Webmaster

    Laamaha Amaanka Somaliland oo Hawl galo baadhis ah ka fuliyay Huteelada Caasimada Hargaysa iyo Dad lagu soo qabqabtay

    Hargeysa, 30 March, 2015 (SDN/QJ)- Hawlgal balaadhan oo xalay ciidamada laanta Socdaalku ka fuliyeen guud ahaan hudheelada la seexdo ee dalka ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen tiro aan la shaacin oo ka mid ahaa dad loo tegay goobahaa. Xogo wargeyska Himilo oo aanu Warkan ka soo Xiganay uu  ka helay ilo lagu kalsoon…

    Read More

      Hargaysa oo lagaga dhawaaqay Xarunta Cilmi baadhista iyo Odoroska Siyaasada ee Tallo Ruug

      Hargeysa 30.March 2015 (SDN/QJ) Xarun la magac baxday TALO-RUUG THINK TANK (Center for Public Policy and Strategic Initiatives) oo noqon doonta tii ugu horraysay nooceeda oo kale ayaa lagu daah-furay Huteel Maansoor ee Caasimadda Somaliland ee Hargeysa xaruntaasi oo ka shaqayn doonta arrimo badan oo al xidhiidha dhinacyada kobcinta iyo daraasaadka Arrimaha Nolosha. Xafladda Daa-furka…

      Read More

        Aragtiyada kala Durugsan ee Muxaafidka Iyo Mucaaridku ka qabaan Mudada loo Kordhin Xukuumada Siilaanyo

        Hargeisa 30,March 2015 (SDN/QJ)-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nac-nac,Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa iyo Xildhibaan Xaamud Cismaan Cigaal, ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyay waxa laga yeelayo dib u dhaca doorashada kadib khudbaddii Madaxweyne Siilaanyo ka  jeediyay Aqalka Baarlamaanka oo uu ku sheegay in doorashadu dib u dhacday eedeedana ay cidda lihi soo bixi doonto.   Xildhibaan…

        Read More

          KHUDBADII MADAXWAYNAHA MAXAA KAGA BAXAY; BY FAISAL FARAFIDIY

          Waxaan halkan ka salaamayaa akhristayaasha sharafta leh waxaanaan ku salaamayaa salanta ISLAMKA ee ASALAMU CALAYKUM, Waxaan salaanta mid la mid ah hawada u marinayaa bahwaynta Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani. Waxaan bogaadin iyo hambalyoba hawada u marinayaa Haween waynaha bahwaynta Xisbiga Waddani guusha maanta uga soo hoyatay shirwaynihii garabka haweenka ee Xisbiga Waddani oo aan…

          Read More

            Institutional racism plagues St. Cloud schools

            As an engaged resident and educator, I am concerned about the commitment by the school board and superintendent to the district’s core values – excellence, learning, leadership, partnership, respect Somalis are under attack in St. Cloud because of their race, their religion and their immigration/refugee status. With the recent influx of many Somali students, the…

            Read More

              Westpac to stop Somali money transfers on March 31

              But Somali Remittance Action Group chairman Hussein Haraco said the closures would cut off the ability of thousands of poor, dependent Somalis to buy food and water and access health and education. “Westpac has advised Somali and other money transfer operators that the closure is driven by increased perception of risk around remittance services in…

              Read More

                Soomaalida Minneapolis oo si weyn u soo dhaweeyay Boqor Burhaan Boqor Muuse Boqor Yuusuf Boqor Cismaan

                Minneapolis Mar 29,2015(SDN/QJ)-Waxa magaalada Minneapolis soo dhaweyn balaaran loogu sameeyay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota  Boqor Burhaan Boqor Muuse Boqor Yuusuf Boqor Cismaan. Boqorka ayaa dadweynihii halkaa isugu yimi waxa ay u muujiyeen kalgaceyl balaaran waxaanu ku booriyay midnimo iyo Soomaalinimo.   SDN/QJ-Minneapolis contact@qurbejoog.com  

                Read More

                  Daawo:Xukuumadani Waxay Taqana Hinaasaha Iska Eega Imikay Dumar Magalada Ka Soo Ururinaysaa Ooy Odhnaysaa Waa Shirkii Garabka Haweenka Kulmiye Ee Iska Eega”Suldaan Daakir

                  Hargeisa 29/3/2015(SDN/QJ)suldaanka guud ee beelaha gabooye ayaa maanta  suldaan daakir ayaa maanta xukuumada somaliand dhaliilo hor leh u soo jeediyey  isagoo xisbiga kulmiye  iyo xukuumadiisaba ku tilmaamay  qaar yaqaan hinaasaha https://www.youtube.com/watch?v=clLrXyia7sg Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                  Read More

