Madaxweyne Siilaanyo oo xilka ka qaaday Maareeyihii Telefishanka Qaranka, masuul cusubna magacaabay, maxay tahay sababtu?
Hargeysa April, 30, 2015 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xilkii ka qaaday Maareeyihii Telefishanka Qaranka Mr. Khadar Xasan Cali Gaas, iyadoo uu Maareeye cusubna u magacaabay xilkaas. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed goordhawayd kasoo baxay Madaxtooyada, uuna ku saxeexnaa Afhayeenka Madaxtooyada Mr. Axmed Saleebaan Dhuxul, Madaxweynuhu waxa Maareeyaha cusub ee SLNTV oo afka dawladda…
