Webmaster

    Hundreds protest as siblings go into care

    More than 100 Somalis protested outside Milton Keynes Council’s offices on Wednesday after a couple had their five children taken from them by social services. The parents claim they have been treated unfairly after the children, who are aged from three months to nine years old, were taken into care seven days ago. But council…

    Read More

      Iran oo aqbashay qorshe lagu xakameynayo barnaamijkeeda Nuclear ka, iyo Obama oo taageero baadi goobaya

      Lausanne April 03,3015(SDN/QJ)-Dawlada dunida ugu awooda weyn iyo dalka Iran ayaa Switzerland ku gaaray horu dhaca heshiis taariikhi oo lagu xakameyn doono barnaamijka Nuclearka Iran. Heshiiska ayaa Iran faraya in ay aad hoos ugu dhigto tayeynta maadada uranium ka iyada oo cunaqabateynta saaran Iran. Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay in heshiisku yahay “Isfaham taariikhi…

      Read More

        Xulufada Mucaaradka Oo Walaac Ka Muujiyay Muddo Kordhin Laba Sanno Ah Taageerayna Wakhtiga ay Beesha Caalamku soo Jeedisay DAAWO

        Hargeysa, 03 April 2015 (SDN/QJ)-Labada Xisbi Mucaarad Ucid iyo Waddani iyo Madasha wadatashiga ayaa wada jir u sheegay inaanay aqbali doonin Muddo kordhin siyaasadaysan oo Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo loo sameeyo. Waxay ku baaqeen in wadatashi qaran laga yeesho Muddada Xukumadda loogu darayo wakhtigeedii asalka ahaa oo ku eeg 26-ka June. Isbahaysiga Mucaaradku waxa uu sheegay…

        Read More

          Xeebaha Saylac iyo Lughaya oo laga Mamnuucay in Qaxootiga ka Yimaada Yemen aanay ka soo Degin

          Saylac, 02 April 2015 (Ogaal)-Taliyaha ciidamada badda Somaliland Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane) oo safar ku tagay magaalada Saylac ee xarunta gobolka Salal, ayaa amar ku bixiyay, in qaxooti ka yimaada wadanka Yemen ee soo gaadho magaalooyinka Saylac iyo Lughaya, aan loo ogolaan in ay doonyaha ka soo dagaan, loona soo leexiyo magaalada Barbara. Taliyaha oo…

          Read More

            Taariikhda dheer ee Degmada Sheekh ay ku leedahay dadka ku hadla Afka Somaliga iyo Barnaamij uu Weriye C.salaan Hereri ka Diyaariyay DAAWO

            Sheekh 03.April 2015 (SDN/QJ)- Degmada Sheekh Waa Degaan Buuralay ah oo ay Marto Silsilada Golis Cimilo ahaan Waa Deegaan lagu Tiriyo Qaboobe maadaama ay ku taal Bogcad Jooga Bada ka dheer . Sidoo kale Degmada Sheekh Waxay ummada Somaliland iyo Dadka ku hadla Luuqada Afsomaligaba ugu astaysan tahay inay tahay hoy aqooneed Waxay Degmada Sheekh…

            Read More

              “Maxamuud waligiiba Soomaaliweyn ayuu ahaa oo Siilaanyo ayuu ka wakiil yahay, siilaanyana waa isku rayi” Ambassador Sifir oo ka Hadlay Xil ka qaadistiisa

              Hargeysa 03.April 2015 (SDN/QJ)-Dr. Maxamuud Cabdillaahi Jaamac (Sifir) oo ahaa wakiilkii Kenya ee Somaliland ayaa ka hadlay sida uu u arko xil ka qaadista uu Madaxweyne Siilaanyo kaga fadhiisiyay shaqadii uu qaranka u hayay. Dr. Sifir oo isagoo jooga magaalada Newyork ee dalka Maraykanka, xalay Telefoonka ugu waramay Wargeyska Geeska Afrika wuxuu sheegay inaanu dhibsanayn…

              Read More

                Wasiirka Madaxtooyada oo Ka Jawaabay in Isaga iyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo uu Khilaaf soo gala dhex galay DAAWO

                Hargaysa 03.April 2015 (SDN/QJ)-  Xubno ka mid ah Dawlada somaliland oo ay ka mid yihiin Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha wakiilada Md Baashe Maxamed Faarax iyo wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Md Xirsi cali xaaji xasan oo qayb ka ahaa weftigii S.Land uga qayb galay munaasabadii Golaha deegaanka ee Magaalada Cardiff, Uk ku aqoonsadeen madaxbanaanida Somaliland…

                Read More

                  Shabaabka oo 147 ruux ku xasuuqay Jaamacada Garisa iyo cabsi hor leh oo dadka degaanka

                  Garisa April 03,2015(SDN/QJ)-Weerarkii shalay ay Shabaabku sheegteen eel ala beegsaday jaamacada Garisa ee woqooyi bari Kenya ayaa khasaarihii ka dhashay cirka isku shareertay. Dawlada Kenya ayaa shaacisay in weerarka ay ku qur baxeen 147 weerarka isla markaana ay haatan gacanta ku dhigeen amaanka. Ciidamada amaanka ayaa sidoo kale sheegay in afar ruux oo weerarka geystay…

