“Author Archive”
Stories written by akguled

Somaliland: 23 Arday oo Deeq Waxbarasho Jaamacadeed ah ka Helay Dalka Masar DAAWO

Hargaysa 01. November 2016 (SDN/QJ):- 23 Arday oo Ka Baxay Dugsiyada Hoos Yimaada Hay’ada Waxbarashada ee Geeska Africa kana Kala Socday Gobolada Maroodijeex iyo Togdheer oo Deeq Waxbarasho ka helay Dalka Masar ayaa Xaflad Sagootin ah Magaalada Hargaysa loogu Sameeyay.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qabanqaabada Soo Dhaweynta Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani Amb.Maxamed Cali Aw-cabdi Oo Si Weyn Looga Dareemayo Magaalada Borama

Boorama 01. November 2016 (SDN/QJ):- Waxa Magaalada Borama Ee Xarunta G.Awdal Si Weyn Loga Dareemayaa Dhaqdhaqaaqa Soo dhaweynta Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani Amb.Maxamed Cali Aw-cabdi Iyada Oo qabanqabada Soo dhaweyntaasi ay wakhtigan tahay ta ugu hadal haynta badan Borama. Wafti Uu Hogaaminayo Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxaa Ka Jira In Ciidammada Laanta Socdaalka Mushaharkooda Laga Jaro Lacago Lagu Bixiyo Deyn Uu Galey Taliyihii Hore?

Hargaysa 01. November 2016 (SDN/QJ):- Ciidamadda Laanta Socdaalka Somaliland ayaa la sheegayaa in Mushaharooyinkooda laga Jaro lacago lagu Bixiyo deyn la sheegay inuu galey Taliyihii hore ee ciidamadaasi Korneyl Maxamed Cambaro. Qaar ka mida saraakiisha laanta Socdaalka oo magacyadooda ka gaabsaday arrimo la xidhiidha amniga shaqadooda ayaa Wargeyska Himilo u sheegay in mushaharkooda laga jaro […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xisbiga Waddani oo Olole Taageero Ka Wada Deegaano Badan oo Ka Tirsan Gobolka Togdheer DAAWO

Hargaysa 01. November 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Magaalooyin door ah oo ka tirsan Gobolka Togdheer Waxay ka sameeyeen Dhoola Tusyo Siyaasadeed Kuwaas oo la Rumaysan Yahay inuu dabada ka riixayo Hogaamiyaha Cusub ee Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan. Waxaanu Xisbigani xafiisyo ka furtay Degaanada Shanshacadde, Balicalanle, Gaatama, Gaadlayaal oo dhammaantood […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Dib u Dejinta Somaliland oo Ka Hadlay Doorka Hay’adaha Samo falka ka Saaran Gurmadka Dadka abaaruhu Saameeyeen DAAWO

Hargaysa 01. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Dib u dejinta Somaliland Mudane Cali Siciid Raygal ayaa Kormeer ku tegay Xarunta Hay’ada Xayaad Islamik Foundation oo ay ka wada Shaqeeyaan Arrimaha Qaxoontiga.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sirta Ka Dambaysa Magaalada Buluuga ah ee Dalka Morooko (Xogta Dahsoon) DAAWO

Hargaysa 01. November 2016 (SDN/QJ):- Haweenka Magaalada Shifshaun ee Dalka Morooko waxay hindiseen inay muuqaal gaar ah usameeyaan magaaladooda iyagoo gidaarada guryahooda ku nashqadaynaya midabka buluuga ah iyadoo inta badan magaaladaasina isugu baxday magaalo buluug ah oo khariirada dhex taalla.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Magaalo Xeebeedka Berbera Iyo Booliiska oo Toogtey Nin Dirawal ah

Berbera 01. November 2016 (SDN/QJ):- Wararka ka imanaya gobolka Saaxil ayaa sheegaya in ciidamadda  ka hawl-gala kaantaroolka  dhinaca  Berbera uga soo baxa  degmadda Sheekh  ay toogteen nin baabuur watay. Wararku waxaa ay sheegayaan in ninkaasi la Toogtay Xalley kadib markii ciidamada Kaantaroolku ay xabad ku fureen. Waxaa la sheegayaa in Gaadhigaasi ay saarnayeen Dadkale oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxaa Kasoo Baxay Kulamadii Imaaraadka Ku Dhex Maray Madaxda Maamul Goboleedyada Soomaaliya?

Muqdisho 01. November 2016 (SDN/QJ):- Wararka ka soo baxaya dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegaya in uu soo gabo gaboobay kulamo si hoose dalkaasi ugu yeesheen Madax katirsan Dowlada Imaaradaka Carabta iyo Madaxda Maamul goboleedayda dalka Soomaaliya ka jira. Kulamada ka dhacay dalka Imaaraadka Carabta oo ahaa kuwa albaabada ay u xirnaayeen ayaa la sheegay in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gabadh Laga Soo Furtay Budhcad-badeed Somaaliyeed oo Laba Sano Afduub ay Ku Haysteen oo Ka Warrantay Siday ula Dhaqmi Jireen

Cadaado 01. November 2016 (SDN/QJ):- Masuuliyiinta Maamul-gobolleedka Soommaaliyeed ee Galmudug, ayaa shalay Warbaahinta ugu soo bandhigtay dagmada Cadaado ee xarunta Maamulkaas, Gabadh Ajaanib ah oo Ciidammo ka tirsan kuwa Galmudug ku soo furteen howlgal ay ka sameeyeen deegaanka Camaara ee gobolka Mudug.   Haweeneydaas ayaa muddo labo sano ah u afduubneyd Koox Budhcadbadeed ah oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Farshaxan Amiin Caamir Iyo Sawirka Todobaadka ee Xisbiyada Kulmiye Iyo Waddani

Hargaysa 01. November 2016 (SDN/QJ):-Farshaxanka Caanka ah ee Amiin Caamir ayaa Sawir Kartoon ka Sameeyay Xisbiyada Kulmiye Iyo Waddani oo Loolan adagi Mudooyinkii u danbeeyay u dhexeeyay .

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »