12 qof oo loo qabtay qaraxyadii Central hotel Iyo Maamulkii Huteelka oo Fariimo adag lagu wargaliyay
Muqdisho 21.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka amniga qaranka ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in dad loo qabtay weerarradii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Wasiirka oo ah guddoomiyaha guddi madaxweynuhu u xilsaaray baarista qaraxyadii shalay ka dhacay hotel Central ayaa sheegay in la qabtay 12 qof oo lagu tuhmay inay ku…
