Webmaster

    Kor u Kaca Dadka Qaba Xanuunka Waalida oo Ku Soo batay Magaalo Xeebeedka Boosaaso Iyo Dardaaran Qiiro Leh (DHAGAYSO)

    Boosaaso 02.April 2015 (SDN/QJ)- Duruufaha deriska la ah dadka qaba xanuunada Dhimirka ayaa Deegaanada ay ku dhaqan tahay bulshada Somaliyeed aad ugu Batay. La yaab ma leh hadii aad Shaariicyada Magaalooyinka Somalida aad ku aragto dad Shalay bad qabay oo Maanta Maryaha dhigtay,Sidoo kale aad ayay u yar tahay inta u danqata ee Wax siisa…

    Read More

      Xukuumada Somaliland oo Heegan Buuxa Gelisay Hawl wadeenada Caafimaadka ee Deegaanada Xeebta DAAWO

      Hargaysa 02.April 2015 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay Heegan gelisay Shaqaaleheeda Caafimaadka ee ka hawlgala goobaxa Xuduudaha Dhulka, Badda iyo Madaarrada, ka dib markii ay bilaabmeen Qaxoonti ka soo cararay dagaallada waddanka Yemen ka socda oo kuwoodii u horreeyey ay soo gaadheen Xeebaha Berbera ee Somaliland. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland…

      Read More

        Ex-Shabab Official Claims al-Qaida Ties Dissolved

        A former al-Shabab intelligence official, claiming the Somali militant group “basically” no longer has relations with long-time ally al-Qaida, has raised the possibility it could align itself with the Islamic State group. Zakariya Hersi told VOA’s Somali service that if al-Shabab militants “feel they need foreign relations, since the other ties were cut, then they…

        Read More

          Reluctant to admit another failure

          WHEN the British and Swedish ambassadors to Somalia recently queued up to meet a new member of the government appointed by the third prime minister in 18 months, the man they met was so new to Somali politics that a government adviser was unsure of his name. But it was not long before Mohamed Omar…

          Read More

            Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Markii 1aad ku Dhiiraday inuu Saxeexo Qisaas lagu fulin doono Gacan Ku dhiiglihii dilay Ganacsade Xuseen Gacmo dheere

            Hargeysa, 31 March 2015 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shalay qalinka ku duugay fulinta warqadii qisaas ahayd, ee lagu fulin lahaa Gacan ku dhiigle Maxamed Cabdillaahi Cabdi oo 23 bisha March dil ugu geystay tuulada Qoto oo ka tirsan degmada Sabawanaag oo ka mid ah Gobolka Maroodijeex, Marxuum Xuseen Maxamuud Caawaalle (Gacmadheere) oo…

            Read More

              Afar Shardi oo Boqorka Sucuudigu ku Xidhay Joojinta Duqaynta Yemen iyo Ereteriya oo la Safanaysa Xuutiyiinta

              Sanca  01.April 2015 (SDN/QJ)-Tan iyo markii uu sii cuslaaday weerarka boqortooyada Sucuudigu hooggaaminayso ee ka dhanka ah Xuutiyiinta Yemen, waxaa soo xoogaysanaya cabsida ay xeeldheerayaasha milateriga iyo xidhiidhada istaraatijiga ah ee Carabtu ka qabaan in dalka Ereteriya uu ka faa’idaysto xaaladda colaadeed ee dalka Yemen oo uu mar labaad ku noqdo qabsashada Gasiiradaha Arakhbiil Xunaysh…

              Read More

                Mawqifka Labada Xisbi Mucaarid u Gudbiyeen Beesha Caalamka ee Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Wakiilada iyo Mudo Kordhinta Waxay ka qabaan

                Hargeysa 01.April 2015 (SDN/QJ)-Labada xisbi mucaarad ee Waddani iyo UCID ayaa ka hadlay farriin culus oo ay beesha caalamka ee taageerta hanaanka dimuqraadiyadda Somaliland ay soo gaadhsiisay saddexda xisbi qaran taas oo la xidhiidha arrimaha doorashooyinka iyo Dimuqraadiyada. Weftiga oo ka koobnaa afar xubnood ayaa kala ahaa safiir ku xigeenka Ingiriiska ee Addis Ababa oo…

                Read More

                  “Xukuumadu iyadaa ka Mas’uul ah dib u dhaca ku Yimaada Doorashooyinka la filayay inay dalka ka qabsoomaan” Xoghaye Uurcade

                  Hargeysa 01.April 2015 (SDN/QJ)–Xoghayaha guud ee xisbiga Waddani  Maxamed Cabdillaahi Uurcadde, ayaa jawaab ka bixiyey hadalo ka soo yeedhay Masuuliyiinta Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye, oo difaacay khudbad sannadeedkii uu Madaxweynuhu ka horjeediyey Golaha Barlamaanka, waxaanu tilmaamay in aanay iyagu xogogaal u ahayn xaqiiqada dhabta ah ee jirta. Xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani  Maxamed…

