“Author Archive”
Stories written by akguled

Xarunta Xuquuqal insaanka oo ka hadashay 24 qof oo lagu Xidhay Caynabo

Hargaysa 24.October 2016 (SDN/QJ):-Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay ku baaqaysaa in xoriyadooda loo soo celiyo 24 oday oo si aan sharci ahayn u xidhan tan iyo 17kii June Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay ugu baaqaysaa dawladda Somaliland inay xoriyadooda u soo celiso 24 qof oo xidhan tan iyo 17kii June 2016 iyada oo aan dacwad lagu soo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xubno Cusub oo Sheegay inay Ka Baxeen Xayndaabka Xisbiga Waddani & Tirsiga Caddaalad darada DAAWO

Hargaysa 24.October 2016 (SDN/QJ):- Tan Iyo Intii La Bilaabay Qaban-Qaabadda Qabsoomidda Shirkii Doraad Ee Golaha Dhexe Ee Waddani Waxaa Soo Baxayay Masuuliyiin Badan Oo Sheegay In Aan Xisbigaasi Wax Oolin Halka Qaar Kalena Ay Sheegeen In Cadaalad Daro Baahsani Ka Jirto .

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muuqaal Sirtii Ka Dambaysay Weerarkii 11 September Iyo Wariye Yusru Fuuda – Q:2aad DAAWO

Hargaysa 24.October 2016 (SDN/QJ):-Waxay aheyd saacadda xiliga Emaaraatka (Dubai) 12:25 daqiiqo markii diyaarad siday Usaama Bin laadin ay soo caga dhigatay garoonka Caalamiga ah ee Dubai, diyaaradaasi oo doonaysay in halkaasi ay shidaal kasii qaadato. Laakiin waxaa la yaab noqotay!, nin lagu sheegay in madaxiisa la dul dhigay malaayiin adduun ah (Doller) si ula kac […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Turkiga oo Gaadiid Basas ah oo Xabadu Karin Ugu Deeqay Taliska Ciidanka Asluubta Somalia SAWIRO

Muqdisho 24.October 2016 (SDN/QJ):-Dowladda Turkiga ayaa Gawaari nooca Basaska ah oo aan rasaasta Karin ugu deeqday Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed. Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Dalka Turkiga Amb Cabdullaahi Maxamed Cali (Sambaloolshe), oo ay wehliyeen Howlwadeeno Safaaradda ka tirsan ayaa ku wareejiyay gawaaradaasi Basaska ah oo tiradooda ay tahay Labo ayaa waxaa loogu talogalay in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Axmed Muumin Seed oo Shaaciyey inay Maxkamad ku kala Calaf-qaadayaan Gudoomiye Cirro & Jawaabaha Musharrixiinta la Doortay

Hargaysa 24.October 2016 (SDN/QJ):-  Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed, ahaana Musharrax u tagaan jagada Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbigaas oo doraad loo doortay Dr. Maxamed Cali oo ahaa Musharraxa labaad ee jagadaas u taagan, ayaa caddaalad-darro ku tilmaamay qaabka doorashadu u dhacday. Hase-yeeshee, waxa iyaguna dhankooda ka hadlay Cabdiraxmaan-Cirro iyo Maxamed Cali oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hal Qof Oo Laascaanood Ugu Dhintay Dab Koronto Oo Qabsaday Wakhti Roobab Ka Da’ayeen Magaalada

Laascaanood 24.October 2016 (SDN/QJ):-Hal qof ayaa ku Geeriyooday roob lixaad leh oo ka da’ay Degmada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, kaddib markii uu qabsaday xarig koronto oo kasoo go’ay baallihii uu ku xidhnaa. Madaxa Farsamada Shirkada Korontada LESCO, Axmed Xirsi, ayaa sheegay in shirkaddiisu aysan sabab u ahayn shilkii dhacay, uuna ka yimid shirkad labaad […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maraykanka oo Muwaadiniintiisa Uga Digay Inay u Socdaalaan Dalka Itoobiya oo Mudooyinkanba Xaaladiisu Baaxaadagayso

Washington 24.October 2016 (SDN/QJ):-Dawladda Mareykanka ayaa muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan dalka Itoobiya oo qalalaaso iyo kacdoono lagaga soo horjeedo dawladda ay ka socdaan. War ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa lagu sheegay in muwaadiniinta Mareykanka aanay u safrin Itoobiya iyo magaalooyinka ay rabshadaha ka socdaan. Sidoo kale waxaa lagu wargeliyay dadka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Cirro-Oy, Annagu Xorbaanu Nahay, Caaddo Qaateyaalna Manihin Ee Bal Aan Aragno Halka Ay Kula Gaadho Beenta Aad Aaminsan Tahay” Eng Daa’ud Warsame Ijaara

Hargaysa 24.October 2016 (SDN/QJ):- Eng. Daa’uud Abiib Axmed Ijaara, oo ka tirsaa xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa gebi ahaanba iska casilay xilkii uu ka hayay iyo ka tirsanaanshihii xisbiga Waddani. Xildhibaan hore Eng. Daa’uud oo ka mid ahaa xubnaha ugu codka iyo miisaanka badnaa gobolka Gabiley ayaa iscasilaadiisan ku sabbabeeyay musuq maasuq iyo caddaalad […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Soogalootiga ee Norway Oo Ugu Baaqday Muslimiinta Norway In Ay Cunaan Qaansiirka, Khamrigana Cabbaan

Oslo 24.October 2016 (SDN/QJ):-  Qoraal ay soo dhigtay barteeda Facebook-ga wasiiradda soogalootiga iyo isdhexgalka bulshada ee dalka Norway Sylvi Listhaug ayaa waxaa uu dhaliyay hadalhayn caalamka ah kaddib markii ay ugu baaqday dadka soo galootiga ah, gaar ahaan muslimiinta in ay cunaan qaansiirka, khamrigana cabaan.   Wasiiraddan oo ah tan ugu afka dheer dowladda wadaagga […]

Posted in Sports | Read More »

Xisbiga UCID Oo Cayimay Wakhtiga Uu Qabsoomayo Shirwaynaha Ahayn Ee Xisbigaasi & Xubin Gudoomiye Faysal ku Celiyey Garabka Jamaal si ay u soo Bedelaan DAAWO

Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):- Ku Xigeenka Xoghayaha Guud Ee Xisbiga UCID C/naasir Yuusuf Cismaan (Qodax),  oo maaanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargaysa ayaa iclaamiyay wakhtiga uu qabsoomayo Shirwaynaha aan caadiga ahayn Ee Xisbiga UCID, Waxaanu sheegay in uu Shirwaynuhu dhici Doono 2/11/2016 . Sidoo kale waxaa Garabkii Xisbiga UDUB dib loogu celiyay, xubin ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »