Webmaster

    War Degdeg ah: Xasan Sheekh Oo War Kasoo Saaray Weerarkiii Lagu Laayey Saraakiil Xukuumaddiisa Katirsanayd

    Muqdisho:Feb,20,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Xasan sheikh, ayaa Noqday masuulkii ugu horeeyey eek a Hadla weerarkii maanta lagu qaaday Hutel Central ee Magaalada Muqdisho, kaas oo lagu laayey saraakiil sare oo xukuumaddiisa ka tirsanayd. Qoraalka Madaxweynuhu kasoo saaray Weerarkaas oo salka ku hayey mid uu ku muujinayey dareenkiisa, ayaa u dhignaa sidatan: “Aad baan uga xumahay in kooxaha nabadda…

    Read More

      Faah-faahinta Qarax Goor Dhaweyd Muqdisho Ka Dhacay Iyo Magacyada Masuuliyiin Ku Naf Waayey

      Muqdisho:Feb,20,2015(SDN/QJ)-Qaraxyo isdaba joog ahaa oo maanta lagu qaaday Hutel Central ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxa kasoo baxaya faahfaahin dheeraad oo la xidhiidha cidda waxyeelladu kasoo gaadhay. Sida wararku sheegayaan dadka dhintay ayaa tiradoodu gaadhaysaa ilaa iyo 12-qor, waxana ku jira Xildhibaanno, siyaasiyiin iyo dad kale oo kamid ahaa ciidanka ammaanka ee Halkaas ku sugnaa. Xildhibaan…

      Read More

        Seize the moment to help Somali-Americans

        One of the major powers vested in the American presidency is that of the bully pulpit. The opportunity to bring attention to a particular issue is enormous. President Obama has done that this week by spearheading a summit that included law enforcement agencies and community leaders from three major American cities, Boston, Los Angeles and…

        Read More

          Wsiirkii hore ee Qorshenyta Somaliland Cali Sanyare oo ka faalooday gaabiska ka taagan higsigii ahaa in nidaam maaliyadeed oo hufan loo sameeyo somaliland(DHEGEYSO PRT 4)

          Geneva Feb 2015(SDN/QJ)-Mudane Cali Ibraahim Moxamed (Cali Sanyare) oo ahaa Wasiirkii Qorsheynta Qaranka iyo Xidhiidhka Ha’yadaha Caalamiga ee xukuumadii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin  ayaa, isagoo joga  magaalada Jineefa (dalka Swiserlaan), aannu la yeelanay  wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanya. Waa wareysi taxana ah oo socon doona dhawr todobaad todobaad.Kala soco qurbejoog.com Wuxuu Qeybtii KOWAAD ee WAREYSIGA…

          Read More

            Akhri Maansada HAYAAN DHICISOOBAY Oo Muujinaysa Sida Loogu Hungoobay Hoggaaminta Madaxweyne Siilaanyo

            Hargeysa:Feb,20,2015(SDN/QJ)-Maansadani waxaan curiyay maalin khamiisa waa 20/11/2014 waxaanay ka hadlaysaa dhinacyo. badan ku waasi oo taabanaya duruufaha iyo waayahay siyaasadeed ee ka jira wadankan  Soomaaliland waxaanan diirada ku saaray sida ay umada reer soomaliland ugu hanweynayd xisbiga talada dalka haya ee kulmiye markii uu olalaha ku jiray doorashadii 2010kii iyo sida ay maanta uga wada…

            Read More

              Britain Oo Diyaaradaheeda Dagaalka Kicisay, Kadib Markii La Arkay Kuwa Ruushka Oo Hawadeeda Soo Galay

              London:Feb,20,2015(SDN/QJ)-Briatain, ayaa Hal mar kicisay Diyaaradaheeda dagaalka, kadib markii ay Hawadeeda ku aragtay diyaaradaha wax duqeeya ee dalka Ruushka. Goobaha lagu arkay diyaaradaha dagaalka ee Ruushka, ayaa  waxa kamid ah meel wax yar u jirta xeebta Cornwall ee koonfur galbeed England, waxana markii xaalad sare la geliyey diyaaradaha dagaalka ee dalka Britain. Wasaaradda difaaca ee…

              Read More

                Qadar Oo u Yeedhatay Safiirkii u Fadhiyey Masar Iyo Xidhiidhka Labada Dal Oo Sii Xumaaday

                Doha:Feb,20,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Qadar, ayaa u yeedhatay Safiirkii u fadhiyey Dalka Masar, kadib markii isfahamfarro ka dhalatay duqaymo Masaaridu ku bilowday Waddanka Libya. Cilaaqaadka labada waddan ayaa soo xumaanayey tan iyo markii xukunka laga tuuray madaxweynihii hore dalka Masar Maxamed Mursi bishii July 2013 kaasi oo dowlada Qadar aad u taageeri jirtay. Masar ayaa Qadar ku…

                Read More

                  Wasiir Waran-cadde Oo Dhuuni Doon ku Tilmaamay Waxgaradka Warbaahinta u Mariya Farriimaha La Xidhiidha Xasilooni-darrada Dalka Kasoo Cusboonaanaysa

                  Hargeysa:Feb,19,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa Odayaasha iyo waxgaradka cabashada ka muujiya xaalka dalka iyo hannaanka siyaasaddu ku socoto ku tilmaamay qaar doonaya lacago laaluush ah oo ay cunaan. Wasiir Warancadde oo shalay ka hadlayey madal uu marti ku ahaa, ayaa sheegay in qaar doonaya lacago ay si qaldan ku helaan inta…

                  Read More

                    “Waxanu soo jeedinaynaa ninka Jooga Garoonka ee Wasiirka ah in nalaga soo beddelo oo nalaga kexeeyo oo haddii uu kamid yahay ragga aan dhicina dadka loo sheego”Boqor Raabi.

