Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabka Kala Qaybgalay Tukashada Salaad Roob-doon ah Oo Saaka Loo Ballansanaa
Hargaysa:April,26,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud(Siilaanyo), ayaa Maanta Salaad Roob doon ahayd kala qaybgalay Kumanaan Qof oo Reer Somaliland. Salaadda Roob doonta ah oo uu hore Madaxweyne Siilaanyo u iclaamiyey, ayaa laga Oogay Gobollada iyo Degmooyinka Dalka, waxana uu madaxweynaha iyo inta Badan Xubnaha Xukuumaddiisu salaadaas ku tukadeen Masaajidka Tabliiqiyiinta ee ku yaalla Dhinaca…
