” Waan la dagaallamaynaa musuq-maasuqa” Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud
Berlin 14.Feb 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Max’uud ayaa sheegay inay dowladdu si buuxda ula dagaallami doonto musuq-maasuqa Waxaa kale oo uu ka warbixiyay Xaaladiisa Caafimaad. Wareysi uu siiyay Madaxweynaha laanta afka Soomaaliga ee BBC-da, isagoo ku sugan dalka Jarmalka ayuu sheegay in saddexdii sano ee uu xilka hayay aanu…