                  Read More

                    “Waxa jira inay Somaliya iyo Somaliland dhawr jeer wada hadleen, oo wada hadaladaasi marxalado kala duwan ayey soo mareen, ugu dambeyntiina waa lagu kala kacay” Siyaasi Ismaaciil Buubaa

                    Hargeysa 03.April 2015 (SDN/QJ)-Ismaaciil Hure Buubaa, oo ah Siyaasi dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland, balse Somaliweyn aaminsan, ayaa ka hadlay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya ee dhawaan burburay, waxaanu soo jeediyey in wixii khilaaf ah ee soo kala dhex galay wada hadaladaas in la dhammeeyo. Ismaaciil Hurre Buubaa, oo khadka Telefoonka ugu waramaya Wargeyska…

                    Read More

                      Xuutiyiinta oo Guul Taariikhi ah ka gaadhay Qabsashada Magaalada Cadan

                      Cadan 03.April 2015 (SDN/QJ)- Dagaalyahanada kooxda xuutiyiinta ee reer Yemen ayaa Xalay  qabsaday aqalkii madaxtooyada ee Magaalada Cadan ka dib dagaal saacado socday oo ay la galeen taageerayaasha Cabdo Rabbo Mansuur Haadi Wakaalada Wararka ee France press ayaa xaqiijisay qabsashada kooxda Xuutiyiinta ee qasriga madaxtooyada ee magaalada cadan, xilli mas’uul sare oo ka hawlgala Qaramada…

                      Read More

                        NUSOJ oo ku baaqday in Si Shuruud La’aan loo Sii Daayo Labo weriye oo Muqdisho iyo Berbera ku kala Xiran, Kuna Baaqday in la ilaaliyo Xorriyada Saxaafadda

                        Muqdisho, April 3, 2015(SDN/QJ)-Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ayaa si kulul u cambaaraayay xarigyo is xig-xiga oo labo weriye xabsiyada Muqdisho iyo Berbera loogu taxaabay maalmihii Talaada iyo Arbacada ee la soo dhaafay, iyadoo ururku ku baaqay in bilaa shuruud wariyayaasha lagu sii daayo, laguna ixtiraamo weriyayaasha howsha adag ee naf hurnimada ah ee ay ugu…

                        Read More

                          Musharaxa Madaxwaynaha Xisbiga Ucid Mudane Jamaal Cali Xuseen iyo Wafdi uu hogaaminayo oo kulan la qatay Xafiiska Arimaha Dibada iyo Barwaaqo Sooranka .Daawo Sawiro

                          London 03April15(SDN/QJ)Musharaxa Madaxwaynaha Xisbiga Ucid Mudane Jamaal Cali Xuseen iyo Wafdi uu hogaaminayo waxay  kulan la  balaran la  qataeen  Xafiiska Arimaha Dibada iyo Barwaaqo Sooranka  ee boqortooyada Ingriiska kulankan oo ahaa mid loga hadlayey arimo badan oo xasaasiya oo ka mid tahay Dorashooyinka ,Xidhiidhka arimaha dibada eeSomaliland iyo sidii wax loga qabn lahaa Dhinaca cafimaadka…

                          Read More

                            Madaxweyne Siilaanyo Oo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ka Hoos Saaray Wasaarada Dibudejinta

                            Hargaysa  02. April, 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xeer madaxweyne oo sumadiisu tahay JSL/M/XERM/249-3134/042015 ku go’aamiyey In Wasaaradda Dib-u-dejintu u madax-bannaan tahay hawlaha la xidhiidha Qaxootiyada iyo Barakacayaasha oo hore uga tirsanayd wasaaradda Arrimaha Gudaha. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Soo jeedinta Wasiirka Wasaaradda Dib-u-dejinta JSL ee summaddeedu tahay MRR&R/M/6/2025 ee ku…

                            Read More

                              Saraakiil ka Tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo soo Dhamastay Tababar Dhinaca Diblomaasiyadda ah oo ay ku Qaateen Turkey-ga

                              Ankara April 02,2015(SDN/QJ)-5 Xubnood oo ka mid ah Agaasimayaasha Waaxaha iyo Hawlwadeenada Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland  ayaa soo dhamaystay tababar dhinaca diblomaasiyadda iyo shaqada dibadda ku saabsan oo ay bixisay Akademiyadda Diblomaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkey-ga. Tababarkan oo socday muddo lix maalmood ah (23rd-28th March) laguna qabtay Xarunta Wasaaradda…

                              Read More

                                Kor u Kaca Khasaaraha Dhimasho ee Jaamacada Gaarisa+ Ciidamo Tiro badan oo La Geeyay iyo Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo Khudbad Jeediyay

                                Gaarisa 02.April 2015 (SDN/QJ)- Ilaa iyo 15 qof ayaa ku dhimatay, 65 kalena wey ku dhaawacmeen weerar ay Koox Hubaysan oo dablay ahi ku Qaaday jaamacadda Garissa ee magaalada Garissa ee xarunta gobolka Waqooyi Bari Kenya oo ilaa iyo haatan ay haystaan. Mas’uuliyiin ka tirsan hay’adda Laan-qayrta Cas ee Kenya, ayaa xaqiijiyay in 15 qof…

                                Read More