Sucuudiga Oo Duqaymo Cirka ah Ka Bilaabay Dalka Yemen Iyo Diyaarado Xuutiyiintu Gacanta ku Hayeen Oo Uu Burburiyey
Sanca:Mar,26,2015(SDN/QJ)-Sucuudiga oo bilaabay Hawlgallo ay yemen ka fulinayso, taas oo jawaab u ah Dalab uu hore u diray Madaxweynaha Dalkaas Cabdul Rabbah Mansuur. Qaraxyo iyo holac ayaa laga maqlayey Magaalada Sanca ee Dalkaas, waxana la Arkayey Gantaalo ku hoobanaya Xarumo saldhigyo u ah Maleeshiyada Xuutiyiinta. Safiirka Dalka Sucuudiga u fadhiya dalka Yemen Jubayri, ayaa arrintaas…
