Cabdikariin Guuleed oo Rafiiq dhow la ah Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhaliilay Qodobo ka Mid ah Heshiiskii Garowe
Muqdisho 04,May 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Somalia Cabdikariin Xuseen Guuleed haddana ah murashax u taagan xilka madaxnimo ee maamlka gobollada dhexe ee Somalia ayaa dhaliilay heshiiskii ay ku kala saxiixdeen shalay xarunta maamul-goboleedka Puntland dowladda Somalia iyo maamullada gobollada dalka qaarkood. Cabdikariin Guuleed ayaa wareysi uu siiyay BBC-da qaybta Afka Soomaaliga ku…
