Webmaster

    Dhacdo Cusub: Booliska Kenya oo Lala Xidhiidhiyay inay Lacago Laaluush ah ka qaataan Alshabaab

    Nairobi:March,03,2015(SDN/Q)-Xukuumadda waddanka Kenya, ayaa sheegtay in qaar kamid ah Ciidamadeeda Boolisku Laaluush ka qaataan Xubnaha Al-shabaab ee weerarrada ka fuliya Goobo dalkaas kamid ah. Xubno Booliska kamid ah ayaa la sheegayaa inay qabteen Baabuur walxaha qarxa lagu rakibay, kaas oo loosoo gudbiyey xuduudda u dhaxaysa Somalia iyo Kenya. Booliskan oo aan la sheegin magacyadooda iyo…

    Read More

      Hambalyada Gudoomiyaha Cusub ee Hay’adda Shaqaalaha

      HAMBALYO: GUDDOOMIYAHA CUSUB EE HAY’ADDA SHAQAALAHA DAWLADDA JAMHUURIYADDA SOMALILAND Umalkhayr Yaasiin Ismaaciil, Xasan Axmed Yuusuf,  Fahmi Qaasim Maxamed, Nuura Faarax Cawad, Asma Cismaan Cabdi, Cabdirasaaq Axmed Beegsi, Cabdifataax Maxamed Cabdiraxmaan, Liibaan Yuusuf Taani iyo dhammaan shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL waxay u dirayaan Guddoomiyaha Cusub ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda uu Madaxweynuhu…

      Read More

        Dardaaran Ku Socda Suldaanka Guud ee Somaliland Iyo Iftiimin Sed-Bursimooyinka Xad-Dhaafay ee Dalka Ka Jira!!!

        Qaybtii 2 aad ee Maqaalkii Beerta Suldaan Cabdilaahi ee Hargysa: Waxan Xasuusin laha Suldaanka Guud ee Beelaha  Somaliland  Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqadir, Waxan Soo Gaadhay, Yaanan Codba Ku Lahaanine, oo aan Da’ Yaraa!!! Labadii Suldaan ee Walaalaha ahaa, Waa Suldaan Rashid iyo Suldaan Cabdiqadir 1967 – 1975 Beertii Fadhiya oo Go’aan Talada Beesha Suldaanku Go’aamiyo,…

        Read More

          Wadahadalada Turkiga ka furmay iyo Waxa laga fili karo

          Saddexdii sano ee ugu danbeeyey waxay dadka Soomaaliyeed maqlayeen wadahadalo u dhexeeya Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Xukuumadda Somaliland oo soo maray marxalad bilow ah. Dadka intiisa badan waxay is weydiinayaan xaggee wax ku dhammaanayaan iyo maxay yihiin qorshayaasha labada dhinac ee wada hadlaya.Anigu kama war hayo qorshaha Dawladda Federaalka Soomaaliya ee ay hoggaamiyaan kooxda khibradda…

          Read More

            Haya’da Duulimadayada u qaabilsan Qaramada midoobay ICAO oo Cadaysay inay Gacanta ku sii hayn donto Maamulida Hawada Muddo Saddex Sano ah

            Istanbul 02.March 2015 (SDN/QJ) ka dib markii ay adkaatay in laysugu yimaado shirkii wadahadalada somaliya iyo somaliland qodobo xasaasiya dartood, arrintaasi waxy keentay inay baaqatay ama meesha ka baxday kulankii gaar ka ahaa ee gudiyada farsmo ee Arrinta hawada isugu iman lahaayeen si loo meel mariyo Heshiiskii hore loo wada gaadhay. Shirkan farasamo ee dhinaca…

            Read More

              Wadahadalka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Somaliland ee Istanbul oo furmi waayay Iyo Eedayn ay Fadaraalku u Jeediyeen Somaliland

              Istanbul, Turkey 3 March 2015 (SDN/QJ)– Iyada oo laga ambaqaadayo geeddi socodka wadahadalka u dhexeeya Dowladda Federaalka ee Soomaaliya si looga dhabeeyo himilada shacabka Soomaaliyeed, lagana shidaal qaadanayo heshiiskii ay Madaxweynayaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Dowladda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ay ku gaareen magaalada Djibouti bishii Disembar 2014, ayaa…

              Read More

                Hambaalayo Meher “Mudane Khadar Cali Omaar iyo Marwo Sahra -Kiin Maxamed Ismaciil

