Webmaster

    Prof Jawaari oo Shaaca ka qaaday in Mudada Xil Haynta Dawlada federaalka loo Kordhin doono

    Muqdisho 16.Feb 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia Maxamed Sh. Cismaan Jawaari, ayaa sheegay in aanay jiri doonin wax muddo kordhin ah oo ay samaynayso dowladda Soomaaliya marka la gaaro sanadka 2016-ka. Prof. Jawaari ayaa wariyayaasha ugu sheegay Muqdisho  in xilliga u hadhsan dowladda uu kooban yahay uuna ku eg-yahah 2016-ka, isagoo ugu baaqay xukuumadda cusub…

    Read More

      Haldoorka Gobolka Awdal oo Si adag uga hadlay Qiimaha Nabadgalyada Shaaciyayna inay Kalsoonidii Kala Noqdeen Suldaan Wabar DAAWO

      Boorama, 16,Feb 2015 (SDN/QJ):- Kulan lagaga hadlayey nabadda iyo horumarinta ayaa shalay lagu qabtay huteel Rays ee magaalada Boorama, kaas oo ay soo qabanqaabiyeen arday ka socotay kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Cammuud. Kulankan oo ay ka soo qaybgaleen Salaadiin, Cuqaal, Masuuliyiinta Jaamacadda Cammuud, Culimaa’uddiin iyo waxgarad kale ayaa markii u horreysay muddo sannado ah…

      Read More

        Diyaarad Walxo aan la Aqoonsan Cirka kaga soo riday Deegaano ka Tirsan Gobolka Hawd iyo Xukuumada oo ka aamustay

        Hargeysa, 16 .February, 2015 (SDN/QJ)- Walxo aan la aqoonsan oo ay diyaaradi Cirka ka soo gantay oo dhaliyey olol iyo dhawaaq dheer oo cabsi galiyey dadweynaha ayaa toddobaadkii hore ku soo daatay deegaanka Laanta-qalloocan oo Koonfur-Galbeed ka xigta magaalada Balli-cabane oo ka tirsan gobolka Hawd. Dadweynaha ku nool deegaanka Laanta-qalloocan oo Wargeyska Himilo la xidhiidhay,…

        Read More

          Xaflada Soo Dhaweyn Ah oo Xisbiga waddani Laanta Sweden uu Sameyn Agaasimaha Xarunta Guud ee Xisbiga Wadani ,,,Marwo Yaasmiin Rayga

          Stockholm Feb 15, 2015(SDN/QJ)-Xisbiga wadani  laanta sweden ayaa habeenkii xalay ahayd xaflada caasho sharaf ah uu sameyeey agaasimaha guud ee xisbiga wadani  marwo yasmin raygal .xafladasiii oo ka dhacaday magaalada madaxda dala swden stochholm   xalfada oo ahayd mid sii heer sare ah loo soo agaasimay  waxa ka soo qeyb galay dhaman guddiyada xisbiga wadani…

          Read More

            sixid maqaalkii cali coomey ee taariikhda wargaysyada ka soo bixi jirey somaliland

            SIXID qoraalkii ahaa (Sooyaalka Wargaysyadii Ka Soo Bixi Jiray Somaliland 1949-kii ilaa 2015-ka. Aasaaskoodii iyo Tifaftirayaashoodii ) Waxaa dhawaan soo baxay qoraal uu qorey Cali cabdi coomey qoraalkan oo qoraagu kaga hadlayay taariikhda wargaysyadii ka soo bixi jirey Somaliland tan iyo waqtigii gumaysiga. Waxa igu kalifay maqalkan inaan qoro kadib markii aan arkay in coomey…

            Read More

              Somali official killed in Mogadishu shooting

              A Somali official was killed by unknown gunmen in western Mogadishu, eyewitnesses said. Militants killed Youssef Siyad, an official with Somalia’s ministry of planning and international cooperation, while on his way to work, eyewitnesses told The Anadolu Agency. Security forces arrived at the site of the incident and arrested several people as potential suspects, the…

              Read More

                Summit tackles terrorist recruitment in U.S

                MINNEAPOLIS — Prosecutors and civic leaders from several U.S. cities will convene at a White House summit this week to discuss ways of countering violent extremism, eager to share ideas on how to shut off terrorist-recruiting pipelines that have sent Western fighters to conflicts in the Middle East and Africa. The U.S. attorney’s offices from…

                Read More

                  Daawo:Mujaahid Cali Guray Oo Ka Dhawajiyey Inaan Wax Doorasho Ahi Dalka Ka Dhici Doonin

                  Hargeisa 15/2/2015(SDN/QJ) cali guray oo ka hadlay xaalka dalka ka taagan hada iyo doorasho la’aanta la filayo dhanka kalle isagoo cali guray ka hadlay xayiraada dib oo saaray wargeyska hubaal isagoo eedaas oo dhan dhakada uga riday inanka uu sodoga uyahay madaxweyne siilaanyo (morgan) https://www.youtube.com/watch?v=J2PbPnuXIRg Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                  Read More

