Webmaster

    Islaamiyiinta Daacish Oo Sheegtay Weerarkii Texas, Magacyada Iyo Sawirrada Raggii Qaadayna Soo Bandhigay

    Mousil:May,06,2015(SDN/QJ)-Islaamiyiinta ka dagaallanta dalalka Syria iyo Ciraaq ee Daacish, ayaa sheegatay Masuuliyadda Weerarkii lagu qaaday Goobtii lagu dhiirigelinayey Samaynta Sawir-gacmeedya lagu aflegaadaynayo Nebi Muxamed N.N.K.H ee ku taallay Gobolka Texas ee Dalka Maraykanka. Sida ay sheegtey Idaacadda Al-Bayaan ee ku hadasha afka dowladda Islaamiga ah, labo Askari oo ka tirsan Ciidanka dowladda Islaamiga ah ayaa…

    Read More

      Akhriso Dalalka Adduunka ee Haboon In Carruur Lagu Dhalo Iyo Kuwa Ugu Liita Ee In Lagu Dhalo Laga Taxadarro

      Washington:May,06,2015(SDN/QJ)-Hay’adda Caalamiga ah ee Badbaadada Carruurta ee Save The Children, ayaa soo saartay Warbixin dheer oo ay kaga Hadashay dalalka dunida ee ku haboon in carruur lagu dhalo iyo kuwo aan ku Haboonayn in ubad lagu dhalo. Warbixintan oo aad dheer waxaa lagu sheegay in dalalka Poland Belarus, Israel  iyo Slovenia ay yihiin wamada dunnida…

      Read More

        25-Qof Oo La Ildaran Dhaawacyo Kasoo Gaadhay Qaraxyo Hore Muqdisho uga Dhacay Oo Loo Diray Dalka Qatar

        Muqdisho:May,06,2015(SDN/QJ)-Tiro shacab ah oo hore ugu dhaawacmay Weerarro Muqdisho  uga dhacay, ayaa loo qaaday Magaalada Doxa ee Dalka Qatar si xaaladooda wax looga qabto. Dadkan oo xaaladooda waxba looga qaban waayay Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa loo baahday in caafimaad dibadeed loo raadiyo, iyadoo Dowladda Qatar ay Dowladda Somaliya ku soo wargelisay, in dadkaasi ay dalkeeda…

        Read More

          Wasiir Khaliil Oo Degreeto Sababaysan Ku Mamnuucay Khudbadihii Uu Sheekh Aadan-sunne Ka Jeedin Jirey Masaajid Ku yaalla Magaalada Hargeysa

          Hargeysa:May,06,2015(SDN/QJ)-Sida ku cad Degreeto ay warbaahinta Somaliland heshay, waxa uu Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Aw-Qaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed Joojiyey dhammaanba Khudbadihii uu Sheekh Aadan Cabdi Warsame (Aadan Sunne) ka jeedin jirey Masaajid ku yaalla Magaalada Hargeysa. Sheekh Aadan Sunne oo ah Wadaad si weyn looga yaqaanno Caasimadda, isla-markaana  haybad u leh inuu soo…

          Read More

            “Wixii Sadexda Xisbi Iyo Komiishanku isla qaateen Waa Halkeeda laakiin Go’aanka u danbeeya Golaha Guurtidaa leh” Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir DAAWO

            Hargaysa 05.May 2015 (SDN/QJ)- Suladaanka guud ee Somaliland suldaan maxamed cabdi qaadir  oo ay wehelinayeen qaar kamida salaadinta kale Somaliland ayaa dhicayada siyaasada Somaliland u soo jeediyay in golaha guurtida lagu tixgaliyo shaqada ay qaranka masuulka uga yihiin iyagoo sidoo kalana ka hadleen arimo la xidhiidha doorashooyinka dalka.

            Read More

              Somaliland oo ka tashanaysa ka hortagga Xaalufka deegaanka DAAWO

              Hargaysa 05.May 2015 (SDN/QJ)- Shir ku saabsanaa sidii looga tashan lahaa xaalufka lagu hayo deegaanka iyo isbedelada cilmiada oo socon doona muddo laba maalmood ah, ayaa lagu qabtay Magaalada Hargeysa, waxaana ka soo qaybgalay Wasiirada deegaanka,Xanaanada Xoolaha, Beeraha Guddoomiyayaasha gobolada, xubno ka socday hay’adaha madaxbanaan iyo qaybaha bulshada rayidka ah. Wasiirka Wasaarada deegaanka iyo horumarinta…

              Read More

              DAAWO Chelsea oo Hantidey Horyaalka Ingiriiska(Premier League) Iyada oo Kulumo Hadhsanyihiin.By Jaahuur

              London-May 05-2015-(SDN/QJ) Akhyaarta qormadeena ciyaarha waxaynu bidhaamineynaa horyaalkii Ingiriiska (Premier League) oo lagu kala faraxashey. Naadiga faraha lagaga gubtey ee Chelsea oo markii 4-aad horyaalka Ingiriiska taas oo u suurtagaleysey iney soo iibsadaan xiddigaha ugu caansan aduunka sida Coasto,Doropa,Febre Gaas iyo qaar kale oo farabadan, haddaba daawasho wacan damaashaadka. W/Q Jaahuur SDN/QJ

              Read More

                Daawo:Qaar Ka Mida Saladinta Iyo Cuqasha Ciidagale Oo Naqdiyey Go,aankii Suldan Maxamed Ku Kala Diray Gudidii Beesha,Sidoo Kale Waxay Taageren Xubnihi Wasirada Ahaa Ee uu Madaxwaynuhu U Saaray Dhulka Masalaha

                Hargeisa 5/5/2015(SDN/QJ)qaar  ka mida salaadiinta iyo cuqaasha beesha ciidagale ayaa maanta kulan ay yesehn waxay  ku naqdiyen oo  ka soo horjesten go,aankii suldan maxamed c/qadir  ku kala diray  gudidi horumarinta beesha sidoo kale awaxy taageren xubnihii wasiirada ahaa ee uu madaxwaynuhu u saaray  dhulka masalaha https://www.youtube.com/watch?v=rA_XyZWjTjI Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.cm

                Read More

                  Ciidamada Punt land oo ku soo Jeeda Tuulada Tuko Raq ee Gobolka Sool iyo Sababaha Keenay DHAGAYSO

                  Garowe 05.May 2015 (SDN/QJ)- Waxaa magaalada Garoowe ka baxay Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland kuwaasi oo ay sheegay inay kusii Jeedaan degmada Tukaraq ee gobolka Sool. Maalintii shalay ayaa waxaa Degmada Tukaraq ka dhacay dagaal dhexmaray Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Maleeshiyaadka Khaatumo . Ciidamada Puntland ay hada usoo dirtay Degmada Tukaraq ayaan la garanayn waxa…

                  Read More

                    Mucaaradka Somaliland Oo sharraxay Kulamo ay Si Goonni Goonni ah Ula Qaateen Guddida Loo Saaray muddo-kordhinta Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo

                    Hargeysa:May,06,2015(SDN/QJ)-Labada Xisbi Mucaarid ee Ucid iyo Waddani, ayaa sharraxaad ka bixiyey Kulamo ayaa Maanta siyaabo kala duwan ula qaateen Guddida Golaha Guurtidu u xilsaaray Kasoo Talo bixinta Muddada Xukuumadda iyo Golaha Wakiillada loo kordhin doono. Kulamadaas  labada xisbi mucaarid iyo xubnaha Guddida dhexmaray oo ka dhacay Xarunta Guud ee Golaha Guurtida, ayaa ahaa qaar Albaabadu…

                    Read More

                      War Degdeg ah: Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka Oo Booqasho Rasmi ah Ku Jooga Muqdisho iyo Nuxurka Shirar uu la Leeyahay Madaxda Soomalia

                      Muqdisho:May,05,2015(SDN/QJ)-Waxa taariikhda Markii ugu horraysay Booqasho rasmi ah Magaalada Muqdisho ku jooga Xoghayaha Arrimaha DIbadda Dalka Maraykanka John Kerry, kaas oo kasoo kicitimay Waddanka Kenya oo Deris la ah Somalia. Diyaarad gaar ah oo uu la socday John Kerry, ayaa waxay ka soo cago dhigatay Garoonka Duulimaadyada ee Aadan Cadde, iyadoona si weyn ammaanka Garoonka…

                      Read More

                        Ciidamada Qaranka Oo Saacado Kooban Gudaha Magaalada Tukaraq Galay iyo Sababta Keentay