                Gacal Iyo Sokeeye Baa Guurinkina Lagu Farax Waxaa  Anu Halkan Hambalayo Uga Dirayna  Anaago ah Dhamaan Reer Cali Oomaar Iyo Awulaada  Ay Dhaleen iyo Kuway sii Dhaleen  baa  (Ilma Kidaar Cune)- Meherka Khadar Cali Iyo Marwadisa Sahra- Kiin Maxamed Ismaacill ,oo Meherkoodu ka Dhacay Dalka ,,Canada  Gaar Ahaan Magaalada Edmatoon Waxa Aanu Alle Uga Barayaayina…

                Read More

                  Tiyeetarka Magaalada Hargeisa Ayaa Galabta Ciidanka Bilayska Iyo Kooxo Ku Dagaalamaya Lahaanshiyaha Dhul Ku Dhegsan Tiyeetarka Dagaal Aan Cidna Ku Dhiman Dhexmaray

                    Hargeisa 2/3/2015(SDN/QJ)tiyeetarka magaalada hargeisa ayaa galabta  waxa ka dhacay  dagaal aan cidna ku dhiman dhaawcna jirin kaaso u dhaxeeyey ciidanka bilayska shargeisa iyo kooxo ku dagaalamyey  lahaanshiyaha dhul  ku dhegsan tiyeetarka magaladaha hargeisa iyadoo saaka subaxi hore ay dawlada hoose  halaasi galisay  cagafcagaf  oo dhulka la sintay  guud ahaan dayrarkii halkaasi ku yaalay  ciidanka…

                  Read More

                    War Deg Dega:Guud Ahaan Waxa Galabta Lagu Soo Kala Dareeraray Wadahadaladii U Dhaxeeyey Somaliland Iyo Soomalia Ee ka Socday Magalada Stanbul Ee Dalka Turkiga

                      Hargeisa 2/3/2015(SDN/QJ)Guud ahaan waxa  burburay  wadahadaladii somaliland iyo somalia u dhexeyey  ee ay manta ku yeelan lahen dalka turkiga wadahadalsi waxa burburka u  sababay  ka dib markii waftigii somaliland u mataalyey wadahadalsai ay shuruud adag ku xidheen  waftigii somalia oo ahayd  inaan waftiga somailand wada xaajood la yeelan doonin gudida somaliya soo dirtay  oo…

                    Read More

                      HAMBALYO: MAGACAABISTA WASIIR-KU-XIGEENKA DEGMOOYINKA & GOBOLLADA EE WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA JSL, MD: AXMED FAARAX CADARRE

                      Xasan Axmed Yuusuf,  Fahmi Qaasim Maxamed, Nuura Faarax Cawad, Asma Cismaan Cabdi, Cabdirasaaq Axmed Beegsi, Cabdifataax Maxamed Cabdiraxmaan, Ismaaciil Xussein Ahmed, Umalkhayr Yaasiin Ismaaciil, Liibaan Yuusuf Taani iyo dhammaan shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL waxay ku hambalyaynayaan  Wasiir-ku-xigeenka Cusub  ee qaabilsan Gobollada iyo Degmooyinka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL, Mudane AXMED…

                      Read More

                        Daawo:Anaga Calooshoda U Shaqaystayaasha Xamar Tagay Maaha In Nalaoo Soo Diro Waa Kuwaanu Xuquuqdooda Dalknimo Raadinayno.Somaliyana Waa Kuway Ka Dagi La,dahay”Wasiir Cali Maxamed Waran Cade

                        Hargeisa 1/3/2015(SDN/QJ)wasiirka arimaha gudaha somaliland cali maxamed waran cade ayaa manta ka hadlay  qaabka wadahadalada somaliland iyo somalia ay uga bilabmayaan dalka turkiga isagoo ugu baaqay madaxda somalia inay  si wadahadaladu laaga gun baadho  ay gudi ku haboon u soo diraan Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                        Read More

                          Daawo:La Taliyihii Madaxwaynahee Beelaha Laga Tirada Badan Yahay Oo Is Casilay Taasi Oo Maalintii Shalayto Ahaydna Uu Wasiir Samaale Iska Casilay Taasi Oo Taagerada Kulmiye Sii Diciifinaysa

