Akhri Nuxurka Khudbad Uu Maanta Madaxweyne Siilaanyo u Jeediye Labada Gole iyo Arrimaha Uu Diiradda Ku Saaray
Hargeysa:Mar,28,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo, ayaa khudbad-sanadeedkiisii uu ka jeediyey aqalka labada gole goor dhaweyd soo afjaray, waxana uu kaga hadlay arrimo door ah oo u badan xaaladda uu haatan dalku jiro. Madaxweyne Siilaanyo, ayaa Khudbadiisa diirada ku saaray arrimaha ammaanka, siyaasadda Arrimaha Dibadda, Doorashooyinka, Maalgelinta Dekeddda Berbera iyo mashaariic horumarineed uu sheegay inuu dalka ka hirgeliyey. Madaxweyne…
