Webmaster

    Official: Al-Shabab siege at Somali hotel ends, 21 dead

    Blood spattered utensils, bullet-pocked walls and overturned chairs mark the reception area of a prominent hotel in the Somali capital following an attack by Islamic extremists that killed at least 21, including six attackers. Somali special forces stood over three bloodied bodies of the alleged attackers after officials declared they have full control of the…

    Read More

      Gudomiyaha gudida Ictiraafradinta somaliland ee Iskandanavianka iyo xubno ka mida Jaaliyada Denmark oo kulan la yeeshay wassiirka arrimaha dibeda Demark

      Copenhagen Mar 2015(SDN/QJ)-Gudomiyaha gudida Ictiraafradinta somaliland  ee Iskandanavianka  Abdirizaq Ahmed Ina-afqaraf oo ay weheliyaanGudoomiye kuxigeenka Jaaliyada Somaliland ee Danmark Marwo Ikran Hussein Warsame iyo siyaasi Amb Abdirizak Diinaari Ahmed ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arimaha DIbadda H. E Minister Martin Lidegaard. Qoraal kulankan ku saabsanaa oo uu soo saaray gudida Ictiraafradinta somaliland  ee Iskandanavianka  Abdirizaq Ahmed Ina-afqaraf…

      Read More

        Madaxtooyada Somaliland Oo Qoyska Reer Boobe Kala Masuugtay Inay uga Tacsiyadayso Midka mid ahaa Qoyskooda Oo Geeriyooday

        Hargeysa:Mar,29,2015(SDN/QJ)-Madaxtooyada Somaliland, ayaa iska diiday inay tacsi u dirto Qoyska Reer Boobe Yuusuf Ducaale oo uu ka geeriyooday midka mid ahaa Wiilasha uu dhalay Mujaahid Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale(Boobe). Aqalka Madaxtooyada, ayaa afka ka xidhay inuu qoraal tacsi ah arrintaas ka sameeyo, isagoo meesha ka saaray  Qiimaha uu Mujaahid Buube Yuusuf Ducaale qaranka uga fadhiyo iyo…

        Read More

          Xuutiyiinta Reer Yemen Oo Shaaciyey Tallaabooyin Cusub Oo Ay Kaga Aargoosanayaan Weerarrada Sucuudiga

          Sanca:Mar,29,2015(SDN/QJ)-Kooxaha Xuutiyiinta Dagaalada ka wada Dalka Yemen, ayaa shaaciyey tallaabooyin horleh oo ay kaga falcelinayaan Weerarrada Diyaaradaha sucuudigu ku wadaan Goobaha ay haystaan. Kooxahan, ayaa sheegay inay Weerarro isqarxin ah ka fulin doonaan Gudaha waddanka Sucuudiga haddii aanay Diyaaradahhoodu joojinta Duqaynta ah ku hayaan Dhulweynaha Yemen. Mid ka mid ah saraakiisha sarsare ee jabhada Xuutiyinta…

          Read More

            “Qorigan Ugu Dambeeyey Waa Kii saddexaad ee intii aan joogay aanu qabano, Waana laga yaabaa inaad Berri aragtaan Madfac Magaalada Kusoo dhacay.” Gudd. Ramaax

            Borama:Mar,29,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan(ramaax), ayaa Ka hadlay hub sharcidarro ah oo dhawaanahan ciidamada ammaanku ku qabteen Gudaha magaalada Borama si loogu caawiyo kooxda nabad-diidka ah ee uu hoggaamiyo Suldaan Wabar. Guddoomiye Ramaax, ayaa waxa  uu tilmaamay in dhibaatada ugu weyn ay wadaan Qurbejoog u dhashay Gobolkaas, kuwaas oo uu tilmaamay inay ka shaqaynayaan…

            Read More

              Somaliland oo ka Hadashay Aqoonsi bixinta Magaalada Cardiff ee dalka Uk DAAWO

              London, 29 March 2015 (SDN/QJ)-Xukuumada Somaliland, ayaa markii ugu horaysay ka falcelisay aqoonsigii uu siiyay deegaanka Cardif maalinta khamiista ahayd oo ay si buuxda u aqoonsaddeen jiritaanka iyo madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland. Wasiiradda wasaaradaha Madaxtooyadda, Arrimaha Dibadd iyo Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiiladda Baashe Maxamed Faarax, Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Maxamed Biixi Yoonis oo…

              Read More

                Punt land oo Beenisay inay Somaliland ka Raaligelisay Hadal uu Madaxweyne Siilaanyo labada Golle ka Horsheegay

                Hargeysa 29.March 2015 (SDN/QJ)- Puntland ayaa beenisey war uu sheegay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo ahaa in Madaxweynaha Puntland si shaqsi ah uga raalli geliyey gef qaar kamid ah wasiirrada Puntland ka galeen Somaliland, waa sida Siilaanyo hadalka u dhigaye. Wasiirka war-faafinta Puntland Cabdiweli Xirsi Cabdulle Indho-Guran oo galabta magaalada Garowe shir-jaraa’id ku qabtey ayaa…

                Read More

                  Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Kulan Casho Sharaf ah la qaatay Jaaliyada Somaliland ee Washington

                  Washington 29.March 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici oo uu wehelinaayo wasiiru-dawlaha wasaarada Waxbarashada Somaliland Mudane Axmed Nuur Faahiye ayaa kulan casho sharaf ah la qaatay Jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan magaalada Washington Dc.   kulankan oo ahaa mid soo dhawayn iyo is xog waraysi ay ku kala…

