Hargeysa 20.Feb 2015 (SDN/QJ) Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Axmed Cabdi Falay, ayaa ka warabixiyay weerarkii ay kooxda hubaysani ku qaaday Guddoomiyaha gobolka Awdal Maxamuud Cali Hayste (Ramaax).
Muxuu Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Sanaag ku Macneeyay Weerarkii Badhasaab Ramaax DAAWO?