                          Hargeisa 2/3/2015(SDN/QJ)-Muddo laba Cisho Gudahood, ayaa markii ugu horraysay uu masuulkii labaad  oo ah La-taliyihii madaxweyne Siilaanyo ee Bulshada la Haybsoocaa iskaga casilay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Mudane Barkhad Jaamac Xirsi oo muddo soo ahaa La-taliyaha Madaxweynaha ee Bulshada la Haybsooco, ayaa ugu dambayntii gudbiyey istiqaaladiisa ka dhanka ah Xilkaas uu madaxweynaha u hayey, balse ma…

                          Read More

                            Masuulkii Labaad Oo Muddo 2-Cisho Gudahood ah Iskaga Casilay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Iyo Dil-dillaac Bilaabmay

                            Hargeysa:March,02,2015(SDN/QJ)-Muddo laba Cisho Gudahood, ayaa markii ugu horraysay uu masuulkii labaad  oo ah La-taliyihii madaxweyne Siilaanyo ee Bulshada la Haybsoocaa iskaga casilay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Mudane Barkhad Jaamac Xirsi oo muddo soo ahaa La-taliyaha Madaxweynaha ee Bulshada la Haybsooco, ayaa ugu dambayntii gudbiyey istiqaaladiisa ka dhanka ah Xilkaas uu madaxweynaha u hayey, balse ma sheegin…

                            Read More

                              Majaajilaystayaasha Jawaan Iyo Sooraan Oo Laga Joojiyey Shaqadii ay HCtv Ka Hayeen Iyo Sababaha Keenay

                              Hargeysa:March,02,2015(SDN/QJ)-Majaajilaystayaasha Caanka ah ee Sooraan iyo Jawaan, ayaa laga joojiyey Gebi ahaanba shaqadii ay ka hayeen TV-ga  HCtv, kadib markii lagu eedeeyey inay Gudan Waayeen Waajibaadkoodii shaqo, sida ku cad warqad shaqo-ka-fadhiisin ah oo Warbaahinta qaarkood soo gaadhay. Shaqo-ka-joojintan oo sida la sheegay kasoo baxday Maamulka Sare ee TV-ga HCtv, ayaa lagu sababeeyey in Majaajilaystayaashina…

                              Read More

                                Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Shirkii Somaliland Iyo Somalia Uga Qorshaysnaa Turkiga, Heerka Dedaallo ay Wadaan Diblomaasiyiinta Turkigu Iyo Natiijada Maanta La Filanayo

                                Ankara:March,02,2015(SDN/QJ)-Wada-hadalladii ayaa qabsoomi waayey kadib markii ay Ergadii Somaliland diideen inay horfadhiistaan qaarkamid ah Xubnaha Waftiga somaliland oo kasoo jeeda Deegaanadeeda. Shirka oo lagu waday inuu Maalinti shalay ahayd Furmo ayaan wali wax tallaabo ah qaadin, waxana Waftiga Somaliland qaddimeen Saluugooda la xidhiidha Xubnaha ay diidan yihiin inay horfadhiistaan. Xubnaha Somaliland diiddan tahay  waa Waa…

                                Read More

                                  Madaxweyne-ku-xigeenkii Hore Ee Puntland Iyo Saraakiil Kale Oo Lagu Maxkamadaynayo Deegaanno Ku Yaalla Gudaha Somaliland

                                  Gudur:March,02,2015(SDN/QJ)-Deegaanka Gudur oo qiyaastii 15-km dhinaca Waqooyi kaga beegan Magaalada Taleex ee Xarunta Gobolka Xaysimo, ayaa waxa shalay ka Bilaabantay Maxkamadaynta Saraakiil uu hoggaaminayo Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Puntland Cabdisamad Cali shire, kuwaas oo ku eedaysan door ay ku lahaayeen Dilka Dad rayid ahaa. Maxkamaddan oo ay garsoorayaal ka yihiin lix qof oo laga soo kala…

                                  Read More

                                    Weerarro Shabaabku Ku Qaadaan Xarunta Baarlamaanka Kenya Oo Laga Digay Iyo Magacyada Xubnaha Fulinaya Oo La Shaaciyey

                                    Nairobi:March,02,2015(SDN/QJ)-Waxa Gebi ahaan sare loo qaaday Ammaanka Xarunta Baarlamaanka Kenya, kadib markii la helay warar hordhac ah oo sheegaya inuu jiro Weerarro kooxda Al-shabaab ku qaadaan dhismahaas. Sirdoonka dalka Kenya ayaa sheegay in 12 ruux oo ka mid ah ururka Alshabaab ay qorsheynayaan inay weeraraan xarunta baarlamaanka iyadoo lix ka mid ah raggaasna ay ku…

                                    Read More