Webmaster

MAR IDAGE ALLE HA DAGO, LABO IDAGA’SE ANAA ISDAGAY(abdirahiim Mohamed. (ina-dhago-dheere)

Hirdanka iyo loolanka siyaasadeed ee ka dhex abuurma qarankeena Somaliland marwalbooy doorashu soo dhawaato hanoqoto mid loogu tartamayo golaha degaanka,barlamaanka, iyo mida hada taagan ee madaxtooyadaba. Waxay siyaasiinta reer Somaliland awrkooda ma gudbahaa ku kicistaan dhalinta reer Somaliland lab iyo dhedigba oo ah cududa iyo xooga qarankan wax u bartay. Waxay siyaasiinta reer Somaliland ku…

Read More

    Golaha Deegaanka Gabiley Oo Maayar Cusub Doortay, Kadib Markii Kii Hore Ku Biiray Golaha Wasiirrada

    Gabiley:Mar,17,2015(SDN/QJ)-Faadhi ayaa saaka Yeesheen Golaha Deegaanka Gabiley ayey ku doorteen Guddoomiye, kadib markii uu Guddoomiyihii Hore Shucayb Maxamed Xasan ku Biiray Golaha Wasiirrada Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Deegaanka Gabiley, ayaa loo doortay Xildhibaan Aamiin Cumar Cabdi oo halkaas ka helay Cod aqlabiyad ah. Mudanaha Cusub ee loo doortay Guddoomiyenimada Golaha Deegaanka Gabiley,…

    Read More

      “Shaqaalaha wasaaradda Warfaafintu, shaqaalaha kuwa ugu laddan bay ku jiraan, waxay qaataan mushahar waxana ay qaataan Gunno, Laakiin Gunnadaass, ayaa caddaalad-darro ka……” wasiir Cukuse.

      Hargeysa:Mar,17,2015(SDN/QJ)-Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (cukuse), ayaa Markii ugu horraysay ka Hadlay Khilaafka iyo Guuxa ka dhex jira Wasaaradiisa oo maalmahan dambe si weyn loo dareemayey. Wasiir Cukuse oo maanta warbaahinta Madaxa Bannaani  xafiiskiisa ku booqatay xilli uu kulamo garnaqsi ah la lahaa shaqaale cabasho usoo gudbiyey, ayaa sheegay inaanu…

      Read More

        Daawo:Wasiirka Warfaafinta Oo Maanta Kulan Uu Eeday La Yeeshay Shaqalaha Wasarada Uu Hor Jooga Ka Hahay Ee Warfaafinta Somaliland

          Hargeisa 17/3/2015(SDN/QJ)wasiirka warfaafinta somaliland c/laahi maxamed daahir cukuse ayaa maanta kulan uu layeeshay qaar ka mida shaqaalaha wasrada warfaafinta somaliland iyagoo  awsiirka si  qaawan ugala hadlayey cadaalad daro ay shegen inuu isga iyo aamulka wasaradasi ay ku hayaan http://www.youtube.com/watch?v=gB56YxsNQLg&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

        Read More

          Dedaallo La Doonayo In Madaxweyne Bashar Alasad Wada-hadal La galo Mucaaridka Dalkiisa Oo Maraykanku Haatan Bilaabay

          Damascas:Mar,17,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Maraykanka, ayaa ka daashay cadaadiskii ay muddada dheer ku haysay Dawladda Dalka Syria ee uu hoggaamiyo madaxweyne Bashar Al asad, waxana ay Tilmaameen baahida loo qabo in xukuumaddaasi wada-hadal  la furto mucaaridkeeda dagaalka wada. Warkan ayaa waxa sheegay Xoghayaha Arrimaha Dibada John Kerry oo ka qeyb galay shirweynihii ka dhacay magaalada Sharma Sheikh…

          Read More

            Shacabka Reer Buuhoodle Oo Ka Hortegay Tallaabo Ciidamo Ethiopian ahi Ku Doonayeen Inay Ku Qabtaan Nin Macallin ahaa Iyo Khasaare Ka Dhashay

            Buuhoodle:Mar,17,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Ethiopia, ayaa isku dayey inay gacanta ku  soo dhigaan macallin qur’aan oo wax ka dhigayey Dugsi ku yaalla Gudaha Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Buuhoodle, waxana Guuldarraystay Isku daygaas. Ciidanka Ethiopian-ka ah ee Deegaankaas deggen, ayaa Xalay fiidkii hore si hoose usoo galay Iskuulka macallinkaasi dhigi jirey, waxana ay isku dayeen inay gacanta ku dhigeen,…

            Read More

              Ku-xigeenka Ra’isal Wasaaraha Somalia Oo U Jiifa Dhaawacyadii Dhawaan Gaadhay Iyo Wasiirka Caafimaadka Turkiga Oo Cisbitaalka Ku Booqday