                  Read More

                    Maka Al Mukarama Siday Wax uga Dhaceen Siday u Tebisay Saxaafadu iyo Qormo uu Yuusuf Garaad kaga hadlay Tebinta dhacdadaas “Warfaafin mise Sirfaafin”

                    Muqdisho 29.March 2015 (SDN/QJ)- Saxaafaddu waa mas’uuliyad culus. Waxayna qeyb ka tahay mukhaabbaraadka qeybtiisa aan qarsooneyn ee loo yaqaan “open source” iyo weliba qeybtiisa Falanqeynta. Weriyaha waa lagu tababbaraa marka uu warku wax u dhimi karo nafta bani’aadam ama xorriyaddiisa, marka uu dhaawici karo amniga qaranka iyo sida laga yeelo. Weriyayaal aan tababbar qumman u…

                    Read More

                      Xukuumaddu Miyay Ogolaatay In Xulafadda Sucuudigu Madaarka Berbera U Isticmaalaan Duullaanka Xuutiyiinta Yemen?

                      Hargeysa, 29 March 2015 (SDN/QJ)-Iyadoo maalintii sadexaad uu soconayo hawlgalka duqaynta xuutiyiinta ee xulafadda carabta ee sucuudigu hogaaminayaa wadaan, ayaa waxa isa soo taraya warar sheegaya, in xulafaddu doonayaan inay isticmaalaan madaarka Berbera. Madaxweynaha dawladda soomaaliya Xasan Sheekh ayaa la sheegayaa, inuu u ogolaaday  madaaradda iyo dekedaha dalkii hore laysugu odhan jiray soomaaliya, inay isticmaali…

                      Read More

                        Xukuumada Federaalka oo Cadaysay inay sii wadayso wada hadalka ay la leedahay Somaliland

                        Muqdisho 29.March 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo federaalka dowladda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen ayaa sheegay inay ka go’an tahay Xukuumadda in la sii wado Wada hadalada iyaga iyo Maamulka Somaliland. Wasiir Odawaa ayaa sheegay in wada hadalka uu mar walba yahay jidka kaliya ee u furan Soomaalida, waxaana uu rajo ka muujiyo in wixii…

                        Read More

                          Wefti Afar Wasiir ka Kooban oo Xalay Gaadhay Degmada Maydh ee Gobolka Sanaag iyo Ujeedada Socdaalkooda

                          Maydh 29.March 2015 (SDN/QJ)- Wefti balaadhan oo ka socda Xukuumada Somaliland ayaa Xalay  Gaadhay Degmada Degmada Maydh ee Gobolka Sanaag. Weftigan oo ka Kooban Wasiirada Wasaaradaha  Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye,Waxbarashada Prof Faarax Cilmi Geedoole ,Kalluumaysiga Cali Axmed Bureed, Iyo Wasiirul dawlaha Wasaaradda Maaliyada Mudane Cismaan Saxardiid Caddaani. Weftiga Waxaa Tuulada Conqor kaga…

                          Read More

                            Madaxweyne Xigeenka Somaliland Iyo Weftigii uu Hogaaminayay oo Gaadhay Magaalada Washington ee dalka Maraykanka Iyo Jadwalka Kulamadiisa

                            Washington 28.March 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil “Saylici” oo maalintii Arbacadii ka dhoofay garoonka Diyaaradaha ee Egal International Airport, Isaga oo u sii jeeday dalka Maraykanka ayaa sida aanu ka helnay Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka maraykanka Ambassador Rashiid Gaaruf Nuur uu noo xaqiijiyey in weftigii madaxweyne ku xigeenku…

                            Read More

                            Maxaa Ku Kalifey Tababaraha Xulka Germany Inuu Qolofta Siinkiisa Cuno? Iyo Dhacdooyinkii Ugu Wasakhsanaa ee Taariikhda Soo Marey Koobka K/C Aduunka.By Jaahuur.

                            SDN/QJ-Mar-28-2015-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa taariikhda kubadda cagta ee aduunka wax yaabihii ugu wasakhsanaa ama ugu qalafsan soo marey iyo dhacdooyin kale oo cajiib ah ee daawasho wacan hana ka caajisin Video-gu uu dheer yahaye. W/qorey Jaahuur SDN/QJ.

                            Read More

                              RW. Cumar: “Ujeedka Argagaxisadu waa iney curyaamiyaan goobaha ganacsiga, ayna gumaadaan dadka shacabka ah”

                              Muqdisho, 28, Maarso, 2015 (SDN/QJ)…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka warbixiyey weerarkii nabad-diidku ay ku qaadeen shalay Hotel Maka-Al-Mukarama iyo khasaaraha ka dhashay. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in weerarkii wuxushnimada ahaa lagu dilay 14 qof, oo toban ka mid ah ay ahaayeen…

                              Read More

                                Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawlada Oo Shahaadooyin Guddoonsiiyay Shaqaale Sanad Baranayay Luuqada Engelishka(Sawiro)

                                Hargeisa 28/3/2015(SDN/QJ)Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawlada ahna sii hayaha Machadka tababarka shaqaalaha dawlada (CSI) Prof: Maxamed Mixile Boqorre ayaa shahaadooyin guddoonsiyay qaar ka mid ah shaqaalaha ka hawlgala xarumaha dawlada oo muddo sanad ah baranayay luuqada Engelishka (English Diploma Program). Munaasibada shaqaalaha shahaadooyinka lagu guddoonsiinayay waxa ka soo qaybgalay Guddoomiyaha hay’addaha shaqaalaha dawlada ahna sii hayaha…

                                Read More