Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo dalka dib ugu soo laabtay
Muqdisho, 29, April, 2015(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii uu kasoo bogsaday dhaawac kasoo gaaray falkii argagixiso ee kooxda nabad diidku ay ku qaadeen Hotel Central 20-ka bishii February ee sanadkan, waxana kusoo dhaweeyay garoonka Muqdisho xubno ka tirsan labada gole ee…