              Ankara:Mar,17,2015(SDN/QJ)-Ku-xigeenka Ra’isal wasaaraha Somalia Maxamed Cumar Carte Qaalib, ayaa wali  u jiifa dhaawacyadii dhawaan kasoo gaadhay qaraxyadii Muqdisho ka dhacay, waxana Cisbitaalka uu ku jiro kusoo booqday Wasiirka Caafimaadka Waddanka Turkiga. Raiisul wasaare ku xigeenka ayaan wali ka bixin Cisbitaalka uu uga jirro Magaaaladda Ankara iyadoo Xaaladiisa caafimaad ay aad u wanaagsan tahay. Booqashada Ra’isal…

              Read More

                Islaamiyiinta Al-shabaab Oo Madaafiic Iskaga Difaacay Diyaarado Hawlo Basaasnimo ah Ka Waday Xeryo ay Lahaayeen

                Baardheere:Mar,17,2015(SDN/QJ)-Sida ay  sheegayaan wararka naga soo gaadhay deegaanka Baardheere ee Gudaha dalka Somalia, Kooxaha Al-shabaab, ayaa qoryaha lidka Diyaaradaha ku weeraray Diyaarado Dul heehaabayey Goobaha ay Kooxahaasi deggen yihiin. Warku waxa uu intaas ku darayaa in diyaaradahaasi doonayey iay sawirro ka qaataan Xeryaha Kooxda Shabaabku deggen yihiin, waxase arrintaas madaafiic kaga hortegay ururkaas, iyadoo khasaaraha…

                Read More

                  Dalka Ingiriiska Oo Safiir Cusub U Magacaabay Somalia Iyo Kii Hore Oo La Beddelay

                  London:Mar,17,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Ingiriiska, ayaa Safiir Cusub oo haween ah usoo magacowday Dhiggeeda Somalia. Safiirkankan Cusub ee lasoo magacaabay, ayaa xilka kala wareegi doonta Safiirkii hore ee Somalia u fadhiyey ingiriiska  Neil Wigan. Harriet Mathews OBE, ayaa noqoneyso Safiirka Britain ee Somaliya. Waxayna soo dhaweysay in loo magacaabo Wadanka Somaliya, markii ugu horeysay. “Waan ku faraxsanahay…

                  Read More

                    Xusuus Qor Dhakhtaar Ilkood Iyo Taxane Shabakada Qurbejoog.com idiin soo Gudbinayso {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 17.March 2015 (SDN/QJ)-Dhamaanba Asxaabta ku Xidhan Shabakada Qurbejoog.com Waa barnaamij ka Mid ah Taxanihii Qormo Xiiso badan oo ay inoo soo diyaarisay Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Cilmiga Ilkaha Hargaysa kaga Shaqaysa . Waxay Drs Hibaaq Buubaal qormadan Maanta ay inagu Hoga Tusaalaynaysaa Xidhiidhka Aabuhu uu la yeelan karo Ubadkiisa,Waana Taxanihii ( Xusuus Qor…

                    Read More

                      Wasiirka Maaliyada oo Kormeerkeedii 1aad ku tagtay Berbera,Sawir qaade Hamash Wilson oo Caan ka ahaa Ururkii SNM oo Wehelinayay DAAWO

                      Berbera, 17 March 2015 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa Kormeerkeedii Kowaad tan iyo intii ka danbaysay markii ay la wareegtay Mas’uuliyada Wasaaradda Maaliyada Waxay ku tagtay Magaalada Berbera isla markaana kulano la yeelatay Madaxda hay’adaha dakhli soo saarka ee Magaalada Berbera. https://www.youtube.com/watch?v=–KX5zY8xro

                      Read More

                        “Waxa uu Ganacsigiisa ku Bilaabay 143 Dollar oo Keliya Waxa uu Maanta Yahay Maalqabeen Hanti badan leh Waa Tusaale ku dayasho Mudan” DAAWO

                        Hargeysa, 17 March 2015 (SDN/QJ)-Ganacsigiisa wuxuu kasoo bilaabay $143 boqol iyo sadex iyo afartan doolar,haatan Waa Milyaneer reer Somaliland ah Waxa uu Leeyahay Xaruntiisa Ganacsi ee ugu weyni waxay haatan ku taalaa dalka Shiinaha hasa yeeshee Waxa uu laamo ganacsi oo adduun badani dhex yaalo ku leeyahay Magaalooyinka Geeska Africa. Halkan ka Daawo barnaamij Xiiso…

                        Read More

                          Shaqaale ka Mid ah Wasaaradda Warfaafinta oo ka Cabanaya in dhaqaalihii ay qaadan jireen laga jaray iyo Kulan Maanta loo balansan yahay DAAWO

                          Hargeysa, 17March 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Mar kale soo ifbaxay Khilaaf ka dhex jira Wasaaradda Warfaafinta kaas oo Sababay in Mid ka Mid ah Agaasime Waaxeedyada Wasaaradaasi uu ku dhawaaqo inuu Xilka iska Casilo. Sidoo kale Qaybo ka Mid ah Hawl wadeenada Wasaaradda ayaa Cabasho ka Muujiyay in la Jaray Mushaharkooda amase Gunooyinkii ay qaadan jireen,Wasiirka…

                          Read More