Xabaal Wadareedyo Hor leh oo laga Helay Deegaan ka Tirsan Gobolka Gebilay
Gabiley 19.March 2015 (SDN/QJ)- Guddida baadhista xasuuqa ee Somaliland ayaa soo bandhigay laba xabaal- wadareed oo ay ka heleen magaagalada Gabiley, kuwaas oo mid ahaan ay ku bilaabayaan baadhitaan la xidhiidha qaabkii loo xasuuqay dadka halkaasi lagu aasay. Goobka ay gudidu ka heleen xabaal-wadareedyadani ayaa waxaa joobjoog ka ahaa Gudoomiyaha gudiga baadhista xasuuqa Somaliland, wasiir ku…
