Dagaallada u Dhexeeya Dhinacyada Isku Haya Dalka Libiya Oo Meel Halis ah Maraya iyo Diyaarado Dhulka Lasoo Dhigay
Tebruk:Mar,25,2015(SDN/QJ)-Dhinacyada isku haya Maamulka Waddanka Libya, ayaa dagaalkoodu gaadhay meel sare, waxana Haatan Kooxda Al-fajr ee Caasimadda Gacanta ku Haysaa, dhulka laga soo dhigay Diyaarad ay lahaayeen oo duqaynaysay Xukuumadda Caalamku taageersan yahay ee Fadhigeedu yahay Tebruk. Diyaaradan u dagaalameysay isbaheysiga Al Fajar ayaa kusoo dhacday nawaaxiga magaalada Zintan oo ah goob ay ku xoogan…
