Safaaradda Soomaaliya ee UAE oo u gurmatay dhaawacii Hotel Central kana warqabta
Abu dhabi March 03 , 2015 – Safaaradda Jamhuuriyadda Fadralka Soomaaliya ee Wadan isutagga Imaaraadka Carabta Waxa ay ugu mahadcelineeysaa Dawladda walaalaha nahay ee Dalka Imaaraadka Carabta gurmadkii Bani adamnimo oo ay u sameeyeen Dadkii ku dhaawacmey Qaraxii ka dhacay Hotel Central ee Magaalada Moqdisho kuwaasoo gaareeyay ilaa iyo 12 qof oo qaar kood xaaladoodii…
