Webmaster

    Kooxda Islaamiyiinta Syria Ee Nusra Oo Xorriyadoodii u Celisay Laba Muwaadin Oo Dalka Sweden u Dhashay

    Raghah:April,27,2015(SDN/QJ)-Kooxda Islaamiyiinta Waddanka Syria ee Al-nusra, ayaa sii daysay laba muwaadin oo waddanka Sweden u dhalatay, kuwaas oo ay muddo dheer afduuub ahaan u haysteen, sida ay wasaaradda Arrimaha Dibadda dalkaasi shaacisay. Labada qof ayaa la sii daayey maalintii Jimcaha, waxaana ay hadda dib ula midoobeen qoysaskoodi, balse magacyada labadan qof ayaan si rasmi ah…

    Read More

      Muran Ka Taagan Kooxo Ruush ah Oo E-mail-ka Madaxweyne Obama Jabsaday iyo Waxyaabaha ay Daalacdeen

      Washington:April,27,2015(SDN/QJ)-Budhcad dhinaca internetka oo la filayo inay Ruush yihiin, ayaa  jabsaday E-mail-ka gaarka ah ee Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama. Sida uu qoray Wargeyska New Times, kooxaha Budhcadda dhinaca Internetka ah, ayaa la sheegayaa inay  yihiin kuwii hore u jabsaday Computorka Aqalka Cad, waxana ay haatan udhaceen E-mailka gaarka ah ee Madaxweynaha waddanka Maraykanka. Budhcadda Internetka…

      Read More

        Dhaawac La Gaadhsiiyey Maayarkii Degmada Balligudbadle Iyo Sababta Keentay Oo Si Weyn Loo Hadal hayo

        Balligubadle:April,27,2015(SDN/QJ)-Cabdi Iimaan Jaamac oo ah Maayarka Degmada Balligubadle, ayaa dhaawac loogu geystay Gudaha Magaalada Balligubadle xilli uu ku jirey Hawlihiisa shaqo ee caadiga ah. Sababta dhaawaca Maayarka, ayaa la sheegay inay tahay kadib markii ay Dawladda Hoose Ku dhaqaaqday Hawlo waddo-mariseed, kuwaas oo keenay in dadka qaarkii arrimahaas ka horyimaadaan, isla-markaana ay arrintu gaadho gacan-ka-hadal….

        Read More

          Madaxweyne Cabdiweli Gaas Oo Ku Dhawaaqay In Tallaabo Laga Qaadi Doono Kooxo Ciidankiisa katirsan Oo Askari Maxkamad Xoog Kagala Baxay

          Garowe:April,27,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Askar ciidankiisa katirsan Oo Dhawaan Askari si xoog ah kagala baxay Maxkamad lasoo taagay. Madaxweynuhu waxa uu sheegay in maxkamad la horkeeni doono Askartaas ku dhaqaaqday tallaabadaas oo dhacday 16-Kii bishan April ee aynu ku jirno. Maxamed Cabdi C/laahi, ayaa loo…

          Read More

            Afhayeenka Komiishanka Doorashooyinka oo eeda dib u dhaca doorashada dusha ka saaray Komiishankii ka Horeeyay DAAWO

            Hargaysa 27.April 2015 (SDN/QJ)- Komishanku waxay sheegeen in aanay sanad iyo bilo aanay doorashada qaban karin. Xukuumadana xilkii ay haysay waxa uu kaga eegyahay 26 june ee sanadkan. Mucaaradkii waxay ku adkaysanayaan inaan xukuumadu xiligii loo doortay aanay maalin la dhaafay, Xukuumaduna waxay sheegtay in dhankeeda ay doorashada u diyaar tahay dibu dhacana aanay sababtiisa…

            Read More

              Madaxweyne Siilaanyo oo Si Rasmi ah Golaha Guurtida uga Dalbaday Mudo Kordhin ay ku xalaaleeyaan Mudo Xileedkiisa dhamaadka ah

              Hargeysa, 27 April 2015 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),  ayaa codsi ku saabsan wakhtiga ay gudida doorashooyinka Somaliland u cayimeen Doorashooyinka Madaxtinimada Iyo Golaha Wakiilada u gudbiyay Golaha Guurtida Somaliland. Soo jeedintan oo ku taariikhaysan 22-ka April, 2015 oo nuqul ka mid ah ay Shabakada Qurbejoog.com heshay ayaa  u dhignaa Ujeedo:- Gudbin…

              Read More

                Ururka Solja oo Tababar Sadex Gobol isugu Geeyay Magaalada Boorama u soo Khatimay DAAWO

                Boorama 27.April 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha gobalka Awdal oo uu weheliyo Meeyarka Boorama ayaa u sooxidhay tababar usocday Wariyayaasha ka haowlgala gobalada Maroodi-jeex, Awdal iyo Saaxil, tababarkan oo lagu qabtay magaalada Boorama ee caasimada labaad ee Somaliland waxaana tobabarkani markii u horaysy keenay gudoomiyaha cusub ee ururka saxafiyiinta Somaliland ee Solja, halkan ka daawo.