                    Hargeysa:Feb,20,2015(SDN/QJ)-Boqor Yuusuf Cabdilaahi Raabi oo kamid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa ka Hadlay dhibaatooyin ka taagan dhulka Masalaha ee Konfurta Hargeysa, waxana uu Madaxweynaha ugu baaqay inuu Xilka ka qaado Wasiirka Duulista Hawada oo uu sheegay inuu shacabka dhib badan ku hayo. Boqor Raabi, ayaa sidoo kale ku dheeraaday, kana digay in dhulkaas oo dhawaan Madaxweynuhu…

                    Read More

                      Fooraha Dhacayaa Ma kii February-baa Dhagax Tuurkii iyo Dareenkii Hargaysa ka jiray Barnaamij Gaar ah {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 20.Feb 2015 (SDN/QJ)- Waa 33 Guuro iyo Gadood Shacab Waa Dareen Gilgilay Magaalada Hargaysa,Waa dhallin isu taagtay Wax ka qabashada Baahiyaha adeega danta Guud oo lagu abaal mariyay Xadhig,Jidh dil iyo Ciqaab adag. Waa Maalintii la dareemay in Gadoodka ardaydu uu wax badan bedeli karo isla markaana noolayn karo niyad jabka bulshada haystay. Hadaba…

                      Read More

                        Qiimaynta hortaala Komishanka cusub iyo Sida ay Uga Gudbi Karaan Faalada Shabakada Qurbejoog

                        hargaysa 20.Feb 2015 (SDN/QJ)- Doorshooyinku waa dariiq Somaliland ku xidhaya Adduunka intiiisa kale, Waa Nidaam Saamaxaya in Xukunka lagula kala wareego doorasho Xor iyo Xalaal ah,Waa Xuquuq uu Muwaadinku u leeyahay inuu si Qarsoodi ah u codeeyo,si cadna u xisaabtamo waa Mustawe lagu qiimaynayo sida qaran ahaan aynu uga Midho dhalin karno hayaanka geedi socodka…

                        Read More

                          “Umaddani Waxba Garan Maysee Afduubo, Aniga Iga Suuro Geli Mayso Laakiin Mid Iga Dambeeya Ayaa Yeeli Doona” Dardaarankii Maxamed Ibraahin Cigaal

                          Hargeysa 20.Feb 2015 (SDN/QJ)-Afar iyo labaatan sano oo ay haatan cimri ahaan baarka ka goysay, haddana, weli waxay u muuqataa siyaasiyan saqiir raad barad ah oo aan qaan gaadhin. Da, ahaan way koran tahay, laakiin garaad ahaan shacbigu ma yahay mid u bisil danihiisa?. Ma yahay mid garan kara awoodda uu leeyahay?. Maxaa ku dhaca…

                          Read More

                            Wasiir Xaglo Toosiye oo Furay Cisbitaalka Sheekh Abdaal Madheera DAAWO

                            Berbera 20.Feb 2015 (SDN/QJ)-  Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleeban Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Si rasmi ah Waxa uu Xadhiga uga Jaray Qaybo Cusub oo lagu soo Kordhiyay CIsbitaalka Degmada Sheekh Abdaal ee Magaalada Madheera ee Gobolka Saaxil. Wasiir Xaglo Toosiye Waxaa Xadhig ka Jarkan ku wehelinayay Maamulka Gobolka Saaxil,Madaxda Caafimaadka ee Gobolkaas. https://www.youtube.com/watch?v=TCE_eVgooOU…

                            Read More

                              “Dawlad midnimo qaran lihi ceeb maaha,annagu ma lihin madaxweyne Siilaanyo iyo Saylicyoow baxa Laakiin” Gudoomiye Faysal C.Waraabe.

                              Oslo 20.Feb 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe ayaa jeediyay khudbad uu kaga hadlay xaaladaha kala duwan ee wadanku marayo iyo marxaladihii uu hore u soo maray. Md. Faysal, oo khudbad u jeediyay jaaliyadda Somaliland ee Norway, wuxuu jeediyay hadalo isugu jira kaftan siyaasadeed oo uu ku ganay Muuse Biixi iyo Maxamed…

                              Read More

                                Xogo iftiimiyey Caqabado hortaagan Shuruudo lagu xidhay Bilowga Sahaminta Shidaalka & Amuska Dawlada

                                London 20  Feb, 2015 (SDN/QJ)- Shirkadda sahaminta shidaalka ee Ophir Energy oo heshiis Shidaal-baadhis ah kula jirta Xukumadda, ayaa la xaqiijiyey inay ganacsade reer Somaliland ah oo iibsada u heshay baaqiga saami ay ku leedahay laba Block ee SL9 iyo SL12 oo ku yaala Xeebaha gobolka Saaxil. Qodobbo ka tirsan Heshiisyada xukuumadda Somaliland la gasho…

                                Read More

                                  Sheeko Cajiib ah “ Sawirka Iyo Ereyada Wiil Yar Oo Faqiir Ah Ayaa Sabab U Noqday In Loo Ururiyo Qaadhaan Ka Badan $1 Milyan”

                                  New York 20.Feb 2015 (SDN/QJ)- Brandon Stanton ah haweenay qaadista sawirrada ku caan ah oo u dhalatay dalka Maraykanka ayaa dhowaan bog ay ku leedahay internet ka oo lagu magacaabo Humans of New York blogger, waxa ay soo dhigtay sawirka wiil yar oo ka mid ah dadka faqiirka ah ee ku dhaqan magaalada New York….

                                  Read More