                    Shirweynahii Garabka Haweenka Heer Qaran Ee Xisbiga Waddani Oo Hadda Si Rasmi Ah Loogu Doortay Guddoomiye, Ku Xigeeno iyo hogaanka garabka haweenka Xisbiga Waddani SAWIRO

                    Hargeysa Mar,29,2015(SDN/QJ)- Shirweynahii koowaad ee garabka haweenka heer qaran ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, oo illaa saaka ka socday hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa, ayaa si rasmi ah hada loogu doortay guddoomiyaha, guddoomiye ku xigeeno iyo hogaanka garabka haweenka heer qaran ee xisbiga Waddani. Madashan oo uu goob joog ka ahaa guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah…

                    Read More

                      RW. Cumar ayaa maanta ka qayb galay Jinaasada Marxuum Bari-Bari oo lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Aden Cade

                      Muqdisho, 29, 2015 (SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabidrashid Cali Sharmarke oo ay wehliyaan qaar ka mid ah golihiisa wasiirada, xildhibaano, iyo masuuliyiin dowladda ah ayaa ka qayb galay Jinaaso maanta loogu sameeyey garoonka diyaaradaha Aden Cade Marxuum Yusuf Ismacil Bari Bari, oo daraad u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray weerarkii kooxda argagaxisadu…

                      Read More

                        Ujeedada Saraakiil Milatari iyo Dublamaasiyiin Sudan Ka Socda Oo Hargeysa Soo Gaadhay

                        Hargaysa 29March15(SDN/QJ)Dublamaasiyiin iyo saraakiil Milatari oo ka socda dalka Sudan ayaa la sheegayaa in ay soo gaadheen Magaaladda Hargeysa ee caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland.Masuuliyiintan oo ka soo degay Garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Hargeysa oo aan u waramin warbaahinta ayaa si diiran waxa u soo dhaweeyay xubno ka tirsan Xukuumadda.Lama oga sababta wakhtigan ay u yimaadeen masuuliyiintaasi…

                        Read More

                          Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ayaa Maanta Xukuumada Madaxwayne Siilanyo Ugu Baaqay In Gudi Baadhiseed Loo Saaro Cidii Dib U Dhaca Doorashada Ka Danbaysay

                          Hargeisa 29/3/2015(SDN/QJ)gudoomiyaha xisbiga  wadani c/raxmaan ciro ayaa maanta khudbadii madaxwaynaha somaliland  dhaliilay isgoo sheegay  inaan madaxwaynuu ka hadlin xaalada dhabta ah ee dalka iyo ta doorashoyinka midna https://www.youtube.com/watch?v=gPatn5JHHSo Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                          Read More

                            Islamiyiinta Syria oo gacanta ku dhigay magaalo muhiima

                            Idlib Mar 29.2015(SDN/QJ)-Islaamiyiinta dalka Syria oo ilaa sanadii 2012kii dagaal kala soo horjeeday ciidamada dawlada Bashaar Al Asad ayaa gacanta ku digay magaalo muhiima oo mudo lagu dagaalamayay. Ciidamada Islamiyiinta Nusra ayaa maalinimadii shalay la arkay iyaga oo ku qulqulaya magaalada Idlib oo ah magaaladii labaad ee Raqa ka dib gacantooda gasha. Idlib oo dhacda…

                            Read More

                              OGEYSIIS:Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Woqooyiga America

                              Ogaysiis ku Socda Taageerayaasha Xisbiga UCID Iyo Dhamaan Jaaliyadda Somaliland ee Canada Iyo USA North America gaar ahaan Gobolka Alberta caasimada Edmonton iyo hareeraheeda. Waxa la oagaysiinayaa dhamaan Taageerayaasha Xisbiga Mucaaridka aha Ee UCID Iyo Dhamaan Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan Canada gaar ahaan Magaalada Edmonton iyo nawaaxigeeda , in la qaban doono kulan balaadhan…

                              Read More

                                Somali elders learn mediation to integrate community

                                Confidentiality. Quality of process. Impartiality. Conflict of interest. Competence. Those were the words scribbled across the chalkboard in a St. Cloud State University classroom March 21. Beside them: I am a qualified mediator under rule 114 of the Minnesota General Rule of Practice. In three chairs — one in the middle, two facing each other…

                                Read More