                        Tukaraq:May,05,2015(SDN/QJ)-Cutubyo katirsan Ciidamada qaranka Somaliland Shalay fiidkii soo galay Gudaha Tuulada Tukarraq ee Gobolka Sool, kuwaas oo  waxoogaa kadib iskaga baxay halkaas, kuna noqday fadhiisimadoodii ay kasoo baxeen. Ciidankan, ayaa muddo kooban ku sugnaa Kastam halkaas ay ku lahaan jireen Ciidamo hoostaga Maamulka Puntland, kaas oo ay maleeshiyo khaatumo ahi gacanta ku hayeen, waxana ay…

                        Read More

                          “Ninka Hanjabaya ee Cirkaa Soo Dumaya leh Waxan Leeyahay Cirna Soo Dumi maayee Doorashaa Meesha Lagu Yimi Doorasho-na waa Lagaga Tegayaaye Doorashada…..” Boqor Buur-madow

                          Hargeysa:May,05,2015(SDN/QJ)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow, ayaa ka Hadlay xaaladda Guud ee Dalka iyo muranka ka taagan arrimaha Doorashooyinka, isagoo jawaab ka Bixiyey Dhawaaqyo beelaha qaar kaga soo horjeedaan Muddo-kordhinta Madaxweyne Siilaanyo, kuwaas oo uu ku sheegay inaan loo baahnayn. Boqor Cismaan oo isagoo Magaalada Dubai ku sugan u warramay wariye Saleebaan Sahal oo Caynabanew katirsan,…

                          Read More

                            Sarkaalkii Ugu Sarreeyey Ciidamada Asluubta Maamulka Jubba Land Oo Xaalay Toogasho Lagu Dilay Iyo Xaaladda Oo Kacsan

                            Kismayo:May,05,2015(SDN/QJ)-Taliyihii Ciidamada Asluubta Maamulka Jubba Land Xasan Cismaan(xasan doob), ayaa Xalay Kooxo Hubaysan ku dileen Gudaha Magaalada Kismayo, waxana Ciidamada ammaanku wadaan tallaabooyin lagu raadinayo Ciddii dilkaas ka dambaysay. Inta Badan Xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Kismayo, ayaa waxa lagu arkayaa oo gaafwareegaya ciidamo tiro badan, waxana kooban dhaqdhaqaaqyada dadka rayidka ah ee saaka…

                            Read More

                              Johr Kerry Oo Ku Dhawaaqay Hadal Ka Farxiyey Malaayiin Soomaalida Xeryaha Qaxootiga Ku Nool ah

                              Nairobi:May,05,2015(SDN/QJ)-Xoghaye Arrimo Dibadeedka Maraykanka Mr John Kerry oo haatan Booqasho ku jooga Dalka Kenya, ayaa ka dhawaajiyey Hadal ay ku farxeen qaxootiga soomaaliyeed ee ku sugan Dalkaasi Kenya, kuwaas oo beryahaasba tirsanayey cadaadis kaga imanayey Dalka ay martida ku yihiin ee Kenya. Mudane Kerry, waxa uu daboolka ka qaaday inaan dib loo celin doonin qaxootigaas,…

                              Read More

                                Guddoomiye Ramaax Oo Ku Dhawaaqay Tallaabo Gaadiidka Dawladda Lagaga Badbaadin Karo Suldaan Wabarka Fallaagoobay

                                Borama:May,05,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax, ayaa markii ugu horraysay Soo Saaray Awaamiir lagaga Hortegayo Tallaabooyin Nabadgelyo darro ah oo dhawaan  Kooxo rabshad wadayaal ahi kula baxsadeen Gaadiid Dawladdu lahayd, waxana uu ku dhawaaqay iskudayo cusub oo arrimahaas lagaga hortegayo. Guddoomiye Ramaax oo shalay shir u qabtay Saraakiisha Ammaanka Gobolka iyo Masuliyiinta kale ee…

                                Read More

                                  Wargeyska The Telegraph oo Warbixin ka diyaariyay Dhibaatada Ay Maraan Tahriibayaasha Soomaalida Ah Ee Libya Sii Maraa

                                  Hargeysa 05.May 2015 (SDN/QJ)  Wargeyska The Telegraph oo kasoo Baxa Magaalada London, ayaa u guurgalay xaaladda Tahriibayaasha Soomaalida ah ee Nolosha u doonta Qaaradda Yurub gaar ahaan kuwa si mara Dalka Libya, waxana uu ka diyaariyey warbixin jidhidhico badan oo xaaladda Dadkaas daaha ka fayday.   Wargeysku waxa uu muujiyey in dadka Qaxootiga Soomaaliyeed ee…

                                  Read More