                  Read More

                    Akhri Shan Arrimood Oo Sababay Guuldarrada Soo Gaadhay Madaxweyne Goodluck Jonathan

                    Abudja:April,01,2015(SDN/QJ)-Indhaha caalamka dimuqraadiyadda Jecel, ayaa ku jeeda Natiijada kasoo baxday Doorashooyinkii ka dhacay Waddanka Nigeria, waxana la hadal hayaa Guusha Madaxweynaha Cusub iyo Waliba Guuldarrada Madaxweynihii isaga ka horreeyey  ee Goodluck Jonathan. Madaxweynihii Hore Goodluck Jonathan, ayaa noqday madaxweynihii ugu horreeyay ee isagoo talada haya laga guulaystay dalka Nigeria, waxana arrintani noqotay mid soo jiidatay…

                    Read More

                      Colaaddii Beelaha Buuhoodle iyo Qorilugud Oo Sii Xumaatay Iyo Dil Xalay Loo Geystay Nin Kasoo Jeeda Deegaanka Xadhadhanka

                      Xadhadhanka:April,01,2015(SDN/QJ)-Colaaddii u dhaxaysay Beelaha Qorulugud iyo Buuhoodle ayaa sii xumaatay, waxana sii socda Weerrarada gaadmada ah ee maleeshiyooyin labada beelood kasoo jeeda isku qaadayaan, iyadoo xalay dil loo geystay Nin kasoo jeeda Beesha Deegaanka Buuhoodle. Wararka deegaanadaas laga helayo, ayaa sheegaya in maleeshiyo gaade ahi si qarsoodi ah nin xoolo dhaqato ah ugu dileen Deegaanka…

                      Read More

                        Qorshe Guurtida iyo Madaxtooyadu Ku Abaabulayeen Muddo-kordhin Wakhti Dheer ah Oo Loo Sameeyo Madaxweyne Siilaanyo Oo ay Fashiliyeen Wakiillo Ka Socda Midowga Yurub Oo Dalka Ku Sugani

                        Hargeysa:April,01,2015(SDN/QJ)-Kulan maalintii shalay ay xubno kasocda Midowga Yurub, Safaaradda Birtain ee Addis Ababa la yeesheen Shirguddoonka Guurtida, ayaa waxa kasoo baxay ifafaaleyaal muujinaya inuu fashilmay Qorshe Hoose oo Madaxtooyada iyo Guurtida dhexmaray, kaas oo muddo-kordhin dheer loogu qoondeeyey Madaxweyne Siilaanyo. Wararku waxa ay intaas ku darayaan in Kooxdan ka socota midowga Yurub iyo Safaaradda ingiriisku…

                        Read More

                          Kooxda Uu Hoggaamiyo Ra’isal Wasaarihii Hore Ee Somalia Oo Soo Saartay Qoraal Gilgilay Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ku Saabsan Ahmiyadda Doorashooyinka Dalka Ka Qorshaysan

                          Muqdisho:April,01,2015(SDN/QJ)-Madal ay ku Bahaysan yihiin Siyaasiyiin miisaan culus leh, isla-markaana kasoo horjeeda Madaxweyne Xasan sheekh iyo Xukuumaddiisa, ayaa kulan ay yeesheen waxa ay kasoo saareen Qoddobo culculus oo la xidhiidha muhiimadda ay leedahay in dalka laga hirgeliyo doorasho xor ah. Gudoomiyaha Madasha Midnimada iyo Dimoqraadiyada oo ahaa Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed…

                          Read More

                            “Wax soo qulqulayaa ma jiraan, iclaamkaana buunbuuniyey, xataa laba boqol ma gaadhayaan Ajaanibka Shabaab la Joogaa, intooda badanina waa waddama afrika.” Sakariye Ismaaciil

                            Muqdisho:April,01,2015(SDN/QJ)-Sakariye Ismaaciil Xirsi oo hore uga mid ahaa hoggaanka sirdoonka kooxda Al-shabaab, isla-markaana isu soo dhiibay Dawladda Federal-ka somalia, ayaa waraysi uu bixiyey kaga Hadlay Xaaladda xilligan ee Kooxda Al-shabaab iyo isbeddelka ku dhacay. Sakariye Ismaaciil oo waraysi siiyey Idaacadda VOA-da, ayaa ugu horrayn ka jawaabay Su’aal la xidhiidhay Suurtagalnimada inay Kooxda Al-shabaab ku Biirto…

                            Read More

                              Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay ee Jamhuriyadda Federaalka Nigeria Muhammadu Buhari.

                              Muqdisho: 1April15(SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay ee Jamhuriyadda Federaalka Nigeria Muhammadu Buhari. Madaxweynaha Soomaaliya oo khadka telefoonka kula hadlay Madaxweynaha la doortay ayaa ugu hambalyeeyay guusha uu ka soo hooyay doorashada. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa kale oo uu u hambalyeeyay shacabka Nigeria oo uu…

                              Read More