Webmaster

    Allay Baday:Wiil 13-Jir ahaa Isagoo Deldelan Meydkiisa La Helay Iyo Shacabka Oo Weeraray Saldhigii Magaalada

    Allaybaday:Feb,15,2015(SDN/QJ)-Shacabka Magaalada Allabay ee Deegaanka Wajaale, ayaa si weyn uga cadhooday Wiil 13-jir ahaa oo maalintii shalay meydkiisa laga helay Beer Halkaas ku taalla xilli uu geed kasoo deldelnaa. Wararka ayaa sheegaya in wiilka lagu dhex deldelay beer dhexdeed, shacabkuna ay cadhadii arrintaas ka dhalatay ku weerareen saldhigii ciidanka, iyagoo ku eedeeyey inaanu diyaar u…

    Read More

      Daacish Oo Dariiqyada Kirkuk Kusoo Bandhigtay Askar Kurdiyiin ah Oo Qafasyo Ku Dhexjirta

      Kirkuk:Feb,15,2015(SDN/QJ)-Kooxda Isis ee Dalalka Ciraaq iyo Syri ka dagaallanta, ayaa Dariiqyda Magaalada shidaalka caanka ku ah ee Kirkuk, ay kusoo bandhigeen Tiro kamid ah ciidamada Kurdiyiinta oo qafasyo waaweyn lagu soo dhex xidhay. Cajalad video ah oo socotay muddo 4 daqiiqo ah ayaa lagu soo bandhigay baraha bulshada dagaalyahano Peshmerga ah waxana ay xidhnaayeen dareys…

      Read More

        Cities take anti-extremism efforts to White House

        INNEAPOLIS (AP) — Prosecutors and civic leaders from several U.S. cities will convene at a White House summit this week to discuss ways of countering violent extremism, eager to share ideas on how to shut off terrorist recruiting pipelines that have sent Western fighters to conflicts in the Middle East and Africa. The U.S. attorney’s…

        Read More

          Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Leh Oo Loo Geystay Dad Ku Hawllanaa Arrimaha Sawir-gacmeedka Dalka Denmark

          Copenhagen:Feb,15,2015(SDN/QJ)-Shir lagaga hadlayey Farshaxanka iyo Xorriyatul-qawlka oo lagu qabtay Magaalada Copenhagen ee Dalka Denmark, ayaa rasaas lagu furay, waxana ka dhashay Khasaare dhimasho iyo dhaawac iskugu jira. Dadka ka qayb-qaadanayey kulanka waxaa ka mid ahaa kartooniiste la yidhaahdo Lars Vilks oo u dhashey dalka Sweden, ninkan ayaa muddooyinkii danbe la ilaalinaayey kadib markii uu sawiro…

          Read More

            Xukuno lagu Riday Shirkadii Daabacday Waraaqihii Codbixintii Doorashadii Deegaanka ee Somaliland iyo Dalal kale

            London, 15Feb, 2015 (SDN/QJ)- Maxkamad ku taala degmada Southwark oo ka tirsan magaalada London, ayaa soo gebo-gabaysay wejiga koowaad ee dacwad musuq-maasuq oo loo haystay Afar sarkaal oo ka tirsan shirkadda Smith & Ouzman oo qaadatay qandaraaska daabacadda Agabka Doorashooyinka dhowr waddan oo Somaliland ku jirto. Guddoomiyaha Shirkadda Christopher John Smith iyo Inankiisa oo lagu…

            Read More

              Ergadii ka soo Kicitintay Buuhoodle oo Ku Kala Qaybsamay Sii Daynta Jaamac Kuutiye “oo falal argagixiso u Xidhan” Inay La Hor Tagaan Madaxweyne Siilaanyo & Beelo Kale oo Fadhiga ka soo Kacay

              Hargeysa, , 15 Feb 2015  (SDN/QJ) Weftigii Cuqaasha iyo Odayaasha reer Buuhoodle ee wada xaajoodka u yimi Hargeysa oo Shalay Gelinkii hore la kulmay Madaxweyne Siilaanyo, ayaa la sheegay inay isku qabteen waxa ay la hor tegayaan xukuumadda. Warar laga soo xigtay illo ku dhawdhaw weftiga ayaa tibaaxay, in weftiga la dejiyay Huteelka Iskaandaneefiyan ee…

              Read More

                Wasiirka Warfaafinta oo ka Hadlay Cod baahiyihii Weynaa ee Radio Hargaysa oo Hawada ku soo noqday kadib markii la Cilad tiray DAAWO

                Hargaysa 15.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa shahaadooyin gudoonsiiyay shaqaalaha Warlaliyaha Idaacada Weyn ee Radio Hargaysa oo in mudo ah tababar ku qaadanayay Xarunta Wasaarada Warfaafinta. Wasiir C.laahi Cukuse ayaa Sharaxay Asbaabihii ay Mudada Bilaha ah u fadhiday Idaacada weyn ee Radio Hargaysa.

