey Ee Hilery Clinton Gaarka u Isticmaashay Oo Lasoo Bandhigay
Washington:May,23,2015(SDN/QJ)-Xisbiga Dimuqraaridigga waddanka Maraykanka, ayaa Markii ugu horraysay si rasmi ah usoo bandhigay E-mailka gaarka ah ee Xoghayihii hore ee Arrimaha Dibadda Hilary Clinton, kaas oo dalkaas muran badan ka dhaliyey. E-mailkan, ayaa waxa la baahiyey waxyaabo tiro badan oo ay Haweenaydaasi ku baahisay xilligii ay xilka sare haysay, kadib markii xisbiga Jamhuurigu ku eedeeyeen…