                Read More

                  Siyaasiga Axmed Cumar Xamarje oo Gudoomiye Cirro ka difaacay inuu Turkiga isku arkeen Madaxda Somalia

                  Hargeysa, 27 April 2015 (SDN/QJ)- Siyaasiga Axmed Cumar Xaaji Cabdillaahi Xamarje,oo hadda ka tirsan Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ee Waddani horena u ahaa badhasaabkii gobalada Maroodi-jeex iyo Togdheer, ayaa beeniyay in guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro uu wadanka Turkiga kula kulmay madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Axmed Cumar Xaaji Cabdillaahi Xamarje, oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika…

                  Read More

                    PROFESSOR SULAIMAN A.GULAID : HOGAAMIYE KU HABOON “DAWLAD WADAAG” CARETAKER GOVERNMENT OF SOMALILAND

                    Muddo xileedkii xukuumada Kulmiye wuxuu ku eegyahay 26 June,2015 , doorsashadana  waxa la cayimay 1s,t June,2016. Inta u dhaxaysa labada muddo dalku  waxu   u baahanyahay“Dawlad Wadaag “   WAA MAXAY  DAWLAD WADAAG “ Caretaker Government “ Caretaker Governemnt  waxa la dhisaa marka u dhamaado muddo xileed  dawaladeed , ama la kala diro, ama la casilo, ama…

                    Read More

                      Al Shabab divided over whether to ally with Daesh

                      Mogadishu: Somalia’s Al Shabab militants are divided over whether to maintain their allegiance to Al Qaida or shift to Daesh, according to militant and security sources, analysts and clan elders. The division comes at a time when Daesh in Iraq and Syria has become the militant franchise of choice, attracting fighters from abroad and other…

                      Read More

                        Free the Somali six

                        Minnesota authorities have gone deep in search of taxpayer funds to lavish on Somali immigrants in the name of “outreach.” Someone should probably reach out to the supporters of the local Minnesota based Somalis recently charged with seeking to depart these parts in order to join ISIS, but I wonder if we have a government…

                        Read More

                          Uganda president gives rare insight into Shabaab attacks in Kenya, Somalia, Kampala – and America’s fail

                          ON April 24, 2015 Uganda’s president Yoweri Museveni released an article on the fortunes and misfortunes of the Somalia extremist group Al-Shabaab: THE most atrocious, criminal, cowardly and monstrous attacks by Al-Shabaab against soft and innocent targets such as shoppers in Nairobi’s Westgate Mall in September 2013; young students in northeast Kenya’s Garissa  University on April 2…

                          Read More

                          Man City oo Faraciddi Leh Kaga Baxsatey Aston Villa Markii 3-2 Iskaga Fujisay(DAAWO) By Jaahuur.

                          London-Apr-26-2015 (SDN/QJ) Saaxiibayaal qubanaheena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa horyaalka Ingiriiska oo meel xasaasi ah maraya. Naadiga Chelsea ayaa ilaa iyo hadda hogaanka u haya halka Arsenal iyo man City kaalinta labaad isku haystaan waxaan iyna dab yar shideyn Man United oo kaalinta afaraad cidhiidsaneysa walow horyaalka ku bilowdey si caajisinimo ah. Haddab ciyaar aad u…

                          Read More

                            Meydka Sarkaal Kenyan Muslim ahaa Oo Shabaabku Kusoo Bandhigeen Gudaha Dalka Somalia

                            Bardhere:April,26,2015(SDN/QJ)-Xoogagga Ururka Al-shabaab, ayaa Baahiyey muuqaalka Meydka Sarkaal Keynan ahaa oo ka Barbar dagaallamayey, kaas oo aan la caddaynin sababta geeridiisa. Sarkaalkan Meydkiisa lasoo bandhigay, ayaa Magaciisa lagu sheegay Ramsi, waxana Muuqaalka kasoo muuqday Afhayeenka Kooxda Sheekh Cali Dheere oo Tacsiyadaynaya Sarkaalka Saaxiibkood ahaa ee Geeriyooday. Muuqaalkan oo soconaya ilaa lix daqiiqo ayaa ugu horeyn…

                            Read More

                              Magacyada Masuuliyiin Siyaabo Kala Duwan Gudaha Muqdisho Loogu Laayey Oo Aan Cid Dishay La Aqoon

                              Muqdisho:April,26,2015(SDN/QJ)-Toogashada qorshaysan ee loo geysanayo Masuuliyiinta Xukuumadda katirsan iyo kuwa  ammaanka ku shaqada leh, ayaa kusoo badanay Magaalada Muqdisho, waxana shalay ilaa iyo maanta Dilal loo geystay Tiro masuuliyiin ahayd oo aan cid dishay la aqoonsan. Sarkaal ka tirsan Ciidanka Asluubta Somaliya, ayaa waxaa duhurnimadii maanta lagu dilay Isgoyska KPP ee Degmada Hodan ee Bartamaha…

                              Read More