Webmaster

    halkan waxaan idinku soo gudbinaynaa qaybtii u danbaysay eeTariikhdii Mohammed Ai iyo Mucjisooyinkisii halkan ka aqriso kana daawo

    London 24March15 (SDN/QJ)Todoba sano ka dib  markii u ku soo noqday Feedhka Ali waxuu ahaa Overweight ah ,waxuuna feedhtamay laba feedh labad feedh oo dhibco looga badiyey waxana ka bidiyey Jon Fresar Cen , Northen ,labaduba waxya ahayeen faydhka culus . Kaw iyo labo Ali waxa iska dayey feedhka waxana bilabay inuu aduunka ku wareego…

    Read More

      “Waxan ugu Baaqayaa Dadweynaha Labada Degmo ee Cadaadley iyo Sabwanaag inay Sida ugu Dhakhsanaha badan Kalsoonida ugala noqdaan Xukuumada Silaanyo “Suldaan C/raxiim Saxardiid Kaahin

      Hargeysa24Mar15(SDN/QJ) -Suldaan C/raxiim Saxardiid Kaahin Oo Kamida Madax-dhaqameedka Beesha Bariga Hargeysa ayaa waxa uu Xukuumada Ku Cambaareeyey waxqabad la’aanta ka jirta labada Degmo ee Cadaadley iyo Sabawanaag oo uu Suldaanku sheegay inaan baahiyaha Bulshada sida Caafimaad ka Waxbarashada iyo Biyaha habayaraatee wax laga qabtay jirin intii Xukuumadani talada haysaySuldaan C/raxiim Saxardiid Kaahin oo warbaahinta la…

      Read More

        The Recognition from Cardiff to Somaliland

        Introduction Cardiff is the capital and the largest city of a country called Wales. The countries of England, Scotland, Northern Ireland and Wales are four merged countries within the umbrella of a sovereign independent state. These nation states are all part of the United Kingdom of Great Britain and Northern Ireland. Wales as a country…

        Read More

          Somali community forms task force to address tensions

          Members of the St. Cloud Somali community have assembled a task force of around 15 people to meet with St. Cloud school district officials and seek a “peaceful resolution” after ethnic tensions flared at Technical High School last week. Members of the task force could meet with Superintendent Willie Jett as early as Wednesday. Abdul…

          Read More

            Somalia Oo Jawaab Ka Bixisay Go’aanka Kenya Gidaarka Kaga Dhisayso Xadka Labada Waddan u Dhexeeya

            Muqdisho:Mar,24,2015(SDN/QJ)-Kadib markii ay Dawladda Kenya, ku dhawaaqday inay Gidaar ka dhisayso Xadka  ay la wadaagto Dalka Somalia, ayaa waxa arrintaas jawaab ka bixiyey Safiirka Somalia u fadhiya waddanka Kenya Maxamed Cali Amerika. Safiirka ayaa sheegay in dhismaha darbigaasi aanay waxba kala socon Dowlada Somalia, sidaa awgeedna ay Dowladu xaq u leedahay in lala soo socodsiiyo…

            Read More

              Magaca Wiil Soomaaliyeed Oo Ciidamada Sirdoonka Britain Raacdo Ugu Jiraan iyo Shaki Laga Qabo Inuu Daacish Ku Biiray

              London:Mar,24,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Sirdoonka Waddanka Ingiriiska, ayaa raacdo ugu jira Wiil Soomaaliyeed oo Arday ka ahaa Dugsiga Church England School. Wiilkan oo Magaciisa lagu sheegay Zubeer, ayaa la sheegayaa inuu Guddoomiye kuxigeen ka ahaa Ardayda Dugsigaas dhiganaysay, waxana hadalkiisu haatan ku badan yahay Dugsigii uu dhigan jirey. Zubeer Nuur oo 19 jir Soomaali ah ayaa la sheegay…

              Read More

                Maxaa Lagu Xasuusan Doonaa Hoggaamiyihii Geeriyooday Ee Dalka Singapore Iyo Afkaartiisii Siyaasadeed?

                Singapore:Mar,24,2015(SDN/QJ)-Caalamka waxa laga hadal hayaa Hoggaamiyihii hore ee Dalka Singapore Lee Kuan Yew oo shalay geeriyooday, waxana dad badani is weydiinayaan Raadadkii uu dunida kagag tegay ee Geesinimada waddankiisa looga qiray. Lee Kuan Yew oo 91-sano jir ah ayaa ahaa Hogaamiyihii u dagaalamay xorriyada dalka Singapore uu ka qaatay Dalka Ingiriiska, waxa uuna ninkani noqday…

                Read More

                  Daacish Oo Markale Soo Ridday Diyaarad Duqaymo Ku Haystay Fadhiisimadooda, Gacantana Ku Dhigtay Duuliyihii Iyo Caawiyayaashiisii

                  Idlib:Mar,24,2015(SDN/QJ)-Islaamiyiinta Daacish, ayaa Markale dhulka soo dhigay Diyaarad duqayn ku Haysay Deegaanada ay maamulaan ee Gudaha Waddanka Syria, waxana ay Gacanta ku dhigeen Duuliyihii iyo Xubno Caawiyayaal u ahaa. Goobta Diyaaraddan lagu soo riday, ayaa ah Magaalada Idlib, waxana Nooca Diyaaraddan lagu sheegay Helicopter,iyadoo la sheegayo inay xilligaas ku jirtey Hawlgallo duqayn ahaa. Diyaarada ayaa…