                    Masuuliyad Darrada Haysta Wasaarada Warfaafinta Somaliland iyo Xukumada Siilaanyo Iyo Wariye Siciid Faarax Cagjar Oo Ka mida Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Mudo Dhan Laba Todobaad Iyo Badh Xaalad Caafimaad Daro U Jiifa Cusbitaalka Adna Hospital Ee Magaalada Hargeysa

                    Hargeisa 15/2/2015(SDN/QJ)Wariye siciid faarax cagjar oo kamida ahaa saxafiyiintii ka hawl gali jirtay idacaadii radio horyaal ee ku hadli jirtay afka xisbiga kulmiye haatan ka tirsan wargeysaka dawan media group ee kusoo baxa afka dawlada somailand ayaa mudo dhan laba todobaad iyo badh u jiifa xalad caafimaad daro cusbitaalka adna adan hospital ee magaalada hargeysa….

                    Read More

                      Khilaafkii Ugu Foosha Xumaa Oo Markale Ka Dhex Curtay Wasiir Cukuse Iyo Maareeyaha TV-ga Qaranka Iyo Wareegtooyin Isku Liddi ah la is weydaarsaday

                      Hargeysa:Feb,15,2015(SDN/QJ)-Khilaaf foolxumo badan, ayaa mark kale ka dhex  curtay Maareeyaha TV-ga qaranka  Khadar Cali Gaas iyo Wasiirka Warfaafinta Cabdilaahi Maxamed Daahir(cukuse), kaas oo salka ku haya Bandhig-hibeed dhawaan TV-ga laga bilaabay. Barnaamijka la isku haysto, ayaa lagu magacaabaa  Bandhig-hibeed, waxana uu wasiirku sheegay inuu noqday mid maamulxumaystay oo wax badani ka khaldan yihiin. Wasiir cukuse…

                      Read More

                        Wasiir Xirsi Oo Ku Simbiririxday Jawaab Uu Ka Bixinayey Wareejinta Dekedda Berbera Oo Hadalkeedu Taagan Yahay

                        Hargeysa:Feb,15,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa markii ugu horraysay Jawaab ka Bixiyey Warar isa soo taraya oo sheegaya in dekedda Magaalada Berbera lagu wareejinayo Shirkadda Palore oo laga leeyahay Dalka Faransiiska. Wasiir Xirsi oo u warramay Idaacadda BBC-da, ayaa sheegay inaanay jirin wareejin la xidhiidha dekedda Berbera oo ilaa iyo Haatan dhacday,…

                        Read More

                          Boko Xaraam oo dalkii sadexaad weerar jack u siiyay

                          Ngouboua Feb 15,20159SDN/QJ)-Kooxda Boko Xaraam ee ka dagaalami jirtay dalka Nigeria ayaa maalinimadii shalay weerar degaan ka mida dalka Chad. Weerarkan ayaa noqonayaa mid ay kooxda Boko Xaaraam ka fuliyaan gudaha dalkii sadexaad ee dhaca gobolka Galbeedka Africa. Boko Xaraam oo kolkii hore dagaalkooda ka bilaabay Nigeria ayaa sidoo kale dalalka Cameroon iyo Chad ku…

                          Read More

                            Toogasho lala beegsaday Goob loogu dabaaldegayay wax loogu yeeray Xoriyatul Qoolka, balse loogu dabaadegayay Aflgaadada Nabigeena Suuban (NNKH)

                            Copenhagen Feb 15, 2015(SDN/QJ)-Dlaka Denmark ayaa shalay gelinkii danbe ruux hubeysani raasas la beegsaday goob ku taal casimada dalkaa oo lagu qaban lahaa xaflad loogu dabaaldegayo xoriyatul qoolka oo ay isugu imanayeen ashqaas ku can baxda shaacinta sawiro gef ku ah nebi Maxamed (NNKH). Ninka toogashada geysat oo aan la aqoonsan isla markaana haatan la…

                            Read More

                              Xukuumadda Kenya Oo Si Xoog ah Hawada Uga Saartay 4-TV Oo Dalkaas Laga Lahaa Iyo Sababaha Keenay

                              Nairobi:Feb,15,2015(SDN/QJ)-Dagaalka ka dhex oogan Tv-yada dalka Kenya iyo xukuumadda waddankaas, ayaa cirka isku shareeray kadib markii la sheegay in mulkiilayaasha TV-yadu ay diideen inay u hoggaansamaan amar dawladda kasoo baxay. Amar kasoo baxay Wakaaladda Isgaadhsiinta dalka Kenya, ayaa Hawada lagaga saaray afar kamid ahaa Tevefiishanada ku yaalla Waddanka Kenya oo lagu eedeeyey amardiiddo. Taleefishinada hawada…

                              Read More