Webmaster

    Yuhuudda Oo Meesha Ka Saartay Sharciyo Diidayey In Falastiiniyiinta iyo Yuhuudda ay Basas wada Raacaan

    Jerusalem:May,21,2015(SDN/QJ)-Maamulka Waddanka Yuhuudda, ayaa meesha ka saaray sharciyo cusub oo dhigayey inaan dadka yuhuuda ah iyo kuwa Falastiiniyiinta Muslimiinta ahi Hal bas wada raaci Karin. Wasiirka Maaliyadda Yuhuudda Israa’iil, ayaa subaxii Arbacada bilaabay saddex bilood oo tijaabo ah, laakiin saacado gudahood Rai’sal wasaaraha Israel ayaa ku tilmaamay wax aan la aqbali karin. Kooxo matalaya Yuhuuda…

    Read More

      “Xukuumaddu inaanay lahayn qorshe siyaasadeed iyo qorshe ictiraaf waxa inoo caddeeyey madaxweyneheenna, Khudbadiisiina kelmadda ictiraaf la yidhaahdo kuma uu soo darin,”Gudd. Cirro

      Hargeysa:May,21,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cirro), ayaa jeediyey Khudbad dheer oo uu kaga hadlayo arrimaha waddanka iyo khilaafyada siyaasadeed ee  taagan. Guddoomiye Cirro oo ka Hadlayey Munaasibad uu xisbigiisu ugu dabaaldegayey Munaasibadda 18-ka May, ayaa waxyaabaha uu ka hadlay waxa kamid ahaa arrimaha khilaafku ka taagan yahay ee…

      Read More

        Maraykanka Oo Soo Bandhigay Dokument-yo Laga Soo Helay Aqalkii Lagu Dilay Hoggaamiye Usama Ben Laden

        Washington:May,21,2015(SDN/QJ)-Marayklanku waxay soo saareen Dokument-yo dhawr oo ah oo laga helay dhismihii hore ee uu deggenaa Hoggaamiyihii hore ee Ururka Alqacida Usama Ben Laden. Arrintan, ayaa timi markii hore loo sharciyeeyey sharci loo sameeyey hay’adaha sirdoonka iyo dambi baadhista, kuwaas oo bannaayey in waxyaabaha qaarkood la baahin karo. Waxyaabaha la soo bandhigay waxa kamid ah,…

        Read More

          Ra’iizul wasaaraha Soomaaliya oo hab aan hore loo arag uga qeyb galay kulankii Golaha amaanka

          Muqdisho May 20,2015(SDN/QJ)-Ra’iizul wazaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo ka qeyb qaadanaye kulan ay lahaayeen golaha amaanka isagoo ku sugan magaalada muqdisho isla markaana si toos ah ugu qeyb galaye ayaa waxa uu ka hadlay Xaaladda Soomaaliya. Ra’iizul wazaare Cumar ayaa si gaar ah ugu hadlay: Hormarka dowladda Soomaaliya, Hiigsiga sanadka Soo socda 2016-ka…

          Read More

            Tacsi ku socota Ehelkii uu ka baxay Marxuum Chief Caaqil Saahid Xaaji Adan Cilmi Qabile

            Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Chief  Caaqil Saahid Xaaji Adan Cilmi Qabile oo Maanta 20/05/2015 ku Geeriyooday, laguna Aasay Magaalada Hargeysa.   Aniga oo Ku Hadlaaya Magaca Caqaasha, Odayaasha, Aqoonyahanka, Ganacsatada iyo Waxgaradka Ardaaga Beesha Baha Duqsi ee Beelaha Daa’ud Ismaciil, Waxanu Tacsidan u Diraynaa Qoyskii…

            Read More

              Madaxweynaha Turkiga oo Codsaday in Albaabada loo laabo Dugsiyo Waxbarasho ka dhisan Waddamo Somaliland ku jirto Iyo Asbaabaha Kelifay

              Ankara, 20 May, 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dalka Turkiga Reccep Dayib Erdogan, ayaa dhowaan soo saaray wareegto ugu baaqaysa Madaxda 140 waddan oo Shanta Qaaradood ee adduunka ku yaala inay albaabada u laabaan isla markaana dalalkooda ka madnuucaan Dugsiyo maamulkooda Urur-diimeed lagu magacaabo Gülen Movement oo ah dhaq-dhaqaaq uu hoggaamiyo Wadaad mucaarad ku ah dowladda Turkiga…

              Read More

                “Waxaanu ku Heshiinay in arrinta dib u dhaca doorashooyinka ee qolaba meel iska taagtay inaanu helno Xal Siyaasi ah oo lagu wada qanco” Gudoomiye Muuse Biixi DAAWO

                Hargaysa 20.May 2015 (SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay arrimaha ay isla qaateen Sadexda Xisbi qaran ee Kulmiye,Ucid iyo Waddani ee ku aadan dib u dhaca ku yimid qabsoomida doorashooyinka iyo go’aankii golaha guurtida ee Mudo kordhinta Madaxweynaha iyo Golaha Wakiilada oo labada Xisbi Mucaarid ku gacan…

