Ayaamihii Libin Ku Taxaashka Samaale,Weedho uu Ku Ganay Boobe iyo Tusaalaha Maanta Jooga (Xukumtu Nafsak)- DAAWO.
Hargaysa 01.March 2015 (SDN/QJ)- Inkasta oo Madaxweyne Siilaanyo uu soo saaray Wareegto isku shaandhayneed oo ka dhigtay Wasiirkiisii Hore ee Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale oo uu u bedelay Wasiirka Cusub ee Waxbarashada ayaa Waxaa durba Suuqyada Siyaasada soo galay Saluug uu Wasiir Samaale ka qaaday Xilkan Cusub ee loo igmaday kaas oo la sheegay…