                  Read More

                    Xubno Kamid ahaa Jabhadda Suldaan Wabar Oo Isa Sii Dhiibay, Daahana Ka Fayday Awood La’aanta Kooxdaas Haysata

                    Qolujeed:Mar,24,2015(SDN/QJ)-Xubnihii ugu horreeyey ee katirsanaa Jabhadda Galbeedka Gobolka Borama ee uu hoggaamiyo Suldaan Wabar, ayaa isu soo dhiibay ciidamada Qaranka Somaliland, waxana ay ku dhawaaqeen inaanay arrintaas dib ugu noqon doonin. Xubnahan oo tiradoodu koobnayd, ayaa warbaahinta la Hadlay, waxana ay sheegeen inay maskaxdooda ka saareen fikraddii ahayd inay dagaal la geli doonaan Somaliland, iyagoo…

                    Read More

                      Wasiirka Duulista oo Tafaasiil ka Bixiyay Xeerka Duulista Madaniga ah DAAWO

                      Hargaysa 24.March 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka duulista Iyo hawada Oo Hortagay Mudanayaasha Golaha Wakiiladda, Sharaxaadna ka Bixiyey Xeerka Duulista madaniga ah ee Somaliland “ Wuxuu xeerkani caawinayaa Meeqaamkeena aynu ku doonayno in hawadeena aynu gaar u maamulano, Waxaan Golaha si xushmad leh ugu cosanaynaa in sida ugu dhakhsaha badan loo qabyo tiro.” Wasiirka Duulista JSL Hargeysa…

                      Read More

                        “Dekedii Berbera Waxa La Hor Dhigtay Isbaaro Sharci Daro Ah……” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

                        Hargeysa, 24 March 2015 (SDN/QJ)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan Xildhibaanada golaha wakiilada, kana soo jeeda deegaanka gobolka saaxil, ayaa ka hadlay cashuuro uu ku tilmaamay sharci-daro oo lagu soo rogay baabuurta ka soo dega dekeda Berbera, isla markaana wuxuu sheegay in aanu shacabku u hoggaansami Karin waxaan soo marin Golaha Wakiilada, Balse ilihii…

                        Read More

                          “Badhsaabka Gobolka Saaxil Waa Mooryaantii Xamar Oo Dib Loogu Casriyeeyay Somaliland….” Cali Guray

                          Hargeysa, 24March 2015 (SDN/QJ)-Gudoomiyaha Saddexaad Ee xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Cali Guray, ayaa badhasaabka Gobolka Saaxil ku tilmaamay mooryaantii Xamar oo dib loogu casriyeeyay Somaliland, isla markaana wuxuu sheegay in Madaxtooyadu noqotay abeeso bakayle liq ah oo aan waxba ku marganayn. Guddoomiyuhu wuxuu sidaa ku sheegay qoraal uu ku baahiyay barta uu ku leeyahay…

                          Read More

                            Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo u quusgooyay hankii Musharaxnimo ee Muuse Biixi

                            Hargeysa Mar 23,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi ayaa dhawaan waxa uu madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo la hortgay qorshe uu ku xasilinayo hankiisa siyaasadeed ee uu mudada ku hamiyay. Md Muuse Biixi ayaa la sheegay in dhawaan uu ku guuleysay in uu marwada madaxweynaha ku qanciyo qorshe Kulmiye u suurtogelinaya mudo kordhis loo sameeyo Madaxweynaha isla…

                            Read More

                              Daawo:Mid Ka Mida Siyaasiyiinta Beesha Gabooye Oo Cod Dheer Ku Shegay Inaanay Tagero Siinayn Wadani Iyo Tagero Ay Ka Muuqato Buuxinta Booskii Barkhad Oo Xukuumada Siilanyo U Muujiyey

                              Hargeisa 24/3/2015(SDN/QJ)mid kamida siyaasiyinta beelaha gabboye oo shegay  inan beelaha uu ka soo jeeda  wax taagero ah u miijnayn xisbiga wadani  kuna biirayn isagoo baaq  u diray  raxnttii saladinta ,boqorada gabooye ee u barkhad jaamac batuun hor kacayey  isagoo taagero bladhan u muujiyey xikuumada silanyo https://www.youtube.com/watch?v=GeunF9H9fX4 Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                              Read More

                                Daawo:Hadii Xisbiga Wadani Wax Naga Siin Waayo Talada Dalka Anagu Ka Guurimayno Somaliland Gabooyena Waa Balaadhan Yahay Kii Ka Guurayaa Isagay Jirtaa Qabooyena Shakhsi Ma Matalo”Suldaan Abu Sufyaan

                                Hargeisa 24/3/2015(SDN/QJ)suldanka abu sufyaan oo ka mida saladinta somaliland  ahna sulaadn ka ida sladinta beelaha gabooye ayaa baaq ka soo saray  hadal ay qaar  ka mida sladiinta soo saren oo sheegay  inaan beelaha gaboye  hadii wadani  waxba ku soo kordhin waayo aanay dalka ka qixi doonin Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                Read More