                Read More

                  Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Xukuumada iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Dhaliilo u soo Jeediyay DAAWO

                  Hargaysa 20.May 2015 (SDN/QJ)- Sadexda Xisbi Qaran ee Somaliland ayaa maanta uu wada hadal ku aadan xal u helista khilaafka siyaasadeed ee ka dhashay muddo kordhinta xukumadda iyo golaha wakiilada uu uga furmay magaalada Hargeysa. Wada hadaladan ayaa waxey dhex marayaan xisbiyada Mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID iyo xisbiga talada haya ee KULMIYE oo…

                  Read More

                    Madaxweyne Siilaanyo oo dalacsiiyay Sadex Sarkaal oo ka Tirsan Ciidamada qalabka Sida

                    Hargeysa:May,20,2015(SDN/QJ)–Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa dalacsiiyay saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada qaranka iyo ciidanka asluubta. Ma jiro war saxaafadda loogu tallo galay oo lagu shaaciyay dalacsiinta saraakiishan, laakiin ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u xaqiiyay in Madaxweynuhu uu shalay dalacsiiyay laba sarkaal oo ka tirsan ciidanka qaranka iyo sarkaal ka tirsan ciidanka…

                    Read More

                      Cabdiraxmaan Ceynte oo la kulmay dhiggiisa Jarmalka

                      Germany 20.May 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Ceynte ayaa dalka Jarmalka kula kulmay dhiggiisa dalkaas Thomas Silberhorn, isagoo kala hadlay xoojinta iskaashiga labada dal. Qoraal kooban oo uu Cabdiraxmaan Ceynte soo dhigay bogga arrimaha bulshada ee Facebook ayuu ku sheegay ujeedda uu…

                      Read More

                        Puntland oo shaqada u fasaxday telefishinka dowladda

                        Garowe 20.May 2015 (SDN/QJ)- Maamulka Puntland ayaa dib u oggolaaday inuu deegaannada maamulka ka shaqeeyo telefishinka dowladda Soomaaliya oo uu horay uga joojiyay shaqada. Wasiir ku-xigeenka arrimaha gudaha ee Puntland, Cabdullaahi Xaashi Warsame Qoob-deero ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in telefishanka loo fasaxay shaqada uu ka hayay Puntland. Wasiir ku-xigeenka ayaa xusay in Telefiishinka dowladda shaqada…

                        Read More

                          Shirkii Saddexda Xisbi Qaran iyo Xukuumadda ee Maanta Oo Is afgarasho ku dhammaaday, Ballan Dambe oo La Qaatay iyo Haddalladii Madaxdu Halkaas ka Jeedisay

                          Hargeysa:May,20,2015(SDN/QJ)-Kulankii ay Maanta u ballansanaayeen Saddexa Xisbi-qaran iyo xukuumaddu, ayaa ka qabsoomay hutel Ambassador ee Magaalada Hargeysa, waxana dhinacyadu muujiyeen inay si fiican isku afgarteen, isla-markaana isku qanciyeen inay aragtiyo midaysan ku saleeyaan samaynta ajandaha shirkaasi yeelan doono. Kulankan oo uu Guddoominayey Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, isla-markaana wehelinayeen Hoggaanka ugu sarreeya saddexda Xisbi-qaran…

                          Read More

                            (DHEGEYSO) Garyaqaan Jamaal Xuseen Axmed (Mandela) ayaa inooga waramay shrciyada Goaankii Gollaha Guurtida Somaliland ay mudada uGu kordhisay Gollaha Wakiilada iyo Xukuumada Somaliland.

                            Hargeysa May 20,2015(SDN/QJ)- Garyaqaan Jamaal Xuseen Axmed (Mandela) ayaa inooga waramay shrciyada Goaankii Gollaha Guurtida Somaliland ay mudada uGu kordhisay Gollaha Wakiilada iyo Xukuumada Somaliland. Garyaqaan oo hore u ahaa mid ka mida Garsooreyaasha Gobolka Maroodijeex ayaa haatan ah Garyaqaan Madaxbanaan oo ku sugan magaalada Hargeysa. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/garyaqaan.mp3″]   HALKAN GUJJI SI AAD MOBILKAAGA UGU…

                            Read More

                              2 Men Accused of Trying to Go to Syria Face Fraud Charges

                              Two of seven Minnesota men accused of plotting to go to Syria to join the Islamic State group face additional charges of financial aid fraud, according to a federal indictment unsealed Tuesday. The indictment alleges Hamza Naj Ahmed, 21, and Hanad Mustafe Musse, 19, used federal financial aid to purchase plane tickets. Authorities say they…

                              Read More

                                Somalia’s al-Shabab ‘taking the wrong path’

                                Somalia is a country still fighting a bloody civil war. But as the government slowly begins to reassert its authority some former al-Shabab militants are leaving the group. One of the most senior figures to defect from the al-Qaeda linked militant group has urged his former colleagues to stop targeting civilians and to begin negotiations…

                                Read More