                Read More

                  “Warbaahinta ayaa qoraysay wuxuu la kulmay Madaxweyne Siilaanyo, oo waxaa loo dhiibayaa jagadda Wasiir Xagletoosiye,” u Qaybsanihii Khaatumo ee Arrimaha Gudaha

                  Buuhoodle, 15 Feb 2015 (SDN/QJ)-U Qabsanihii hore ee Arrimaha Gudaha ee kooxda Khaatumo Yaasiin Axmed Sulub, ayaa beeniyay warar sheegayay inuu ololaynayo inuu xil wasiir ka doonto Somaliland, isla markaana la tuhunsana in xubno xukuumadda Siilaanyo ka mid ahi u wadeen sidii loogu bedeli lahaa Wasiirka Caafimaadka. Yaasiin Axmed wuxuu sheegay inuu Hargeysa yimi oo…

                  Read More

                    Nin Somaliyeed oo Mas’uul ka ahaa Dhimashada 336 Tahriibayaal ah oo Talyaanigu ku Xukumay 30 Sannoo Xadhig ah

                    Pallermo:Feb,15,2015(SDN/QJ)-Muwaadin Soomaaliyeed ayaa Maxkamad ku taalla Dalka Talyaanigu waxa ay ku xukuntay Xadhig Soddon ah, kadib markii lagu helay Dambiyo hore loogu haystay. Muwaadinkan oo magaciisa lagu sheegay Maxamuud Cilmi Muxudiin, waxan muddo gacanta ku hayey Ciidamada Talyaaniga oo ninkan ku haystay dambiyo ka dhan ah Nolol Bani’aadam. Ninkan, ayaa waxaa lagu eedeeyay inuu ka…

                    Read More

                      Baanka Somaliland oo Ka Hadlay Xawaaladaha uu Maraykanku Xanibay DAAWO

                      Hargaysa 15.Feb 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Baanka Dhexe Cabdi Dirir Cabdi ayaa Xogwaran uu siiyay Warbaahinta Waxa uu ku sharaxay Habsami u socodka hawlaha shaqo ee baanka. Gudoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland waxaa kale oo iftiimiyay nuxurka qoraal uu madaxweyne Axmed Siilaanyo u diray Safiirka Dawlada Maraykanka u fadhiya Nairobi oo ku Saabsan Lacagihii ay dadka…

                      Read More

                        Mujaahid Cali Guray oo Warqad Furan Markii u Horaysay u Diray Madaxweyne Siilaanyo iyo arimaha ay Koobsatay

                        Hargaysa 15.Feb 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mudane Cali Maxamed Yuusuf Cali Guray ayaa Markii 1aad Waxa uu Warqad furan u diray Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo . Nuxurka Warqadan furan ayuu Cali Guray Madaxweynaha ugu soo jeediyay Sidii uu doorasho Xor iyo Xalaal ah dalka uga qaban…

                        Read More

                          ” Afar Sanno ka Hor ayaa Xukuumadan lagu wareejiyay Dal iyo dad nabadqaba oo Midaysan,Maantana waxaa loo Jeedaa Dildilaaca ka Muuqda” Cali Sanyare

                          Hargaysa 15,Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii qorshaynta iyo xidhiidhka caalamiga ah ee xukuumadii Rayaale Md. Cali Ibrahim Maxamed (Cali-sanyare) ayaa Madaxweyne Siilaanyo ku dhaliilay inay xukuumadiisu kala daadisay isku xidhnaantii iyo isku duubnimadii Somaliland ee uu Madaxweynihii hore ku wareejiyay markii uu doorashada KULMIYE ku guulaystay. Md. Cali-Sanyare, oo aanu hore idiinku soo gudbinay laba qaybood…

                          Read More

                            Maxay yihiin Badeecadaha dawladda Itoobiya wakhtigan kala soo degayso Dekedda Berbera?

                            Addis Ababa, 15 Feb, 2015-(SDN/QJ)- Xukuumadda Itoobiya, ayaa shaaca ka qaadday inay si rasmi ah u bilaabeen isticmaalkooda Dekedda magaalada Berbera ee dalka Somaliland, isla markaana badeecadihii u horreeyey oo xaddi badani ka soo degi doonaan maalmaha soo socda, balse werwer ka haysto xaaladda waddooyinka oo wax-ka-qabashadooda ay iskaashi ka leeyahiin Xukuumadda Somaliland. Wasiirka Gaadiidka…

                            Read More

                              “Waxaad moodaa in Qabiilku la dhashay Shirkii lagu qabtay Gar-adag ee lagu yidhi haddaanu reer hebel nahay Madaxweynahan maanta ha naloo doorto ….” Eng Maxamed Xaashi

                              Hargeysa 15.Feb 2015 (SDN/QJ)-Eng. Maxamed Xaashi Cilmi,Wasiirkii Maaliyadda Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa Xukumadda ku eedeeyay mid la kawsatay Qabyaaladda, islamarkaana Xukumaddii Rayaale kaga fiicnayd wadajirka Umadda. Md. Xaashi oo u waramay weriye Aadan Cabdi Ciidle oo ka tirsan HCTV, wuxuu yidhi “Horta Waxaa nasiib daro ah, Maamulkii Rayaale ee Maamulkan ka horeeyay xagga lacagta maahee,…

                              Read More

                                khatarta iyo sirta ka dambaysay VALENTINES DAY oo ah maalin sanad kasta la xuso,hadaba waxa sharaxaya Sheekh SHibli DAAWO

                                Hargaysa 15.Feb 2015 (SDN/QJ)- Bisha February 14-keeda oo Shalay ku Beegnayd ayaa qaybo ka mid ah Caalamku u aqoonsan yahay  inay tahay Maalintii Jaceylka Aduunka (Valentine’s-Day), waxaana la isku diraa Salaamo, Ubaxyo qurux-badan, iyo Hadiyado qaali ah oo ay is-dhaafsadaan Lamaanayaasha is-jecel, iyo kuwa isqaba. Hadaba maxay tahay ujeedada dhabta ah ee ka dambeysa munaasabadan…

                                Read More