Webmaster

    W. ku-xigeenka W. Maaliyadda XFS ayaa Addis-Ababa uga qayb galay Shirkii 8-aad ee Maaliyadda iyo Dhaqaalaha Afrika

    Addis Ababa, 31, march, 2015….Wasiir ku xigeenka Wasaarada Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa uga qayb galay maagaalada Adis-Ababa ee dalka Itoobiya shir ay isugu yimaadeen wasiirada maaliyada iyo dhaqaalaha wadamada Afrika, shirkaas ayaa sannadkan waxaa looga hadlayey sidii dhaqaale ballaaran loogu heli lahaa horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha wadamada Afrika. Shirkaas ayaa waxaa…

    Read More

      Daawo:Xaaji Cabdi waraabe Oo Ganacsatada Iyo Shacbiga Rer Somaliland Ugu baaqay Inay Soo Dhaweeyan Quxuutiga Reer Yeman Ee Nabadgalyada Soom Doontay

      Hargeisa 31/3/2015(SDN/QJ)Gudoomiyaha gudida joogtada ah ee golaha guurtida somaliland ahna xaajiga ugu da,dawayn  somalilland  inta la ogyahay ayaa maanta ka hadlay qoxuunti yeymaniyina oo laga dejiyey dekada berbera https://www.youtube.com/watch?v=Ey5ptbgzNWs Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

      Read More

        Daawo:Safiir Ku Xigeenka Engriska U Fadhida Ethopia Oo Guurtida Kulan Ay Maanta La Yeelatay Shir Gudoonka Guurtida Su,aalo Ka Waydisay Xiliga Somaliland Doorashooyinku ka Qabsoomayaan

        Hargeisa 31/3/2015(SDN/QJ)safiir ku xigeenka dawlada ingiriiska u fadhida caasimada dalka Etopia ee  adisababa  iyo wafti ay hogaaminayso ayaa maanta la kulmay shir gudoonka golaha guurtida iyagoo kala hadlaayey xiliga doorashooyinku dalka ka qabsoomayaan https://www.youtube.com/watch?v=uPs2dWWuQ10 Hargeisa SDn/Qj Concat@Somalidiasporanews.com

        Read More

          Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku qaabilay Wafti Ka Socday Uk iyo EUda Kulankasi Oo Ay Ku Wehelinayeen Xubno Wasiiro Ah(Sawiro)

          Hargeisa 31/3/2015(SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Xafiiskiisa ku qaabilay wefti balaadhan oo isugu jira Safaarada Ingiriisku ku leeyahay Dalka Ethiopia iyo xubno ka socday EUROPEAN UNION. Waxaana madaxweynaha kulankan ku wehelinaayey wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland, Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Wasiirka Arrimaha gudaha, Wasiirka Duulista iyo Hawada, Wasiirka Gaashaandhiga, Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada iyo Xoghayaha…

          Read More

            Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Goordhawd Xilalki Ka Qaaday Safiiradii Somaliland Ee dalalka Djabuti Kenya Isagoo Qaar Cusubna U Magocaabay

            Hargeisa  31/3/2015(SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3129/032015 uu xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey wakiilada Somaliland u fadhiya Dalalka Kenya iyo Jabuuti. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (r) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda Wakiiladda Somaliland u fadhiya dalalka dibaddu u leeyihiin…

            Read More

              Madaxwayhana Somaliland Ayaa Manta Xafiiskisa Ku Qaabilay Ganacsade Oo U dhashay Dalka Ingiriiska(Sawiro)

              Hargeisa  31/3/2015(SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley Ganacsade John Moore oo ka mid ah ganacsade weyn oo dalka ingiriiska iyo caalamkaba caanka ah kaas oo shirkii ganacsiga Somaliland ee lagu qabtay London Oct 14, 2014,  balan qaaday inuu Somaliland mar uun indhaha ka soo qaadidoono, riyadaasi oo uu ka…

              Read More

                Saameynta Dagaalada Yemen Ee Somaliland!

                Hargeysa:Mar,31,2015(SDN/QJ)-Waxay ahayd uun markii dhawaan uun ay ka hureen xasarado qulqulatooyin dagaalo ah wadanka aynu jaarka nahay ee yemen , sidaad akhriste intii badan ka war qabtaana wadanka yemen waa wadan aynu wadaagno cilaaqaad iyo xidhiidho dhinacyo badan leh waxa laga yaabaa inaanay inoo muuqan xidhiidhadaas sababta oo ah ma wadaagno xidhiidh siyaasadeed oo xoog…

                Read More

                  Kampala Oo Lagu Toogtay Haweenay Gacanta Ku Haysay Dacwad Ka Dhan Xubno Shabaabnimo Ku Eedaysnaa

                  Kampala:Mar,31,2015(SDN/QJ)-Haweenay gacanta ku haysay Dacwad ka dhan ahayd Xubno lagu xidhiidhiyey Shabaabnimo, ayaa lagu toogtay Magaalada Kampala ee Caasimadda Dalka Uganda. Haweenaydan, ayaa haysay dacwadda Rag tiradoodu ahayd 13 oo lala xidhiidhiyey kooxda Al-shabaab, waxana  aan la haynin ciddii dilkeeda ka dambaysay. Haweenaydan oo lagu magacaabi jirey Joan Kagezi ayaa la toogtay, xilli ay ku…

                  Read More

                    Kenya arrests 3 women due to ISIL links

                    Three women on Monday were brought before a court in Kenya’s coastal city of Mombasa after having been arrested by security forces at the border with Somalia for allegedly planning to travel to Syria. “From our interrogation, the Tanzanians confessed to officers in Mombasa that their intention was to enter Somalia and meet a certain……

                    Read More

                      Germany extends military deployment in Somalia

                      On Thursday, the German parliament voted by a large majority to extend its military operations in Somalia. Of the 578 votes cast, 454 delegates voted for the continuation of German involvement in the mission. There were 115 “no” votes and nine abstentions. The decision provides for a continuation of earlier commitments to the European Union…

                      Read More

                        Musharraxa Mucaaridka Nigeria Oo Hoggaanka u Haya Ilaa iyo Hadda Codadka la Tiriyey iyo Gobollada Hadhsan Oo Tirintooda Isha Lagu Hayo

                        Abudja:Mar,31,2015(SDN/QJ)-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tirinta Codadka doorashooyinkii Madaxtinimo ee Dalka Nigeria ka dhacday, waxana ifafaaluhu muujinayaa inuu musharraxa Mucaaridku hoggaaminayo. Ilaa iyo haatan waxa  la tiriyey 19-Gobol  oo kamid ah 36-ka Gobo lee Dalkaasi ka kooban yahay, waxana ugu yaraan Laba Million oo Cod ku Hoggaaminaya hoggaamiyaha Mucaaridka Mohamaduu Boharu. Waxa wali aan…

                        Read More

                          Rajadii Laga Qabay In Xal Laga Gaadho Wada-xaajoodka Nuclear-ka Iran Oo Xumaatay iyo Wakhtigii Oo Gabaabsi ah

                          Geneva:Mar,31,2015(SDN/QJ)-Wada-xaajoodkii ku saabsanaa Hubka Nuclear-ka Dalka Iran  oo shalay ka furmay Dalka Zwitzerland, ayaa muujiyey rajo xumo keeni karta inaan natiijo fiicani soo bixin. Wada-xaajoodkan oo ay ka qaybgeliyaan Wasiirada Arrimaha Dibadda ee dalalka lixda ah ee awooda leh iyo Ergada dalka IRAN, ayaan samaynin wax horumar ah, waxana lagu sii dhammaanayaa wakhtigii kama dambaysta…

                          Read More

                            Madaxtooyada Somalia Oo Beenisay Inay Saldhigyo Ciidan Siisay Huwanta Duullaanka ku Haysa Dalka Yemen

                            Muqdisho:Mar,31,2015(SDN/QJ)-Madaxtooyada Somalia, ayaa markii ugu horraysya ka Hadashay Wararka sheegay inay jiraan Saldhigyo militeri oo Badda iyo Berriga ah, kuwaas oo loogu deegay isbahaysiga weerarka ku Haya Xuutiyiinta Yemen. Afhayeenka madaxweynaha Soomaaliya Daa’uud Aweys oo la Hadlay Idaacadda Goob-joog, ayaa sheegay inaanay jirin go’aan ay Dawladdu ku gaadhay inay Bixiyaan Saldhigyadaas, marka laga reebo taageerada…

                            Read More

                              Kenya oo Gacanta ku dhigtay Hablo u Talaabayay ku Biirista Xarakada Alshabaab

                              Mandhera:Mar,31,2015(SDN/QJ)-Saraakiisha Ammaanka waddanka Kenya ayaa shaaciyey inay gacanta ku dhigeen Saddex Hablood oo Arday ahaa, kuwaas lagu eedeeyey inay qaraxyo ka Abaabulayeen Xeebta Mombasa. Gudoomiyaha magaalada Mombasa Nelson Marwa, ayaa sheegay in saddexda Hablood lagu qabtay magaalada Ceelwaaq ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya, waxayna dumarka ay doonayeen iney ku biiraan Alshabaab. “Dadkaasi waxay saarnaayeen…

                              Read More

                                Mayeedhaan Lagu Xardhay Halku dhigyo lagaga soo Horjeedo Musuq Maasuqa Kenya oo Layaab ku Noqday Bulshada

                                Nairobi 31.March 2015 (SDN/QJ):- Fajac iyo yaab ayay ku noqotay in badan oo dadweynaha ku dhaqan Caasimadda dalka Kenya ee Nairobi oo lagu dhex-arkay Mayeedhaanka Dameeraha oo korkooda lagu soo xardhay weedho iyo hal-ku-dhegyo muujinaya heerka Musuqmaasuq baahsan oo lagu tilmaamayo inuu waddankaas ka jiro, sidoo kalena ka jiro tacaddi ka dhan ah Haweenku. Arrintan…

                                Read More

                                  “Un-ta Waan u shaqayn Jiray oo Mas’uul aad u weyn ayaan ahaa Laakiin Xil aan iska Casilayaa Ma Jiro” Wasiirka Arrimaha Dibada

                                  Hargeysa 31.March 2015 (SDN/QJ) Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis, ayaa sheegay inaanu diyaar u ahayn xil uu ka qabto Qaramada midoobay sidoo kalena aanu iska casilayn jagada uu Xukumadda Siilaanyo ka hayo. Hadalka Wasiirka ayaa ka dambeeyay warar maalmihii u dambeeyay soo baxayay oo sheegayay in Xogyaha Qaramada midoobay xil u magacaabayo sidaas…

                                  Read More

                                    Muxuu daaranaa Kulan dhex maray Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xoghayaha Guud ee Q.Midoobay?

                                    Hargeysa  31,March 2015 (SDN/QJ) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Sharm El Sheikh ee waddanka Masar kulan kula yeeshay xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki Moon. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda siyaasaddda iyo amniga Somalia, gaar ahaan Hiigsiga 2016-ka, dagaalka looga soo horjeedo Al-shabaab, xoojinta ciidamada xoogga dalka iyo qodobbo kale. Xasan Sheekh…

                                    Read More